Che -Guevara

Presidential (s)election on May 15, 2022

Recommended Posts

Khadafi   

Hopefully this election will be the final tuned clan-democracy. We need ideas, ideologies, and acountability.

May God assist us on the 15 may.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abdi90   

The good news is somali parlament never reelected a sitting president(they booted the 2 before farmaajo), so by the 15-may the failed Farmajo will be gone inshaallah, and i hope they dont reelect any of the 2 former presidents before Farmaajo(im afraid after 5 years with Farmaajo they may have forgotten this mens failures and deficiencys), some one new like Kheyre and the likes is better.

Share this post


Link to post
Share on other sites

It's a failed society product of which is a failed political system.  Expecting something good from such system is foolhardy.  

 

Best case scenario is it ends without all out war and violence.  

  • Like 1

Share this post


Link to post
Share on other sites

Agree, failed state, Failed system,  and hardly anyone was trying to improve system. 

over 60  should have barred running for office,  too corrupted.

Share this post


Link to post
Share on other sites
10 hours ago, Abdi90 said:

The good news is somali parlament never reelected a sitting president(they booted the 2 before farmaajo), so by the 15-may the failed Farmajo will be gone inshaallah, and i hope they dont reelect any of the 2 former presidents before Farmaajo(im afraid after 5 years with Farmaajo they may have forgotten this mens failures and deficiencys), some one new like Kheyre and the likes is better.

How’s Kheyre new he was the prime minister for three years what ever failure failmaajo made. Kheyre shares the blame  atleast 70 percent of it

Share this post


Link to post
Share on other sites

Tuugaan ayaa rabo inuu boobkiisa ku soo noqdo oo la soo xusho:

Marwo Yusur Abraar Waxaa Lagu Xasuustaa Iney Diidey Boobka Xoolaha Umadda Halka Madaxweyne Xasan Sheekh uu ku Caan Baxey Xatooyada Xoolaha Shacabka Soomaaliyeed. ( Fadlan Walaal Akhri Qormo Dhab ka Hadal ah oo ka Hadleysa Is Casiladii Marwo Yusur Gudoomiyahii Hore ee Bangiga Dhaxe iyo Xaqiiqooyinkii ku Wareegsanaa Arimahaas )
===========================================================
Shacbiga Soomaliyeed tan iyo intii ay dhalatey dawladii ugu horeysey markii Xornimada la qaatey Sanadkii 1960,kii ilaa maalinkan maanta ah dawlada iney iyaga leeyihiin waa Liqi weysan yahiin ama waa ay ka daadegi La,dahay waxeyna u arkaan dawladu iney u tahay Cadow sababtoo ah marka dhab loo hadlo shacbiga soomaaliyeed lama tusin Kalsooni dhab ah oo ay ku aaminaan xukuumadahooda. waxyaabaha la yaabka ah ee mudadaa dheer la arkayey waxaa ka mid ah iyadoo umadda soomaalida ay arkaan mar kastaba hogaamiyeyaasha majaraha u qabta xukunka dalka oo Cadaalad daro iyo Boob u geysta xoolahii umadda ka dhaxeeyey kuwaas oo Jeebabka Buuxsada.

Aan u soo daadego dulucda qormadaane waqtigan iyo Madaxweyne xasan sheekh maxamud markaan eegno wax badan ayaa Ummadda Soomaliyeed laga gaday ama laga iibiyey in xasan sheekh aanu ahayn Nin xoolaha umadda dhaca. Waxaase xaqiiqa noqotey in taasu ay hartay.

Bal aan ugu horeyn eegno “ Xagee ka timid Fadeexadii Bankgiga Dhexe ee Soomaaliya oo dhacdey sanadkii 2013.

Aan ku bilaabo nin ka mid ahaa ragii lugta weyn ku lahaa fadeexadaas boobka xoolaha umadda loo geysanayey ninkaas oo ah ganacsade ayaa waxaa lagu magacaabaa Muuse Ganjab.

Sidee isku barteen Marwo Yusur Abraar iyo ganacsade Muuse Ganjab.

