maakhiri1 Posted June 5, 2022 2 hours ago, Miskiin-Macruuf-Aqiyaar said: Amin Amir NAILED IT!, the M0ryaan culture is far more dangerous than shabaab Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted July 27, 2022 In the recent days, kuwii afka duubnaa are making unbelievably major waves. Is Mahad Salaad and Imaaraadka facilitating and helping these argagaxiso already? Many basaasiin ayaa dalka soo galay in the last two months. Big qarax in Jowhar ten days ago. Another big qarax in Marko today that killed guddoomiyaha degmada, who also fought for many years reero isbaaro. Also the current dagaal in Soomaali Galbeed by these argagaxiso who crossed from Bakool and Hiiraan. Qarax Ismiidaamin ah oo goordhaw lagu dilay guddoomiyahii degmada Marka Warar hordhac oo haatan kasoo baxaya qarax Ismiidaamin ah oo goordhaw ka degmada Marka Caddey ee gobolka Sh/hoose ayaa sheegaya in qaraxaasi uu ku dhintay guddoomiyahii degmada Marka Cabdullaahi Cali Waafoow iyo xubno kale oo ka tirsanaa maamulka degmada Marka, askar iyo dad shacab ahaa. Qaraxa Ismiidaaminta ayaa la sheegay inuu ahaa mid aad u xoogan oo laga maqlay guud ahaan magaalada Marka, waxaana tirada dhimashada lasoo sheegaya iney kor u dhaaftay 10 ruux, islamarkaana uu dhaawaca intaasi ka badan yahay, sida ay kusoo waramayaan dadka deegaankaasi. Xaalada magaalada Marka ayaa haatan ah mid aad u kacsan, waxaana goobta qaraxa uu ka dhacay isku gadaamay ciidamo ka tirsan kuwa amniga magaaladaasi, mana jirto wax war ah oo kasoo baxay saraakiisha amaanka degmada iyo maamulka gobolka Sh/hoose oo ku aadan qaraxa goordhaw gilgilay magaalada Marka Caddey. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Qurac&qansax Posted July 28, 2022 17 hours ago, Miskiin-Macruuf-Aqiyaar said: qaraxaasi uu ku dhintay guddoomiyahii degmada Marka Cabdullaahi Cali Waafoow iyo xubno kale oo ka tirsanaa maamulka degmada Marka, askar iyo waxaa soo baxaya in Mahad Salaad iyo dadkiisa ka danbeeyeen, oo Alshaydaan la adeegsaday, dhul baa laysku haystaa. Ninkaan Waa dadka meesha degenaa, dadka kalena waa dad soo guuray. Ilaahay ha u naxariistor. Quote Share this post Link to post Share on other sites
galbeedi Posted July 28, 2022 Under HSM, between 2012-14 the national army led by Goobaanle was used to rob land and kill the Shabeelaha Hoose locals. These locals had break for the last five years and became in charge most of the major districts from Marka, Qoryooley and Baraaw. Now the Mooraayan are back and they just began by killing the mayor of Marka Cadeey. They are unhinged . most of us didn't understand, but some of the major reasons they opposed Farmaajo was he denied their monopoly to use the army for their interest. Laftagareen must stop these criminals before they destroy KG Quote Share this post Link to post Share on other sites
maakhiri1 Posted July 28, 2022 Marxuumka Eebe ha u naxariisto, M0ryaan are back, locals must be watchful Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dalmar1 Posted July 28, 2022 Its funny how Alshabaab have claimed publicly that they killed Waafow, but the loomaoyaans on this site are here once again displaying their open qabyaalad accusing, attacking and insulting a whole qabiil just to score points. But fortunately for the rest of us, these qabilisteyaal loom-oyaans have no power nor the capabilities to anything beside their online hooliganism. Abuu Muscab oo shaaciyey sababtii ay Al-Shabaab u dileen guddoomiye Waafow - Caasimada Online WWW.CAASIMADA.NET Muqdisho (Caasimada Online) – Afhayeenka howlgallada kooxda Al-Shabaab Cabdicasiis Abuu Muscab ayaa ka hadlay dilkii maanta Marka loogu geystay guddoomiyihii degmadaas Allaha u naxariistee... WALEE SOOMAALIDA QABYAALAD AYAA HALKAAS DHIGTAY Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted July 28, 2022 9 hours ago, galbeedi said: Under HSM, between 2012-14 the national army led by Goobaanle was used to rob land and kill the Shabeelaha Hoose locals. These locals had break for the last five years and