Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Abwaan Badel murdered

Recommended Posts

'They' - and we all know who 'they' are - murdered this man because of his staunch support for Fahad Yaasiin.

Bil Ramadaan ayee dileen waxmagaratadaan bahalada ah. Alloow kuu raxmo. 

Abwaan-Bedel.jpg?mrf-size=m

Abwaan aad uga hadli jiray arrimaha siyaasada oo Muqdisho lagu dilay

Koox ku hubaysan bistoolado ayaa magaalada Muqdisho ku dilay Allaha u naxariistee Abwaan Bedel Jaamac Xirsi, oo kamid ahaa abwaanada Soomaaliyeed ee ku noolaa Muqdisho.

Dilkiisa ayaa dhacay xilli uu Abwaanka ka soo baxayay Masaajid ku yaalla degmada Kaxda oo salaadii Makhrib uu ku soo dukaday.

Lama garanayo sababta loo dilay iyo cidda dilkiisa ka  dambeysa. Waxaana kooxda dilkiisa fulisay ay markiiba ka baxsadeen goobta uu falku ka dhacay.

Marxuumku wuxuu caan ku ahaa ka hadlida arrimaha siyaasada ee taagan gaar ahaan wuxuu aad u dhaliili  jiray siyaasiyiinta mucaaradka.

Wuxuu maalmo ka hor u ololeynayay in lasii daayo kursiga Fahad Yaasiin, isagoo ra'iisal wasaare Rooble ugu baaqay inuu kursigaas fasaxo.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Arafaat   
1 hour ago, Miskiin-Macruuf-Aqiyaar said:

'They' want to extinguish the truth, the facts. 'They' will not succeed. 

 

Allah ha u naxariisto Abwaanka, and may Allah grant him paradise. Powerful voice straight from the heart touching peoples souls and what is at hand. May Allah have mercy on His slave and may he have mercy on us here on earth, and bless us with even louder voices, to replace for us those that we have lost, who call for everyone to hear the message of forgiveness, compassion and understanding.

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
30 minutes ago, Arafaat said:

Allah ha u naxariisto Abwaanka, and may Allah grant him paradise. Powerful voice straight from the heart touching peoples souls and what is at hand. May Allah have mercy on His slave and may he have mercy on us here on earth, and bless us with even louder voices, to replace for us those that we have lost, who call for everyone to hear the message of forgiveness, compassion and understanding.

 

Aamiin 

Share this post


Link to post
Share on other sites
29 minutes ago, maakhiri1 said:

This guy,  is bastard , Wacal, and it is becoming very clear everyday,

Calasow is attention seeker. His comments are of course no.less offensive. Here's another guy. Ciyaal bounced one and some reported him.

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Madaxweyne Farmaajo oo Alshabaab ku eedeeyay inay ka dambeeyeen dilkii Abwaan Beddel Jaamac

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi u diray qoyskii uu ka geeriyooday Alle ha u naxariistee, Abwaan Beddel Jaamac Xirsi oo xalay salaadii maqrib kadib ay kooxo hubaysan ku dileen magaalada Muqdisho.

Madaxweyne Farmaajo ayaa xusay in Marxuum Beddel Jaamac Xirsi uu ahaa abwaan lagu yiqiin samadoonnimo, waddaniyad iyo dal jacayl, isaga sheegay inuu door lama illaawaan ah ka qaadan jirey wacyigelinta bulshada, nabadaynta iyo dowlad-dhiska.

“Alle ha u naxariistee Marxuum Beddel Jaamac Xirsi waxaa uu ahaa haldoor, abwaan iyo nabaddoon bulshada ka wacyi gelin jirey aafada qabyaaladda, kalatagga iyo aayo-xumada colaadaha, waxaana uu mar walba ku baraarujin jirey taageerada dowladnimada, midnimada iyo wadajirka shacabka Soomaaliyeed. Waxaan xanuunka tacsida la qaybsanayaa ehelka Marxuumka iyo dhammaan ummadda Soomaaliyeed,” ayuu yiri madaxweyne Farmaajo.

Dhinaca kale madaxweyne Farmaajo ayaa cambaareeyey weerarkii hoobiyayaasha ahaa ee shalay ay Alshabaab ay la beegsadeen Xarunta Villa Hargeysa, halkaas ay ku shirayeen xildhibaannadda labada aqal ee barlamaanka.

Farmaajo ayaa ku baaqay in meel looga soo wada jeesto ficillada Alshabaab, si buuxdana loola shaqeeyo ciidammada u taagan sugidda amniga dalka.

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Shurwac   

Alayaraxma, Wuxu ahaa Wadani xalal ah. Illahow Jano Fardowso gee.

Dadka Mucaaradka iskushegyo oo Abwaankaas dilay ba rabo in ay Somalia Future keeda ka taliyaan...

Share this post


Link to post
Share on other sites
10 hours ago, Shurwac said:

Alayaraxma, Wuxu ahaa Wadani xalal ah. Illahow Jano Fardowso gee.

Dadka Mucaaradka iskushegyo oo Abwaankaas dilay ba rabo in ay Somalia Future keeda ka taliyaan...

Meesha intii u fiicneeyd waa la dhameeyey,  aakhirka xoolo iyo manaxe baa wadanka isku soo hari, 

Share this post


Link to post
Share on other sites
galbeedi   

Farmaajo " Fulaha Damaca badani" should not lie to the public. The murder of Abwaan Bedel has nothing to do with Al-shbaab and they didn't claim as such. This was a targeted killing. THey don't even send condolences.

Wallee dalkani meel baas buu ku socdaa.

Why would any president want to be a hostage of Mogadishu. Move to peaceful places. 
Liritaanka Ummadda ma Caasimadaa ka Muhiimsan? waa mate.

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
3 hours ago, galbeedi said:

Why would any president want to be a hostage of Mogadishu.

It should essentially become a commercial capital.  Period.  

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.