Sign in to follow this  
Jacaylbaro

Portugal Team ,,,, (Only for Women) ,, ehem

Recommended Posts

Tuujiye   

^^^ Yarta, meeshaan caqli aa la isku dhaafay ee xaadxaadso aan ku dhahay... Wiligee ma arkin bajaq caqlibadan oo nin iska raacda.. ama fool xumaato ama ha quruxanaato, Bajaqdaas waxee rabto ee helee.. hadaa aragtid naag qurux badan oo nin foolxun la socoto, wax buu tasay ama taabsiiye oo ee ku aragtay lacag ha ahaato ama wax kale.. Bajaq foolxun oo nin quruxoon wadato hadaa aragtaana, naagtaas ka cabsada because qof culus waaye ama ninka aa boolo doqon eh....

 

C&H, step up your game marax yahee..maalinkaste Gymka aa ku jirtaa oo cajiro xun xun aad u qabtid chicken kii somalida samey jirtay baad dhisee bajaq yaasha xaafadaana Hustle ee ku jiraan lool

 

 

Juxa oohintee yaaqee? gabdhahaan xisbiga ah in aan ceen gari u sii deyno ma ahoo si ee u bidaan? aabitee camal?

 

 

Malika, Tan ale waa meel abaayo, dadaalkada waa meel..Barkin caloosha gasho bax oo is dheh "maay bariiince will come"..too kale oo tii ale ah waaye taasna lool

 

 

Xiin, lool abti Canada iskeen yaaqee meeshaan aan noo shidan maalmahaan lool...

 

 

Wareer Badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

lool@ C&H runtaa waaye bajaq aan thights laheen yaaba fiirin karo lool... Is nice in aad meeleesan tahay walaalee yaaqee... gabar minnesota joogto oo aan heysan "Tarzaan" ee qaboowga kaga xarooto dhib waaye...Ar magaaladaas buu baashaal ku dhamaaday laakiin!

 

 

Wareer Badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

^^ lool waa shidantahay magaladaas walaahi... laakiin abkee reer baadiye na waa joogaan.. dad wiligood magaalo arkin ayaa diyaarad la iska soo saaray ayaa markaas shaati iyo surwaal loo soo xiray lool... Bajaq mall ka dhexdiisa caday ku dhex wadato oo cadeysaneeso markaan arkay aan gacan u taagay magaladaas...

 

 

Wareer Badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this