became in charge most of the major districts from Marka, Qoryooley and Baraaw. Now the Mooraayan are back and they just began by killing the mayor of Marka Cadeey. They are unhinged . most of us didn't understand, but some of the major reasons they opposed Farmaajo was he denied their monopoly to use the army for their interest. Laftagareen must stop these criminals before they destroy KG Waa runtaa moooryaantii Mahad Salaad camal ah ayuu dagaalo kaga xoreeyey deegaanada Shalambood, Marko iyo Lambarkonton sanadihii 2013-14. Here asagoo marxuumka moooryaantii xilligaas runta u sheegaayo sanadkii 2014: Jeneraal C/llaahi Waafow: ”Wacad ayaan ku marnay in aan dadkeena & deegaankeena ka difaacno moooryaanta Axmed Diiriye uu soo diray Guddoomiyaha degmada Lambarkonton Jeneraal C/llaahi Cali Axmed Waafoow ayaa sheegay in Ciidamada deegaanka ay la wareegeen deegaano badan oo katirsan gobolka Shbabeelada Hoose hadana ay u hartay magaalada madaxda gobolka. Waxaa Jeneralka su’aal laga weydiiyay hadal kasoo yeeray Axmed Diiriye, waxaa uu ka yiri Axmed Diiriye Shabeelada Hoose in uu isbaaro dhigto anaa u diiday Oo C/llaahi Waafoow ah. Axmed Diiriye hala gaarsiiyo warkeyga isaga iyo beeshiisa kuma dhex noolaan doonaan dhulka beesha ***, waxaan leeyahay Axmed Diiriye waxaad Shabeelada Hoose kasoo doontid waa geeri, mana laga yaabo in laguugu aaso lafahaagana waan gubi doonaa. Sidoo kale Jenaral Waafoow ayaa fariin adag u diray kuwa garabka u ah moooryaanta *** oo mar walbo ku dhinta gobolka iyagoo difaacaya ***. "Waan ognahay inta u kaalmeyso moooryaanta **** waana la xisaab tami doona," ayuu yiri Mr. Waafow. Mar su’aal laga weydiiyay waxa uu ka aaminsan yahay waxa loogu yeero Shabeelle State, ”Adeer waxaas hana weydiinana maxaa la yiraahdaa Shabeelle State ma wax caruurta lagu dheeliyaa." Dhanka kale Jenaral C/llaahi Waafoow waxaa uu tilmaamay in Xasan Culusow uu qeyb ka yahay dagaalka lagu soo qaaday Beesha ****, waxa uu cadeeyay Waafoow hubka lagula dagaalayo shacabka beesha **** in laga soo bixiyo baqaarada Villa Baydhabo iyo Madaxtooyada. Xigasho Quote Share this post Link to post Share on other sites
Duufaan Posted July 28, 2022 This was expected and warned. Mahad controls NISA and his cousin Karatey is the facto leader of Alshabaab. These two will target anyone they preserve enemy and against their interest. It just beginning but there are other like Alidheere, Kaboweyne and the fight of moqdisho dominance already started.Dangerous time ahead. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted July 29, 2022 This is a full-scale terror operation facilitated by Mahad Qalaaye. The latest: Qarax lagu dilay Wasiirkii Caddaaladda Maamulka Koonfur Galbeed oo Maanta ka dhacay magaalada Baydhabo Wararka ka imaanaya magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ayaa sheegaya in goordhaw uu halkaasi ka dhacay qarax Miino oo lagu aasay afaafka hore ee masaajidka lagu magaaco Mubashir oo ku yaala xaafada Wadajir ee magaalada Baydhabo, xili laga soo baxay Salaadii Jimcaha. Wararka hordhaca ah ee soo baxaya ayaa sheegaya in qaraxa uu ku geeriyooday Wasiirka Caddaaladda maamulka Koonfur Galbeed Sheekh Xasan Lugbuur iyo dadka kale oo shacab ahaa, waxaana sidoo kale waxyeelo kasoo gaartay dad gaaraya toban ruux oo uu ka mid yahay wiil uu dhalay Allah u naxariiste Wasiirka dhintay. Qaraxa ayaa la sheegay inuu ahaa miino nooca dhulka lagu aaso, islamarkaana laga hago meelaha fog fog, waxaana la tilmaamay in qaraxa ujeedkiisa ugu weyn uu ahaa mid la doonayay in lagu khaarajiyo Allah u naxariiste Wasiir Sheekh Xasan Lugbuur oo la sheegay inuu ka mid ahaa Jameecadda ku Tukaneysay Masjidka oo ku yaalay meel aanan ka fogeyn hoygiisa. Qaraxaan Maanta lagu khaarajiyay Wasiirkii Cadaaladda Koonfur Galbeed ayaa ku soo beegmaya, xili maalin ka hor Al-shabaab ay qarax Ismiisaamin ah oo ka dhacay magaalada Marka ay ku dileen gudoomiyihii degmada Marko Cabdullaahi Waafoow iyo 11 qof oo kale. Quote Share this post Link to post Share on other sites