Sign in to follow this  
Deeq A.

Gudoomiyaha Golaha Wakiilada S/land oo Digniin culus u diray Xildhibaanada

Recommended Posts

Deeq A.   

Gudoomiyaha Golaha Wakiilada S/land oo Digniin culus u diray Xildhibaanada

 

khaliif-e1643024614801.jpg
“ Xildhibaanka maqnaada laba fadhi hal bil Gudaheed si cudurdaar la,aan ah waxa uu waayi doonaa Gunooyinkiisa.
Qof walowba ammaanadaada gudo , qofna kuma qasbana 7:30 inuu halkan soo fadhiisto ku kalena 10: 00 soo fadhiisto.
Sida xeer hoosaad-keena ku qoran ayaynu raacaynaa oo Ah in aynu 9 subaxnimo fadhiga diyaar ku ahaano “.
Gudoomiyaha Golaha Wakiiladda Somaliland Cabdirisaaq Khaliif Axmed.

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this