Sign in to follow this  
MZanzi

Gabdhow Nin sidee ah ayad raci laheydeen oo guriga hoyaden karaci laheyden?

Recommended Posts

Qac Qaac   

nafisa looool abaydiis adigo kale, waaye kuwa hora laga qaato. sababtu waa, waxaad tahay qof yaqaana real life ka, oo aaminsanayn fertile stories. u funny.

 

gabar oo dhaqan,iyo deen wadata majirtaa, oo nin aan ku guursaneen because of his degree. anyone?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Khayr   

KKKKKKKKK

 

Qac Qaac,

You thought that Nafisa was describing you Man

and that she was for real!!!

kkkkkkkkk

LOL

Nafisa, you got some men coming at ya,

Hibo, araag waxaa beelowdhey!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Adna   

salaam

 

i would have to agree on thins with nafisa sis you got that right.... ;)

SO i've decided, nin kuusan oo gaaban oo buuran oo madoow oo biidaar loofna ah baan rabaa anigu

like some of you mentioned qurux.education, and every thing ma'israacaan so u have in la sameeyo tanaasulaat, or make short list.. love you all

Share this post


Link to post
Share on other sites
wardi   

qof dhinac walba ku fiican ma jirto rag/dumarba. laakiin gabdhaha, qaar ayaa moodaa in hamigoodu aad u weyn yahay,,,,,,,Nafiso warkeeda waa caqli gal laakiing Hibo / Aamino dhuun weynidiinaa , idin koo kale xataa hadii aad heshaan dooqiina weli wax kale baad sii hamineysaa. sidee la idiin qanciyaa hee ? reer adduun ayaad u ekaataan.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Blessed   

^^^ wardi ha u baqan saaxib, wey jiraan ianamo aniga iyo hibo na qancinaya! And what do you mean by reer aduun baad u eekaateen? Reer aduun yaan ahayn? Ma waxaad iigu sheekeyneysaa inaad mid kaa soo hormartaba aad ku qabanaysid... walaalo, yu have to have dookh.. hadii kale imaan la'i ayaa idinku dhacaya!

 

 

nafisa loooooooooooooooooooooool. Walahi, waad iga qoslisey. laakin I know for sure that your b'sing.. waxaas dad aan ku aqoonugu sheekee!

 

Barwaqo...

 

lol.. wixii qalafsan wala hagaajin.. no problem ;)

Share this post


Link to post
Share on other sites
maajo   

loooooooooooooooooooool...muraadkeena allah sahlo..ehehee..anigi eeshiyo ku nolay ayey iga yabiyeen..aniga naaag dalbo leh faruurta hoose u dheer. cabdalyaasha aan birkin ka dhiganaayo..waa qosla hade tiraahdo ooyin ay karoontahay..shumis iska dhaaf labada ilkood ala wato wehel umabaahno aan rabaa..lakin waa in aan noqda (KING) taas lerabaa..nagahaan yurub/mareekan ku nool shartooda allah na dhafiyo anigi eeshiyo ku noolaay eeba iga cabsiiyeen..

Share this post


Link to post
Share on other sites
Haneefah   

Originally posted by Ameenah:

nafisa loooooooooooooooooooooool. Walahi, waad iga qoslisey. laakin I know for sure that your b'sing.. waxaas dad aan ku aqoonugu sheekee!

Adi qarxiska daa nooh...sometimes ragga maskaxda waa loo yara dhisaa dee...in order to have them fully function, you need to boost up their confidence sometimes :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
MZanzi   

wardi walalkiss waxkasta waa lahelaa adunkaa dhuuni nimona majirto wax ah ee waa dooqonee aamenah side kushegtayba,,

 

looooooooooooool :D maajo wlahi qosol ayaa iga dhamaday walgay xataa iska daa arage ma maqlin qof saas dhan u foolxun ama u eg bisinkooow caadi maba tihid naag hadey qosol is tiraahdo ay oohintu ka roontahay akakakaa wax badan waa radinee midaaas

Share this post


Link to post
Share on other sites
wardi   

hib iyo amina. idin koo kale waa la yaqaan heer waxaad gaareysaan aad tiraahdaan..( allow yaa qof uun irida isoo joog sado.) oo madax madax iskugu tuurtaan, wax kastoo yiraahdo aad ku jawaab taan,,haa aboowe..haa aboowe.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Zakariye   

s/alaykum

 

hibo see waayee baryahan waa lagu waayeey, ma dhuumatey mise Soon aa ku hayo oo gaajo aa ku qabato. anyway be involved,LoL

 

c/salam

Share this post


Link to post
Share on other sites

Gacaliso waad salaamantahay marka kow (hibo nuura)

soomaalida hori wexey u tiri rabaa rabaa, roob baa lagu waayay.

bal aan su'aal ku weydiiyo, liiskaaga aad buu u dheeraay, marka waxa aad taxday "Qualities" kaas adi ma lagaa helaa? bal ka soo qaad inaad heshay nin saas oo kale eh " ur ideal man", hadaad adiga eheen gabar noocaas oo kale, soo kuu fahmaa ur MR RIGHT? dabeecad maleedahay, 99.9% ma qurxantahay

diinta maku dhaqantaa....etc?

If not, I suggest 2 u sis u should settel 4 less! sarta xoogaa ka soo dag abaayadiis.

 

PS, SHIMBIR KASTABA, SHIMBIRKIISA OO LA DUULAA

Share this post


Link to post
Share on other sites
MZanzi   

Zakariye boowe waa joogay baryahaan waqti dhan anba uwayay ee wax kale majiraan soon aa arsonka gabardhaha saas uma qabto sidiina camal

 

C.KISSES waa kaqadey salanta walaashis

markaan u soo gudbo su aashaadii waa mid u baahan in la isweydiiyo lakiin midkaan codsadey maheysaa waye mida kale aniga hadaan kadhameyn intaas dhan midkoo aan hadba dhan u jeeto aa iska soo kaxeysan lahaa lakiin su asha aad i weydiisay adiga inad i weydiso maheyn ninbaa laga rabay see wax u jiraan???

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this