Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Flying from Xalane I to Xalane II

Recommended Posts

Danjiraha Mareykanka iyo saraakiisha uu hoggaamiyo magaalo Soomaaliyeed iskuma aaminaayo. Xamar Xalane safaaradiisa ka soo dhoofay, Hargeysana garoonka ayuu kula kulmay Muuse Muqayil, sida uu Xalane ula kulmo madaxda Soomaalida kale ee Xamar joogtay.

Maraykanka: Somaliland waxaanu ula shaqaynayna si waafaqsan Dastuurka Soomaaliya

somland-us-1.jpg?resize=696,387&ssl=1

 

[Kulanka ka dhacay Garoonka Hargeysa dhexdiisa]

Qoraal lagu baahiyay boga Twitterka ee Taliska Ciidamada Maraykanka ee Afrika (AFRICOM), ayaa lagu sheegay in saraakiisha AFRICOM, ay Somaliland u yimaadeen si ay u xoojiyay xidhiidhka Somaliland iyo Maraykanka, si waafaqsan Dastuurka Soomaaliya.

Qoraal ka AFRICOM, ayaa lagu sheegay in Maraykanku uu Somaliland ula shaqaynayo si lamid ah dowlad goboleedyada ka dhex jira Soomaaliya, iyo iyada oo la ixtiraamayo siyaasada Maraykanka ee ah "Soomaaliya kali ah".

"Madaxdu waxay ka wadahadleen balaadhinta iyo tayeynta iskaashiga Somaliland, si la mid ah dowladaha xubinta ka ah dowladda federaalka, oo waafaqsan siyaasadda Maraykanka ee "Soomaaliya keli ah", waafaqsana Dastuurka Soomaaliya" ayaa lagu yidhi qoraalka AFRICOM.

Xidhiidhka Somaliland iyo Maraykanka ayaa sidii hore kasoo fiicnaanaya tan iyo safarkii madaxweyne Biixi uu ku tagay Washington bishii March, waxaana laga yaaba in iskaashi amaan iyo mid dibulumaasiyadeed dhexmaro labada dhinac.

Madaxda ugu saraysa Taliska Ciidamada Maraykanka ee Afrika ee AFRICOM, ayaa Khamiistii maanta safar ku yimid Somaliland, iyaga oo booqday magaalooyinka Hargaysa iyo Berbera.
 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Mareykanka oo qorsheynaya inuu saldhig ku yeesho magaalada Berbera

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa shalay  magaalada Hargeysa kusoo dhoweeyay wafdi uu hoggaaminayay Jeneral Stephen Townsend oo ah taliyaha taliska ciidammada Maraykanka ee Afrika (AFRICOM), waxaana wafdigaasi ka mid ahaa safiirka Mareykanka ee Soomaaliya Larry André.

Qoraal kasoo baxay AFRICOM ayaa lagu sheegay in madaxda labada dhinac ay ka wada hadleen ballaarinta iyo tayeynta iskaashiga Somaliland si la mid ah dowladdaha xubinta ka ah dowladda federaalka Soomaaliya, taasoo waafaqsan siyaasadda Mareykanka ee Soomaaliya.

Wafdiga ayaa sidoo kale waxay booqasho ku tageen garoonka diyaaraddaha ciidamada cirka ee Berbera, halkaasoo ay qiimeyn ku sameeyeen sanadkii hore.

Africom ayaa boggeeda Twitter-ka ku sheegtay in booqashada iyo qiimeynta wafdiga Mareykanka ay qeyb ka tahay dadaalada joogtada ah ee lagu qiimeynaayo goobaha suuragalka ah in ciidamada Mareykanka ugu diyaar garoobaan xaaladaha lama filaanka ama deg dega ah ama in la howlgeliyo marka loo baahdo.

Mareykanka ayaa ka fakaraya saldhig cusub oo uu ku yeesho Geeska Afrika, oo aan aheyn kan Jabuuti, xilli uu ka xun yahay in dowladda Jabuuti ay saldhig ka siisay dalkaas dalka Shiinaha oo ay Mareykanka xifaaltamaan.

Muuse Biixi ayaa wafdiga Mareykanka uga mahad celiyey booqashada ay ku yimaadeen Somaliland, isagoo sheegay inay soo dhawaynayaan iskaashiga dhinacyada Amniga iyo Militriga ee labada dhinac.

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Aww, xanuun iyo niyadjab weyn ku ahaa the secessionists to this statement:

FSkGAW5WUAEymlK?format=png&name=small

The secessionists baroorka ayaa ka socdo under this statement on Twitter. Now I know why ever-eager secessionist members here on SOL did not report this trip. Nijadjab weyn ayee ku ahayd.

  • Like 1

Share this post


Link to post
Share on other sites

Anyone who is privy to how America works understand that this is business as usual.

