Sign in to follow this  
Qac Qaac

qac is here

Recommended Posts

Qac Qaac   

Hi and hello, wazz up u all... well is being a long time since i wrote something on one of these forums.. although i had no time to come to website. but i missed it and the nomads here..

anyways nin ween aan ahay ma ooyn garee laakiin waxaan idin lee yahay.. kuligiin waad salamantihiin dadka intii horay aan uqaanay, iyo inta gadaal ooga soo darsoontay our family here..

salaan khatar cadiim ah iga gaadrsii, juxa, dawoco, tuujiye, nuune, nafta, nova, basra, dadka wee badanyihiin lama soo koobi karo, laakiin kuligiin.. wiilo, most of the guys, and woman here, checkmate.. kulli yaakhay.. khalaas..

Share this post


Link to post
Share on other sites
Qac Qaac   

yaakhay waad ujeedaan that i even forgot how to post topics in here lool.. double posted the topic.. sorry adminka aka madaxweenaha iyo koofiyad guduudiisaba.. ok hee naga gambiso i already said sookhii

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

Waraa Qac Qaac you still remember my name huh?, just kidding :D , waraa waxaa la dhahay qoftoo aa xaraysatay Qac Qaac, waan ku farxay sxiib, welcome to the Family life man,,,, ani kaligay lee maa xanoonaa yaaqee... Soo fariiso aan is waraysanee, qacwa maan ku siiyaa mise Shaa? Welcome back sxb...

 

 

Go figure:..................

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

Waraa Qacoos wlc back sxb.. Waa u jeedaa wili meeshaan Wiilo oo dabagaab kistoo hada la dheereeye oo holof holf wadato iyo anigoo sidii quunsi camal u la bisan aa soo taagan.

 

Wiilo Family aa la wada yeeshay dadkii dhan..aniga ma ahee.. reer Baro aniga lee wili faqad ka eh inta kale dhan hilibkood waa aamay..kuwana kawaanka ee saaran yihiin nooh..

 

PS. waraa qac, meeshaan (Woman) maxaa ugu soo qoree laabitaankaada kaalay..xaaslee in aa tahay ma is ilowday?..kkkkkkk

 

 

Wareer Badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

Waraa soo dhawoow, markaa kistoo soo naffistey aa na soo xasuusatey miyaa smile.gif

 

Tuujiska, abbaa waa maqley adina mar dhaw aa qatalaw qub lagu sii sanaa, xinif xinif wiif wiif hurguf hurguf aa isoo gaartey, see camal waa laiska war haayaa duqa, asxaabta dhan waa la wada xaroonaa hadda ani iyo adi lee ka harney familka, anina tooshka kuwaa ku haayaa mar dhaw aan bambaano ku qarxinaa

Share this post


Link to post
Share on other sites

Qac, you're not welcome in my books. Take you married behind back to the bedroom!

 

No matter how many times I welcome you, congratulate you and shower u with all these nice compliments, I still never get a shout-out... always just the qaxooti crew. :mad:

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^ Adiga kaligaa uu hada topic kuu furaa hadaan qac aqaano aniga. :D

 

Originally posted by Qac Qaac:

 

khalaas..

Af carabiga ayaaba i dilay...LooL..sxbkeey welcome back hee..mabruuk neh iga hoo.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Pucca   

welcome back! and congrats once again...any chance we might see pictures? *doesnt hurt to ask...even though his chances of sayin "yes" are slim*

 

 

^_^

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this