Muuse Ganjab ninka la yiraahdo oo bilahii la soo dhaafey warbaahinta gudaha iyo tan dibada ay si weyn magaciisa u hadal hayeen waa ganacsade Madaxweyne Xasan Sheekh ay qaraabo yahiin waxaana uu ka soo jeedaa qoys caan ku ah dhinaca ciyaaraha.Mr ganjab iyo haweeneyda gudoomiyaha ka noqotey Bangiga Dhexe ee Soomaaliya iskana casishey mudo gaaban ka dib yusur abraar waxey isku barteen dalka Gaaboon isagoo halkaas ku lahaa ganacsi uu ka mid yahay shirkad xaga Telefoonada ah waxaana dhacdey in yusur abraar ay hada ka hor shaqo u tagtay dalka Gaaboon shaqooyinkaas oo la xiriiray dhinaca Bangiyada.

Dhinaca kalena Muuse Ganjab iyo gudoomiyihii bangiga dhaxe ee is casiley Cabdisalaan Hadliye haatana ah wasiirka arimaha dibada dawlada soomaaliya waxey ahaayeen rag isku xiran waxuuna muuse ganjab uu Lug ku lahaa magacaabistiisii aheyd gudoomiyaha bangiga dhaxe ee soomaliya.

Waxyaabihii ugu waaweyn ee uu xilka bangiga dhaxe ku waayey Mr Hadliye waxaa ka mid ahaa in isaga iyo labo ka mid ah shaqaalaha dowlada oo ka kala tirsan Wasaarada Gaashaandhiga iyo Wasaarada Maaliyada ayna is xigaan Madaxweyne Xasan sheekh in lacag 12 milyan oo Dolar ay bankiga kaga qaateen sifo sharci daro ah.
Markii ay fadeexadaas dhacdey oo gudoomiye Cabdisalaan Hadliye xilka uu iska casiley waxaa uu ganacsade Muuse Ganjab mar kale uu ku guuleeystay in yusur abraar loo magacaabo gudoomiyaha bankiga dhexe taariikhdu markey aheyd Bishii September 13keedii sanadkii 2013kii si uu meeshiisii uga sii wato boobkii dhaqaalaha wadanka waqti Mushaar la’aan ay heysey shaqaalaha dowlada iyo ciidamada.

Mr ganjab waxaa uu mar kale isku dayey inuu heshiis kula galo gudoomiye Yusur abraar in isaga looga danbeeyo soo xareynta Lacagta Soomaliya ay laheyd ee dibada ugu maqan 20kii sano ee la soo dhaafay. Waxaa sidoo kale hehiiskaas ku jiray kamaal Guutaale oo mar soo noqdey agaasimaha xafiiska Madaxweyne Xasan sheekh waxuuna ninkaasi soo xir xiray heshiiska shirkad dhinaca sharciyada ka shaaqeysa laguna magacaabo Shulman Rogers oo fadhigeedu yahay dalka Mareykanka shirkadaas oo wada-shaqeyn ay ka dhaxeysey dowladda Soomaaliya.
Markii ay arintan ka shireen waxaa lagu heshiiyey in marwo yusur lagu war geliyo in Lacagtaas meel la isla ogyahay lagu shubo taasoo ah Account uu leeyahay muuse ganjab oo dalka koonfur afrika ah si Madaxweyne xasan sheekh uu s i gaar ah ugu furdaamiyo arrimahiisa.

_______________

- Qoraa C/llaahi Nuur Kolombo - 2015

  • Like 1

Share this post


Link to post
Share on other sites

Yaa saxsan? They are funded by shisheeye in Xalane. 

202256637874091182834666.jpeg?w=638&ssl=

 

Soomaali Debates oo ka hor-timid go’aankii DF kuna adkeysatay doodda musharaxiinta

Ururka Somalia Debates ayaa ku adkeysatay inay dhaceyso dooda musharaxiinta madaxweynaha Soomaaliya, xili ay joojisay doodaasi Wasaaradda Warfaafinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya.

Wasaarada Warfaafinta Soomaaliya ayaa hore u sheegtay in hay’adda la baxday Somali Debates aysan haysan sharciyad warbaahineed, kadib markii dhawaan ay waday qaban-qaabinta dood ku saabsan doorashada iyo musharaxiinta.

Qoraal kasoo baxay Somali Debates ayaa taas beddelkeeda caddeysay in fasax iyo oggolaansho ay ka heystaan Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta, [lambarka NGOD/Moifar0065/22].

