Che -Guevara

Somali National Army at 62

Recommended Posts

galbeedi   

They keep insisting don't show the strenth of the army. Even 30 jir 30 miilion says ' WAa in ay xeryahoodu gudahoodu ku dalbaadegaan ". 

What  is the problem if they march among their citizens to show their strenth?

Share this post


Link to post
Share on other sites
1 hour ago, galbeedi said:

They keep insisting don't show the strenth of the army. Even 30 jir 30 miilion says ' WAa in ay xeryahoodu gudahoodu ku dalbaadegaan ". 

What  is the problem if they march among their citizens to show their strenth?

They want Kiikuuyo iyo Baantuu army instead soo bandhigaan ciidankooda. Dadkaan waa tuugo ku maal helay qalalaaso marka ma arki karaan anything resembling a functioning government, institution and such. 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Guys there is no army if there was an army amisom  wouldn’t be there   These are militia who can’t fight shabaab it wasn’t to long shabaab was attacking the airport where was this army. This so called army never ever liberated a village from shabaab

Share this post


Link to post
Share on other sites
39 minutes ago, Miskiin-Macruuf-Aqiyaar said:

They want Kiikuuyo iyo Baantuu army instead soo bandhigaan ciidankooda. Dadkaan waa tuugo ku maal helay qalalaaso marka ma arki karaan anything resembling a functioning government, institution and such. 

And apparently, there are Eritreans, Liyo Police, and Eritrean trained Somali force heading straight to Bu'ale in order to depose Madoobe🤣

Wondering why NISA post a picture of a drone. That particular picture has been circulating on the internet for so long.

Share this post


Link to post
Share on other sites

FARMAAJO: Waxaa la ii ballan qaaday aniga dib u doorashadeyda, haddii...

Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhammaaday Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo) oo maanta khudbad ka jeediyey xuska maalinta ciidanka Xoogga Soomaaliyeed ee 12-ka April ayaa ka hadlay arrimo xasaasi ah.

Farmaajo oo khudbad dhinacyo badan taabaneysa ka jeediyey munaasabadda ayaa ka hadlay arrimo ay ka mid yihiin dib u dhiska ciidamada iyo dagaalka Al-Shabaab, isaga oo ku faanay in dowladiisu ay xoog gelisay tayada ciidanka iyo inay helaan mushaaraadkooda.

Madaxweynaha ayaa sidoo kale ku dheeraaday ka hadalka wadaniyadda iyo qabiilka, wuxuuna tilmaamay in nidaamkiisu bilaabay wadaniyad dhab ah, sida uu hadalka u dhigay.

“Hadaba markii la’ii doortay waxaan ku imid nidaam la yiraah isbedaldoon, ma aheyn inaan shaqsi bedalo ama qof beddalo. Isbedaldoonku waxa uu ahaa inaan dib u milicsano wixii Aabeyaasheen ay ku shaqeeyeen oo ay ku keeneen xorriyad ay ku keeneen ciidan xoog leh, taas oo ah inaan dib ugu noqdo ama aan kala doorto wixii 30 sano inan dhibaateeyey ee Qabiilahaa oo siyaasaddeenana qayb ka ah,” ayuu yiro Farmaajo.

Sidoo kale wuxuu sii raaciyey “Isbedalkeeno ma aheyn shaqsi bedal, laakiin wuxuu ahaa nidaam bedal, nidaamkaas oo ah inaan billowno waddaniyadda oo si dhab ah oo daacad ah ay naga tahay,”

Dhinaca kale wuxuu soo hadal qaaday dagaalkii ay dowladdiisu la gashay Kenya, gaar ahaan kiiska Badda ee ay Soomaaliya ka gaartay guusha, Farmaajo ayaana xusay in culeys siyaasadeed iyo mid dhaqaale la saaray, xittaa loo sheegay in lagala shaqeynayo dib u doorashadiisa, haddii uu ka laabto dacwadda badda, balse uu taasi ka biyo diiday.

“Si aan badda uga noqo waxaa lay saaray culeys dhaqaale iyo mid siyaasadeed oo xittaa ah in meelo lasoo marsiiyey in Election-ka la’igala shaqeynaayo, si aan usoo noqdo, waana diiday,” ayuu markale khudbaddiisa ku yiri madaxweynaha muddo xileedkiisu dhamaaday.

Hadalkan ayey dad badan u arkaan mid olole ah oo Farmaajo doonayo inuu kula shar tego doorashada soo socota ee loogu jiro loolanka culus, maadaama si weyn la’isugu hayo.

  • Thanks 1

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.