Sign in to follow this  
Qac Qaac

qac is here

Recommended Posts

Tuujiye   

Lol@ nuune.. waraa aniga aa igu daba dhuumanee yaah..kkk

Tuujiska, abbaa waa maqley adina mar dhaw aa qatalaw qub lagu sii sanaa, xinif xinif wiif wiif hurguf hurguf aa isoo gaartey, see camal waa laiska war haayaa duqa,
asxaabta dhan waa la wada xaroonaa hadda ani iyo adi lee ka harney familka, anina tooshka kuwaa ku haayaa mar dhaw aan bambaano ku qarxinaa

....

 

lol... Anigaa "Tush" hordhahay miyaa sheekadaada abaabiina..kkkkkkkkkkk

Saas hadee tahay waa ku sugeynaa macalinka.. Gabdhaha meeshaan hadee ogaan lahaayeen in aa taha DR. wee kugu soo shumuumi lahaayeen yaaqee.... Waraa Agent iga dhig nooh..kkkkkkkkkk

 

Nuunka caadi ma tihid walaahi..kkkkkk..

 

Check..lol.. Khalaaska ma ka baqday? lol ani khalaas kiisa leeba hada kudiimaa nooh.. wax yaalaha kale is badalay aa ka daran..Binladen Family aas ninkaan noqde..lol..

 

Amilia, I don't think Qac'Qac knows you.. come back with a name that we all know.. Ani xitaa hada lee iigu kaa horeyso and SOL before me aa timaday..lol.. too many poeple have different names yaaqee..bas bas Khalaas!..lol..

 

Wareer Badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Qac Qaac   

waraa checkmate saxiib khalaas lee mala yaabantahay.. i didn't even start using the other vocabs i have in mind.. abooto..

 

amelia abaydiis duqda thank u, aad iyo aad ugu mahad santahay sida quruxda badan aad ii soo dhaweesay.. laakiin pls shaati badalka maxaa waaye yaakhay.. amelia formely known as what... hee..

 

nuune iyo tuujiye.. yaakhay labadiina caajiib... nothing changes haye, meesha aa wali soo taag taagan tihiin.. nuune thanks bro.. we wait for your xalwad too..

 

tuujiye pls mid xaree lee adi.. tuujiska badan faraha kuguma daalan miyaa waraa adi.. i heard massage therapist aa noqotay hadda, u took ur certificate from uncle woo massage place huh.. waraa hakuu macaanaato.

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

Tuujiska abbaa adiga leen ku guubaabinaa oon ku leeyahay meesha ka dhakhso lee, ha moodin inaan ciyoow wax qarxiyey, shaandha-shaandheeyn lee waaye iyo duur-xul smile.gif

 

Qacoos sxbkiis, aniga iyo tuujiska saan leen ahaaneena geerisheeyn leen wadeenaa guur waa noo danbeenaa

Share this post


Link to post
Share on other sites
Nephissa   

Aniga qofkaan waa ka yaabay! Sanadkii twice intu imaado uu "I'm Back" soo dhahaa. War yur ma taqaan, waa noognay saan welcome kuu dhaheenay. Anaga maxaa na moodaa askartii Afweyne oo daaleeninaa? Bilaa caleek yaakhee!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

Qac iyo nuune waad aragtaan Tiijuye waa cabaaday qoftoo in looraadiyo waaye nooh, tol la'aan aa meesha ku heyso sxiibkeyn, haye kii magac soo gali karo, kii email address soo tuuri karo, kii teleefoon u soo qorikaro, waraa Tuujiyo aan habayno yaakhee.....

 

Tuujiyo too aan kasaa nooh, laakiin waxaa loo kul kululyahay sidii basbaaskii, waxaan ka baqaa inii ku huriso nooh,,,,, :D

 

 

Go figure:.......

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

looooooooooooooooool@wiilo, waa loo baahanyahey tuujiye wax dabkiisa shida oo holciyo, danbas korkiisa haka kaco

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

lol @ Wiilo.. Walaashee waa Iga naxee yaaqee... Laakiin xasad nimadaada waxaa rabtaa in aan dhaho "Ala Bal Balayee" sidii islaan bisbaas kuleel badan cuntay kabacdina musqusha geesay..loool..

 

Waraa Ani hadii bajaq la ii raadinaayo masaajidka hala iiga raadsho.. waxaa la dhahay masaajidka waxaa laga helaa abkee bajaq oo kala nooc nooc eh.. kuwa soo gubtay iyo kuwa wili ceeriin eh.. kuwa dhex dhexaad eh iyo kuwa fuuntoobay.. calaashaan buux nooh...

 

Ps. Wiilo ani dadkii hore aan ahay.. bashqad diroo aan ka danbeeyaa wili.. warqad hala ii soo qoro oo boostada hala ii soo dhigo.. even hadii bajaqda dariska tahay..

 

Wareer Badanaa!!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

Waraa tuujiye waxaan kaa iloobay, qofta wax maqorto nooh, marka sxiib tan waa is maqlaysiin lee nooh, teefanka ii soo dhiibhee aan siiyee qofta (Waxaan ka baqaa inay garan waydo sida loo diro teefankane) waa ku soo wacee nooh..... :D

 

 

Go figure:.........

Share this post


Link to post
Share on other sites
Qac Qaac   

wiilo loool wallaahi hala huriyee dee yaakhay loool..

 

raula walaashiis thanks, wali majoogtaa maaha kheer waaye..

 

lod.. legend of doom adigana wali waa iska xaadirisaa inlee meesha..

 

tujwania bisinka magaca malagaa iibsaday walaashiis/ walaalkiis i don't know even know which gender u play for but calaa kulli xaal barasho wanaagsan loool..

 

waraa tuujiye adi wali gabdhaha masaakiinta oo ilaahooda raba in ee u cibaadeestaan aa lagu daba dhigay haye, masaakiinta yaakhay masaajidka haka leexin ee leerta sii nooh..

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this