Waxay sheegen in ay yihiin urur aan dowli aheyn oo diiwaan-gashan, hadafkooduna yahay abaabulka wada-hadalka iyo doodaha bulshada rayidka ee Soomaaliya oo dhan.

Soomaali Debates hadafkeedu waa in bulshadu qeyb ka noqoto siyaasadda, iyadoo laga doodayo danta guud. Taasina waa danta qaranka, sharciga iyo diiwankana waxaan u marnay wadadii saxda ahayd, waanu ku sii socon doonaa sida qorshuhu yahay,” ayaa lagu yiri qoraalka kasoo baxay Somali Debates.

Sidoo kale waxay sheegen in qorshahooda ku aadan dooda musharraxiinta madaxweynaha ay taageero buuxa uga heystaan shacabka Soomaaliyeed, Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, qaar ka mid ah xubnaha beesha caalamka, FEIT, NIEC iyo musharrixiinta u taagan xilka madaxweynaha oo dhamaantood gacmo furan ku soo dhaweeyay hindisaha Somalia Debates.

“Soomaali Debates waxay og tahay inay jiraan kooxo wata dano khaas ah oo aan doonayn in Doodaha Musharixiinta Madaxweynaha ee Soomaaliya aysan dhicin, danahaas oo ah dano gaar ah, mid siyaasadeed iyo mid xirfadeed – waana inaan qofna loo oggolaan inuu ka leexiyo danaha iyo ajendaha fog ee Soomaaliya ee ku wajahan Waddada Dimuqraadiyadda iyo Doodaha caafimaadka leh.”

Si kastaba, Arrintan ayaa imanaysa ayada oo shalay Wasaarada Warfaafinta ku wargelisay Hay’addaha Amnig iyo Booliiska gobolka Banaadir inay ka gutaan waajibkooda shaqo, ayna ka joojiyaan barnaamijyadaas ay wadaan illaa inta ay ka helayaan sharci ay wax ku tebiyaan.

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Arafaat   
3 hours ago, Xaaji Xunjuf said:

How’s Kheyre new he was the prime minister for three years what ever failure failmaajo made. Kheyre shares the blame  atleast 70 percent of it

Not sure if Kheyre fully realizes the exact duty and priorities Somalia's leadership at this moment requires. As PM he was focussing too much on the wrong priorities such as exploration of natural resources, oil and gas production, attracting investors, debt relief, etc.

And his resignation speech was quite off putting and dispiriting celebration of his  own overinflated ego, referring to himself more than 40 times in 6 minutes. Aniga, Aniga this, and aniga that.

 

 

  • Like 1

Share this post


Link to post
Share on other sites

Khayre, is not an option and I doubt he will get something. His over inflated ego blinded,  he couldn't even see motion against him 

Was he better than Baahane? Million times.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Wax fadhiyo meesha ma leh. Darbiga iyo kuraasta u hadaljeedinaayaan.

Can you believe xildhibaanadaan cusub already mushaarkooda bishaan wey qaateen. Dowladnimo waa taas. Kii joogay 2016 og, iska dhaafee kuwa cusub inay wax qaataan kuwii ka horeeyey sagaal bilood mushaar ma qaadan.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Many of the candidates, have pledged to help Kenya in SOMALI-Kenya dispute, some of them , are even funded by Kenya, as reported by SOMALI former foreign minister, some of the candidates don't have any money, and somehow paid for the $40k fees to run, and he was also approached but declined.

here is one of them, this guy has been running since 2004, and  definitely like CULUSOW, Sharif, INa Abdi SHakur, Deni,  is 100% a Kenyan agent. the islamic  dress, look, , is wolf in sheep's clothing.

2022511637878582666631194.jpg

 

https://www.hiiraan.com/news4/2022/May/186155/somalia_presidential_candidate_detained_in_nairobi_over_sh4_million_debt.aspx?utm_source=hiiraan&utm_medium=SomaliNewsUpdateFront

Quote

He added that the petitioner has also promised not to pursue the Kenya/Somalia maritime boundary dispute, thus resolving the standoff over the waters in the Indian Ocean.

 

  • Like 1
  • Haha - That was funny. You made me laugh! 1

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.