Sign in to follow this  
Deeq A.

Mareykanka oo beeniyay inuu martiqaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

Recommended Posts

Deeq A.   
20220519_192525.jpg?resize=702%2C475&ssl

Mareykanka ayaa ka hadlay war saacadihii la soo dhaaday la isla dhexmarayay oo sheegayay in Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden uu casumay Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud.

Safaaradda Mareykanka ee Muqdisho ayaa qoraal kooban oo ay soo dhigtay barteeda Twitter-ka ku cadeysay inaysan jirin casuumaad rasmi ah oo Madaxweynaha Mareykanka uu u fidiyay Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, si uu u booqdo Washington, DC.

Dowladda Mareykanka waxay sheegtay inay ka warqabto in madaxweynaha Soomaaliya uu si weyn ugu howlan yahay dhismaha dowladdiisa.

United States Embassy Mogadishu clarifies there is no official invitation from the U.S. President to Somalia President @HassanSMohamud to visit Washington, DC at this time. The U.S. government is aware that Somalia’s president is intensely engaged in setting up his government.

— U.S. Embassy Mogadishu, Somalia (@US2SOMALIA) May 19, 2022

PUNTLAND POST

The post Mareykanka oo beeniyay inuu martiqaaday Madaxweyne Xasan Sheekh appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this