Sign in to follow this  
MZanzi

Gabdhow Nin sidee ah ayad raci laheydeen oo guriga hoyaden karaci laheyden?

Recommended Posts

MZanzi   

asc

bal aan aniga iskabillaabe waxan jeclaan lahaa midkaan nolosha llaqeybsanayo inuu yahay mid aan gacanta kusameysto koley ilama ahan inaan hellayo tas lakiin inuu 99.9% quruxlow yahay oo dabeecad aan laheli karin leeyahay oo qofkasta ladhaqmi karo mansha allah ,,mida labaad inuu diin iyo dhaqan leeyahay oo uusan ahayn mid aan xataa dooro lagu amineyn mide sadexaad waa inuu yahay aqooon "educated" yahan dhan diineed iyo dhan kalleba ,,,,,ect

intas waa bilowga maba dhameys tiri karro .

lakiin waxaan hubaa nin somali oo intas ah maba lahelayo haduu jirona waxbaa ama kadhiman ama waba mid naga qabo ,,alla necbiyaa nin naag qabo inuu igursado ish.

 

Gabdho haye adinkanah bal waxad kaheshan shega

Share this post


Link to post
Share on other sites
Zakariye   

s/alaykum

 

hibo it seems to me i am taging along ,not cz i have to but ur topics are very interesting, by the way sister before i go far, By any chance do you relate brother Nin-Yaaban, LoL. just asking. Well good luck for your Hunt, and let's know if you found him.

c/salam

Share this post


Link to post
Share on other sites
mahdi-   

Hibo, rabitaanka, dullucda haddalkaaga, iyo dookhaaguba waa kayd ku aslan maankaaga. Doorka hiigsashadaaduna waa mid wacan. Haddaba haddii aad si qoto dheer u raadcayso qofkaa aad sifaynayso ee aad baadi-doonkiisa tahay, waxaa hubaal ah in aad heli karto, balse wakhti iyo dadaal dheeraad ah ayay taasi kaaga baahan tahay. Iyada oo laga yaabo in ay addag tahay wakhti aad siiso hawashaas. Qof ku sifoobay astaamaha aad kor ku xariiqdayna, waxaad ka raadin kartaa Somalida kuwooda weli uu ku dambeeyo qiimhii dhaqankeenu.

Share this post


Link to post
Share on other sites
MZanzi   

Zakiraye haye hadanah wiilkaas maa ladhalatay maaba ikentay maye meshan aniga le so galay mise si kalle ad wax iweydiso aad garan weysay

Share this post


Link to post
Share on other sites
Blessed   

  • 99.9% quruxlow yahay

    dabeecad aan laheli karin leeyahay

    qofkasta ladhaqmi karo

    inuu diin iyo dhaqan leeyahay

    uusan ahayn mid aan xataa dooro lagu amineyn

    inuu yahay aqooon "educated" yahan dhan diineed iyo dhan kalleba ,,,,,ect

LOl! Allah, maanta mid Ameenah ka daran baa meesha timi. Walaaal, aniguba dhawaan list intaa ka dheer yaan heystay, laakin waxaan is leeyahay hadii aad nin sidaa u yaal rabtid, adoo sugaya ayaad ka dhiman (Allah forbid). I am yet to see an educated, cute brother taht has his deen and manners - intaasu imaba raacaan lol

 

p.s

Hadii aad inankaa heshid.. walaaalkii i bar ;)

Share this post


Link to post
Share on other sites

hibo nur, aad aan kuugu racsanahay walaashiis...

wiil icajibiyo,qalbi furan,diinta na ku fiican aan raaci lahaay,haduu taas kufiicanyahay,dhaqan,aamin,kalsooni iyo dabeecad wee soo hoos galaayaan calaashaan diinta ayaa bila´adaanka waxaan dhan barto..

 

Hadiina xajigaada heshidne,aniga iyo Ameenah aa walaalihiis lamacaabiltameeno ;)

Share this post


Link to post
Share on other sites
Faheema.   

lol Ameenah, wallahi waad iga qoslisay....Runa waad sheegtay, choice'keenu waa limited marka laga hadlayo inamadeena maanta. Inkastoy qaar qualitieska aad sheegteen leyahiin(0.5%),laakiin dee ma ilaa iyo yoomal qiyaamahaad suge waa xagaagiiye, lol...

