Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Xasan Sheekh's first magacaabid

Recommended Posts

Abdi90   

Mucaaradnimo cilmiyeysan oo sal iyo raad leh waa loo bahanyahay, laakin adiga in badan waxaada waa empty emotions with zero facts, you supported Faramaajo igeey/igu sawir president who did almost nothing but personal PR. I become mucaraad on Farmaajo after 2 years of zero TANGIBLE progress that was far bellow what Xassan shekh did before him.

Share this post


Link to post
Share on other sites
1 hour ago, Abdi90 said:

Mucaaradnimo cilmiyeysan oo sal iyo raad leh waa loo bahanyahay, laakin adiga in badan waxaada waa empty emotions with zero facts, you supported Faramaajo igeey/igu sawir president who did almost nothing but personal PR. I become mucaraad on Farmaajo after 2 years of zero TANGIBLE progress that was far bellow what Xassan shekh did before him.

Adeerkaa already waala ilbixiyey by naming agaasimaha madaxtooyada to be qof qabiil kale ka soo jeedaa. He already learned this from madaxweyne Farmaajo whose agaasimiyaal were not from his clans. Markuu jagada haaye 2012-2017 tolkiisa hoose agaasime madaxtooyo u wada ahaa. 

  • Haha - That was funny. You made me laugh! 1

Share this post


Link to post
Share on other sites
Samafal   
1 hour ago, Che -Guevara said:

By the way, can  he run for a third term since his first two terms weren't consecutive.

Is there any law barring him from second, third or even fourth?

Share this post


Link to post
Share on other sites
50 minutes ago, Samafal said:

Is there any law barring him from second, third or even fourth?

If I am not mistaken, there is term limit for presidents 

Share this post


Link to post
Share on other sites
15 hours ago, Che -Guevara said:

If I am not mistaken, there is term limit for presidents 

Intee ka aqrisay, Che? Don't think there is one. Here is qodobyada quseeyo doorashada madaxweynaha ku qoran axdigii qabyo qoraalka ah ee la qoray 2012:

Qodobka 88aad

Shuruudaha Doorashada Madaxweynenimada

1. Waxaa loo dooran karaa xilka Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Muwaaddin kasta oo:

a. Soomaali ah, Muslim ah;

b. Da’adiisu ka yareyn afartan sano;

c. Leh aqoon ama waayo aragnimo u qalanta xilkaas;

d. Dhimirkiisu dhan yahay;

e. Gelin danbi culus oo ay maxkamadi xukuntay.

Qodobka 89aad

Doorashada Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka

1. Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka waa in ay doortaan labada Gole ee Baarlamaanka oo wada fadhiya.

2. Ugu yaraan saddax meelod labo tirada guud ee Gole walba ee Baarlamaanka Federaalka waa inay joogaan u codaynta doorashada Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka , waxaana guddoominaya afhayeenka Golaha shacabka.

3. Waa in ay musharaxnimadiisa u soo jeediyaan fadhiga labada Gole ee Baarlamaanka ugu yaraan toban 20) xildhibaan Golaha Shacabka ama ugu yaaraan hal (1) Dowlad Goboleed.

4. Xubnaha Golaha Aqalka Sare markii ay u codeynayaan dorashada Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka wuxuu qof kasta leeyahay hal cod.

5. Murashax Madaxweyne kasta waa in uu ku dhawaaqa oggolanshaha musharaxnimada waana in uu soo bandhigaa barnamjkiisa doorashada.

(a) Codeynta doorashada Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka waa qarsoodi;

(b) Labada Gole ee Barlaamanka Federaalka waxay Madaxweyne u dooranayaa murashaha ku guleeysta seddax meelod laba xubnaha Laba Gole;

(c) Haddii murash ku guuleeysan waayo waxaa codeyn labaad loo qaadayaa afarta murash ee ugu cod badan waxayna ku kala guleeysanayaa seddax meelood laba;

(d) Haddii murashna ku guleeysan waayo codbixinta laabad waxaa codbixin seddaxaad loo qaadayaa laba murashaxiin ee ugu cod badan waxaan Madaxweynenimada ku guleeysanaaya murashaha hela a aqlabiyada tirada guud ee xubnaha Barlaamanka.

Share this post


Link to post
Share on other sites
21 minutes ago, Che -Guevara said:

MMA, Arafaat,

Thanks.

Another appointment 

 

Anti-Farmaajo mucaarad social media ka qeylinooyaan, iskaba dhaaf dadkii kale caadiga ahaa maadaama dastuurkii ciyoowba la jabiyey maalin cad:

Screenshot-20220524-103229-com-opera-bro

 

283924501_175500258244683_30075175302828

  • Haha - That was funny. You made me laugh! 1

Share this post


Link to post
Share on other sites

As of now,  hsm appointees are all 'tolka'  exception being he fellow from Koonfur Galbeed.  Some are apparently his kin. 

Hopefully,  this isn't the new HSM.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.