Sign in to follow this  
Som@li

Miss East Africa, the winner is

Recommended Posts

Kool_Kat   

^Ma fahmin ani, what would removing the photos do for anyone? We've seen it all...The sites laga soo qaaday aaba qaar aadeen aan filaa...Marka xagana (the other site) sawirada MODkee kabixin doono toloow? icon_razz.gif Nuunka neeftaa ku dhagaanaa filaa, ilaa sawirada laga bixiyo meesha jiq haku ahaato daa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
MZanzi   

horta aniga waxaan layaaba dadka sawirka waxa weyn layahay sawirka hadi la arko dhib maa kujiro maalinti meeqo qof ku aqoon qaab daradaada iyo nuurkaada jidka ku aragto lol

 

 

Nuunka abaa saan maa fulay utahay qofta ayada aaba chance fiican usalaxday look how all the guys come out of the cloest when they saw the pictures ...lol weey si shidantahay maistiri awoowe smile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

War yaa Ilaah yaqaano oo sawirada ka saaro meesha :D

 

 

Dhibka la igu hayo waxba kama ogidiin Koolokaat and Gheele iska aamusa yaakhayoow smile.gif

 

 

FUFU, Leenka qaboow salaxitaankiisa wuxuu ku xiranyahay inaa sawirada meesha ka saaro, wixii ka danbeeyo nabiyoow umadaa waaye :D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kool_Kat   

Originally posted by nuune:

^^^ Ms BIG cawada wee i bugeenee, yaaba heli karo saas abaabiina
:D

I had to quote this, just incase aad hadhoow intaad cabsato edit gareysid! :D Ms. Big maa hada rabtaa wax caadi inaa nooga dhigtid? Abadan taas masoconeyso...Aboow aboow adi mugoo godka waa sii dheereysanoysaa, yaakaa soo saari doono?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Thats one curvy gal! lool. Here in la, her nick name would be Booty-on-Duty!! Yup, u guessed it right.. every xalimoo in la has a nickname. lol

 

We have Woobe, 2nd floor, Wanda, pirate-baby, etc

Share this post


Link to post
Share on other sites
Juxa   

ilaah idinku dhaarshee ma gabadhan baa foolxun?

 

nuune, cagti joogsan weysaa marbey ceeb la kulantaa iska bixi xaalka. koolkat has the evidence

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kool_Kat   

Juxa, sheekada ma in ilaah la'isku dhaariyee gaartay? Fool keeda ma xumo ee wuu dheeryahay lee... icon_razz.gif

 

Istaaqfurulaah! Baxarkii ugudambeeyay waaye tan...It is all Nuune's dambi... :mad:

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jamelia   

I agree with KK...

 

She does have an extreme long face. She isn't attractive enough to be crowned MISS E A...

 

She's average.

 

And as for MR Somalia...The less said the better I think :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this