There are two forces that shape America's foreign policy, it is the Depart of State which is tasked for Foreign Policy but also to a large part the Depart of Defence. The tug of war between these two camps sometimes is by design, the two camps play "Good Cop/Bad Cop" as far as foreign policy is concerned. 

The DoD in this instance is fully behind in dealing with Somaliland directly. However, the Department of State wants to dance around for a while before accepting the reality. 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
1 hour ago, Miskiin-Macruuf-Aqiyaar said:

The secessionists baroorka ayaa ka socdo under this statement on Twitter. Now I know why ever-eager secessionist members here on SOL did not report this trip. Nijadjab weyn ayee ku ahayd.

Btw, I don't report day to day news about Somaliland these days. I tent to post other things that may not be making the headlines.

Share this post


Link to post
Share on other sites
1 hour ago, Miskiin-Macruuf-Aqiyaar said:

Aww, xanuun iyo niyadjab weyn ku ahaa the secessionists to this statement:

FSkGAW5WUAEymlK?format=png&name=small

The secessionists baroorka ayaa ka socdo under this statement on Twitter. Now I know why ever-eager secessionist members here on SOL did not report this trip. Nijadjab weyn ayee ku ahayd.

Omg, this is really priceless

Anyways good for Berbera , let Americans build this base

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

@maakhiri1

America's foreign policy is the only thing that you shouldn't bet on it, as far as America is concerned. 

This single-Somalia policy doesn't reflect reality on the ground. And they will realise it as soon as they establish themselves on the ground. 

Resolving the Palestinian and Israeli conflict will look like a walk in the park than putting Somalia and Somaliland together again. 

That said, a lot of work is going on inside Washington and this is the first steps of a long fruitful relationship. 

The plan is for the US to establish an office which is model after the UK's office in Hargeisa, that way Hargeisa and Washington will have a direct diplomatic channel.

Share this post


Link to post
Share on other sites
2 hours ago, baala xoofto said:

The DoD in this instance is fully behind in dealing with Somaliland directly. However, the Department of State wants to dance around for a while before accepting the reality. 

Wasaaradda gaashandhigga Mareykanka as the statement implies treats all maamul goboleed the same, hence this same guy meeting madaxda maamul goboleedyada:

2021516637567407312545994.jpg

In Kismaayo - 2021

2-18.jpg?fit=900,600&ssl=1

In Garoowe - 2020

2022512637879690321106402.jpg

In Hargeysa 2022

Also why is safiirka Mareykanka meeting Muuse Muqayil in airport bunker? What a bahdil. Saraakiishaan Garoowe iyo Kismaayo gudaha ayee ayeeba u galeen, not this one. I guess safiirka magaalo walba Soomaaliya ku taaloniskuma haleynaayo. 

Share this post


Link to post
Share on other sites
42 minutes ago, Miskiin-Macruuf-Aqiyaar said:

Also why is safiirka Mareykanka meeting Muuse Muqayil in airport bunker? What a bahdil. Saraakiishaan Garoowe iyo Kismaayo gudaha ayee ayeeba u galeen, not this one. I guess safiirka magaalo walba Soomaaliya ku taaloniskuma haleynaayo. 

Hargeisa is safer than any city in America, that is for sure. But the Yankees, typical of their cockiness, want to just show that they are the Boss. Nothing new here, they do it all over the world. 

Our interests come first though. We believe a lot of things that have taken us ages to resolve can be resolved with a good and cordial relationship With Washington. And we have a lot of friends who understand Somaliland today than ever before inside Washington's machinery. 

Obviously, all relationship start from somewhere and this one will start from this "Single Somalia" policy - which obviously has no bearing to reality or has any reflection on what is on the ground - to eventually the real policy of working with Hargeisa, the only entity in the region that is consistently stable, consistently democratic and consistently peaceful. 

 Just because the Americans met with warlords in South Somalia doesn't mean they cannot meet us in Hargeisa. In fact the same guy has met Kenya's President and others in the region. So your point doesn't have any bearing to this.

What is important is not the meeting but the outcomes and the outcomes will be fruitful to Somaliland.   

 

image.png.0b5fc8a04b7fa161854e3228bc648d31.png

Share this post


Link to post
Share on other sites

Our plan is to change America's Foreign Policy towards Somaliland. It is really a very easy task which I don't know why it took for us this long. Probably we tried for too long to do it from the outside - as we refused to deal with the Americans not even with Terrorism. 

Somaliland is the only entity in the region that gets funding from the UK as far as fighting terrorism and counter-terrorism trainings. 

This time, Somaliland will change the US Policy from the inside by showing them exactly for what it is, just empty hollow rhetoric that has no real meaning or relevance to the reality on the ground. 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Shurwac   
23 hours ago, baala xoofto said:

Our plan is to change America's Foreign Policy towards Somaliland. It is really a very easy task which I don't know why it took for us this long.

This is what happens when Marqaan adrenaline consumes the whole brain...

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.