Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Hours after meeting this rufyaan...

Recommended Posts

Shurwac   

Just be Glad Mr Baahane will disappear in a few wks forever.  Dhaqan & Protocol xumaa - The highest office of Gov as PM, counting an illegally captured bag of $$$ from a foreign diplomat...

  • Like 1

Share this post


Link to post
Share on other sites
36 minutes ago, Miskiin-Macruuf-Aqiyaar said:

Another day, another rufiyaan meeting in Madaxtooyada:

286440342_1918585768327257_8398032146770

This tuug truly has taken over Soomaaliya. A new milkiile. He is enjoying humiliating Soomaalida iyo hoggaankeeda. Ceebeey tacaal. 

He owns the president,  Maya maba yaqaan

Share this post


Link to post
Share on other sites
Samafal   

Madaxwaynuhu sooo isagii joogay Galmudug goormuu qof kula kulmay madaxtooto? Mise waa beentii iyo fake newskii CBB.

  • Haha - That was funny. You made me laugh! 1

Share this post


Link to post
Share on other sites

The rufiyaan still making his rounds. Unbelievable. Maalin cad ayuu na tusaayaa inuu dalkeena milkiile ka yahay, asking what their investments are doing:

''Al-Othman, UAE Ambassador to Somalia, met with HE Adam Mohamed Nur Madobe, Speaker of the People's Assembly of the Federal Republic of Somalia, and the meeting discussed ways to develop bilateral relations between the two brotherly countries and enhance parliamentary cooperation.''

Share this post


Link to post
Share on other sites

Whereas the Imaaraadi milkiile and jaajuus met Xasan Sh. at least four times in three weeks so far, very interesting that the Turkish daljire in Xamar has yet to meet Xasan Sh. He however met both guddoomiyaal Sh. Aaden Madoobe iyo Cabdi Xaashi after the selections.

Turkiga also sent a low key delegation - wasiirka beeraha - to the caleemosaarkii lacagta lagu qasaariyey.

Is Turkiga openly showing how dissatisfied they are? 

284958001_328074809503161_76299976332138

284092360_335331418784724_30200574185373

N. B. - Personally, I do not like daljiriyaasha shisheeye to meet Soomaaliya's highest office holders. However, should it happen, Turkiga should've been the top in the list. 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Duufaan   

This was not election but also Geopolitical coup. In reality Sahan group and associates countries won.. HSM will  hide the Turkey for a while  of course.

Share this post


Link to post
Share on other sites
On 5/19/2022 at 12:22 PM, Shurwac said:

It's even worse - today those illegal funds 9.6M waa loo fasaxay UAE, an hour later the same 9.6M was given back to Somalia as a charity - in other words, Baahane, 30 Jir, and the rest got their cut...Maba Sugayaan intay Villa kaso galayaan - this is H.SH.M government, A leopard doesn't change its spots...

It is clear now that they didn't get their cut - wixii dhan wey wada xadeen. Baahane waa moooryaan tuug kor iyo hoos ah.

FcnvLOQaMAEN3Ia?format=jpg&name=large

Screenshot-20220914-182612-com-opera-bro

Share this post


Link to post
Share on other sites

He is now leaving after achieving by installing his stooges. Dowladii hore committed a huge mistake by not kicking him out after they closed their embassy after tobankii milyan la qabtay. 

His farewell macsalaameys with his stooges on yesterday:

313108661_524755699691041_13861273007488

313283381_507011571469987_48153179944981

Share this post


Link to post
Share on other sites

Sanad ka dib, rufyaankii tagay kii badalay wali nagama daba harin. Alloow alle. Soomaaliya dhan waxee iska noqotay tuulo hoos timaada Imaaraadka. Ciil badanaa.

Soomaaliya iyo Imaaraadka Carabta oo ku heshiiyey sameynta guddi nooc cusub ah

Aadan-Madoobe-iyo-imaaraadka.jpg?resize=

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Aadan Madoobe) ayaa xafiiskiisa kulan gaar ah kula qaatay safiirka dowladda Isutagga Imaaraadka Carabta u jooga Soomaaliya Ahmed Jumah Alromaith.

Guddoomiye Aadan Madoobe iyo Danjire Alromaith ayaa ka wadahadlay xoojinta xiriirka iyo iskaashiga labada dal, sidii loo sameyn lahaa guddi Saaxiibtinimo ah oo ka kooban labada baarlamaan ee Soomaaliya iyo Imaaraadka, sida lagu shaaciyey qoraal ka soo baxay xafiiska Sheekh Aadan Madoobe.

Sidoo kale Guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa bogaadiyay doorka Isutagga Imaaraadka Carabta ay ka qaateen la dagaallanka kooxda Al-Shabaab iyo hormarinta ku socota ciidamada Soomaaliya oo hadda tababarro ku qaadaya dalal kala duwan.

Dhawaan Madaxweynaha Soomaaliya oo dalka Uganda tababar ugu soo xiray ciidan cusub oo ku biiraya militeriga Soomaaliya ayaa aad ugu mahad celiyey Imaaraadka Carabta, isagoo shaaciyey in tasiilaadka ciidanka lagu tababaray Uganda ay Imaaraadku bixiyeen.

Maalin ka hor Ra’iisul Wasaare ku xigeenka xukuumadda Soomaaliya Saalax Axmed Jaamac ayaa sidaan oo kale xafiiskiisa ugu qaabilay safiirka dowladda Isutagga Imaaraadka Carabta Ahmed Jumah Alromaith.

Ra’iisul Wasaare ku xigeenka iyo Safiirka ayaa kulankaas uga wadahadlay xoojinta xiriirka iyo iskaashiga u dhaxeeya labada dal ee Soomaaliya iyo Imaaraadka Carabta.

Dowladda Imaaraadka oo dhawaan dib u soo celisay xiriirkii kala dhaxeeyey dowladda Soomaaliya ayaa hadda wada galaangal xoog leh, iyadoo danjiraha Imaaraadka ee Soomaaliya uu mid mid ula kulmayo masuuliyiinta Soomaalida.

Dhawaan waxaa hadal-heyn badan abuuray gaadiid dagaal oo kor u dhaafaya 100 Cabdibile oo dowladda Imaaraadka ay ka dejisay magaalada Kismaayo, kuwaas oo la sheegay inay bilow u yihiin qorshe uu Imaaraadku saldhigga militeriga uga furanayo Soomaaliya, gaar ahaan qeybo ka mid ah Jubbaland.

Xigasho

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.