Sign in to follow this  
IL CAPO

UNTITLED (SOMALI)

Recommended Posts

IL CAPO   

Inta Dumar dunida dulsaaran

Adigaan Kuugu Jeclahay

Dirham iyo Dahab Deeq walboo

jirta Adigaa igala darajo sareeya

Daruuraha dushoodaan Daar Xariir ah

kaaga dhisi lahaa, Dayaxana

Damaashaad baan Dushiisa kugu geyn lahaa

Inaan ku Daryeeloo Daar Xalaal ah degno

Diinteenna macaanna Dariiqeeda toosan qaadanno,

Dulmi inaan kaa xoreeyoo Daacad kuu ahaado

Darajaad iga mudantahay illeyn Dumarka

in lagugu qurxiyo ayaa Dunidaba laguu keenaye

inta Dumar dunida dul joogta

Dahabooy adigaan kaa doortaye

intaan dunidaan dul saaranahayna

ogoow dumar kale waa iga xaaraam

inuu dareen iga galo ama damace

Daacad inaan kuu ahaadoo weligeen

isku duubnaano ayaan ku duceystaa

Daaim Allah inuu inaga dhigo kuwii

is daryeeloo is darajeeya ee

adigana Deeqooy aamiinta inoo badi.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Flavine   

-> wolf whistles!

 

wow.. gabayaa khatar aa tahee!

mashallah

 

but really u shouldnt have gone into that much trouble... i know, i know, i feel the same way too.... ;)

 

 

waan kaftamayaa e dont worry bro

Share this post


Link to post
Share on other sites
IL CAPO   

Flavine,

 

If I was friends with your Daddy, I would have asked him for your hand but unfortunately I don't know him and in that case I can't afford you especially now that I am linked to a girl named "Broke" and I don't think she is going to let me go that easily because she is the only girl in the whole world that i know who is evil enough to look me in the eyes and say "Baby I Love You" and still cheat on me for some gumbo mother lover who's been possessed by a retarded Ghost.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this