Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Farmaajo will live in Xamar

Recommended Posts

They can't ignore it oo wey karkarooyaan qaarkood. Shalay waxee labaayeen Madaxtooyada are buying reeraha baraha bulshada iyo shacabka. Maantana waxee leeyihiin shacabka cannot be allowed to fund madaxweynihii hore. Ciil xun ayaa haayo. 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Jawaarina waa iskeenay:

Jawaari oo si cajiib ah uga hadlay ololaha ‘guriga loogu dhisayo’ Maxamed Farmaajo

Guddoomiyihii hore ee golaha shacabka Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa markii ugu horeysay ka hadlay guriga la sheegay in qaaraan dadka laga uruuriyey loogu dhisayo madaxweynihii hore ee dalka Maxamed Cabdullahi Farmaajo.

Guddoomiye Jawaari oo wareysigaan siiyey Tv-ga Dalsan ayaa fowdo weyn iyo ceeb ku tilmaamay guriga Farmaajo loo dhisayo, isagoo sheegay in Madaxweynihii hore uu leeyahay xuquuq dastuuri ah, isla markaana uusan qaaraan u baahneyn.

“Dadka Farmaajo dhahaya guri ayaan kuu dhiseynaa, waxay wadaan faduul iyo sharaf dil ay ku hayaan shacabka Soomaaliyeed, kuwa Farmaajo kula talinaaya waxay kuu dhiseynaa guri oo lacag ayaan kuu uruurineynaa, waxay wadaan fowdo lagu ceebeynayo shacabka, waxaan u soo jeedinayaa inay ka haraan waxaas,” ayuu yiri Prof. Jawaari.

Guddoomiyihii hore ee golaha shacabka, wuxuu sidoo kale sheegay in shacabka Soomaaliyeed iyo wakiilladooda siyaasadda ay horay maamuus ugu sameeyeen madaxweynihii xukunka si nabad ah uga dega.

“Wuxuu sharcigeenu qabaa madaxweynihii aan qiyaano qaran gelin oo si nabad ah xukunka ku wareejiya inuu xaq u yeelanayo xildhibaan inta uu noolyahay,” ayuu hadalkiisa ku soo daray guddoomiye Jawaari.

Profosser Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari oo si dhameystiran aan wareysigiisa loo baahin ayaa ka hadlay arrimo ay ka mid yihiin, isbadalka siyaasadeed ee dalka ka dhacay, guriga Farmaajo loo dhisayo waxa uu sharcigu ka qabo, nooca uu yahay iyo astaamaha lagu xula karo Ra’iisul Wasaaraha loo baahan yahay xilligaan, kursigii Baydhaba looga soo diiday iyo  arrimaha kursiga taliyihii hore ee NISA Fahad Yaasiin.

Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa mudo dheer lasoo shaqeeyey Madaxweyne Xasan Sheekh, isagoo laba jeer soo noqday guddoomiyaha baarlamaanka, balse Farmaajo ayaa xukunka ka tuuray, kadibna Laftagareen ayuu sheegay inuu ka hor istaagay inuu mar kale u tartamo kursigiisa.

Share this post


Link to post
Share on other sites
5 hours ago, Miskiin-Macruuf-Aqiyaar said:

Even anti-Farmaajo Shiine Culeey is claiming to have contributed kun doolar:

 

Deep down, Shiine is a very good person, Yes, sometimes, stirs up things for viewers, and rating

Share this post


Link to post
Share on other sites

I would not be surprised CULUSOW and his group, try to re-invent , rewrite  and create bad PR for Farmaajo

I have seen even here some propagating baseless stories.

Share this post


Link to post
Share on other sites
9 minutes ago, Miskiin-Macruuf-Aqiyaar said:

Xasan Sh.'s advisers are desperate and are already desperately trying to emulate. They posted the top image on social media laakiin Reer Baraha Bulshada were quick to show meesha laga soo koobiyeeyey:

286325372_1199597544154926_6580473038688

desperation.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.