Sign in to follow this  
DeadlyVision

My Somali Poem

Recommended Posts

My Somali Poem and it's not a Song

My Somali Poem and it's not a Song

Not a Song

..

Hit it!

 

Ragii hore raadkooda aan raadino

Roob waa biyo daruuraha bee raacijireen

Rabi mooye ruux kale kamacabsadeen

Raas abwaano iyo geesi kakooban

Rabsho xalin mooye Rabish kumeena dhaqaaqijirin

Ragi hore raadkooda aan raadino

Rabiic iyo Raage la dhahi jiray

Rufiyaan udhaweeyn kafogaay been

Raacijiray geel aad ujeclaay Haweeyn

Rafaad baan kusasay

oo maalinwaliba waa habeeyn

Raaxo baan kuriyoodey

oo habeeynwaliba waa maalin

Radiyooga lagasheegay lagamaqlay idaacadwaliba

Ragi hore raadkooda aan raadino

Aan Raadino...Aan Raadino Ragi Hore Raadkooda Aan Raadino

Raadino Raadino

 

 

My 1st Somali Peom... Do judge

From Maskax to Page!

 

Bless in Bliss

 

~1~

DV

PME

 

 

None Understand This, It's Like They've All Gone Brandish!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Waraa, D.v soomaaligaagu saan inuu u wanaagsanaa

uma filaneynin?Kalmado cajaa'ib ah baad ku hadashay.Maxaad ka qabtaa in aan kuugu darsado

aragtideena kala duwan?let me have try..Ehem.

 

 

Ragii hore raadkooda aan raadino

Ragan jooga maanta madhaamaan Ri Rimane

Rabiyow Raxmaanow Ruuxii ku Rumaysan Raali gali

Raadkii Ragii horeeyey mid soo Rabaaseyso ma ehee

Rabshada Rucleynasa Ragii naga horeeyey baan ka Reebanay

Raadkoodan baas yaa raaci Rabay?kolay anigu ma'Rabin

Ragatinimadaydu, mid xanyaha Riixo ma Roorsanee

Raashinkan sacabyadeyda ku Raseysan Rabi baa iigartoo,Ragii hore iima Reebin

Runtii kuma Rumeysanee,Reer xamar Ra'yigii

Ri' foolaneysa uma Raadsheen.

Raali naqoo fikrado kala Rogan iyo

Roob hilaac Sita wadnaha uma Ronee

Hadal carfoon sidii Rooxaantii

Rag kuma wada Raaxeysaanee.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Runtaa ala waa runtaa

Raqiis ha moodin rabi ba raxmada hayoo

Raac Ragi hore raadkooda aan raadino

Roor kudaaloo

Reer wanaagsan kaheliwaaye

Ruux nafta lalawadaago allah ha noosahlo

Raali mid eh kufaraxsan naftaan diinteena sida

...

lol

ran out of the letter -R-

..

Somalia Somalia

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this