Sign in to follow this  
Deeq A.

Xukuumadda Somaliland Oo mumnuuctahay in mucaradku qaban-qaabiyo munaasabaddo loogu debaal-dagayo 18 May.

Recommended Posts

Deeq A.   

Xukuumadda Somaliland ayaa sheegtay in ay mumnuuctahay in mucaradku qaban-qaabiyo munaasabaddo loogu debaal-dagayo 18 May.

Xukuumadda ayaa sheegtay in sharciga lala tiigsan doono cidkasta oo isku dayda in ay qaban qaabiso Xafladdo aan ahayn kuwa guddida Qaran ee xuska 18 May wadaan.

Mucaaradka ayaa hore u sheegay in ay gaar u qabsanayaan xuska 18 May.

FB_IMG_1652707196584.jpg

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this