 

ayeeyday baa tiraa, hablo sharafle baad tihiine, inan/wiil kheyr (qurux, aqoon iyo akhlaaq) qaba ilahay ha idin siiyo....Aamin

Share this post


Link to post
Share on other sites
MZanzi   

Lool amaaneh n STHLM_Lady waa iga qoslisen ar midkaas hadaan helo walalo haduu qabo wa aidin soo adinaa adinkanah hadad iga hor heshaan bal igu soo leexiya midkoo intaan mesha kuxusay ka dhameystira lol

anaayo waa laheli karaa waxkata waa possible adunkaan waxkasta waa laheli karaa ee waxaan maqli jiray good thinks comes those who wait marka iska dulqaado sis insha allah waan heli donaye alla waxba lama ahan inuu cirka kasoo turo lol

Share this post


Link to post
Share on other sites
MZanzi   

Lool amaaneh n STHLM_Lady waa iga qoslisen ar midkaas hadaan helo walalo haduu qabo wa aidin soo adinaa adinkanah hadad iga hor heshaan bal igu soo leexiya midkoo intaan mesha kuxusay ka dhameystira lol

waxaan is leeyahay hadii aad nin sidaa u yaal rabtid, adoo sugaya ayaad ka dhiman!!!!!

 

abaayo waa laheli karaa waxkata waa possible adunkaan waxkasta waa laheli karaa ee waxaan maqli jiray good thinks comes those who wait marka iska dulqaado sis insha allah waan heli donaye alla waxba lama ahan inuu cirka kasoo turo lol

Share this post


Link to post
Share on other sites
Blessed   

Originally posted by Cawo:

ayeeyday baa tiraa, hablo sharafle baad tihiine, inan/wiil kheyr (qurux, aqoon iyo akhlaaq) qaba ilahay ha idin siiyo....Aamin

Allah, ayeeyo duco fiicanaa! Ana aaamiin, daacad ah ayaan ugu daray smile.gif !

 

 

abaayo waa laheli karaa waxkata waa possible adunkaan waxkasta waa laheli karaa ee waxaan maqli jiray good thinks comes those who wait marka iska dulqaado sis insha allah waan heli donaye alla waxba lama ahan inuu cirka kasoo turo lol

Cirka ka soo tuuro aah? Horta siday soomaalidu tidhaahdo, wax lagu ordaa barako maleh .. laakin anigu marabo inaan gaadjo 40 jir sidaan nin 'jac iyo bac' ah aan sugaayo. Wiilasha halkan wax ku qoraana waxay keeneyn ra'yi ah in ay gabadhu 26jir guun ku noqoto - markaa xaaldu waa ka soco ... markaa intii aniga lai odhan lahaa 'waan iska kaa qaadan' ayaan anigu mid kaga horeyn ... lol

 

hadii kalena -- dee cirkuun baynu iska eegi - luckily mucjisooyinka waan aaminsanahay lol

Share this post


Link to post
Share on other sites

Wiilasha halkan wax ku qoraana waxay keeneyn ra'yi ah in ay gabadhu 26jir guun ku noqoto - markaa xaaldu waa ka soco ... markaa intii aniga lai odhan lahaa 'waan iska kaa qaadan' ayaan anigu mid kaga horeyn ... lol

LoL...runtaa. Meeshan waa la isjafayaa, waayo waxaa leysku waaniyaa in gabadhu ka ugu soo horeeya ee ka hor yimaada iney isku tuurto, iyada oo bisinka u qaban oo bidix iyo midigba midna eegin! redface.gifredface.gif

 

Anyways, inamada reer London altho ey yara qalafsan yihiin, oo attitudeku mar mar ku badan yahay, weli sidaa uma xuma. ;)

 

Hibo nuro,

 

Walaal, my list is too long... :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Haneefah   

Hadaan kuli nidhaahno niman aan la'arkin oon la maqlin oon nabi Yusuf laga garaneyn baan dooneynaa, tolow rageenii yaa u miciin ah.

 

SO i've decided, nin kuusan oo gaaban oo buuran oo madoow oo biidaar loofna ah baan rabaa anigu ;)

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this