Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Mr. 30/30 logic

Recommended Posts

galbeedi   

This is the job of the Banaadir administration. WE don't even know where Banaadir maamul ends and the federal one starts,

Anyway, let the people demonstrate peacefully. That is their fundamental rights.

Share this post


Link to post
Share on other sites
galbeedi   
6 hours ago, Duufaan said:

. I do not understand, they all wearing Khamiis and pretending to be religious

In our tradition, those who wear Khamiis used to be the pious and religious people who were respected. The WAhaabi tradition in the gulf changed everything. in the gulf,  the crooked politician, the police and thief all wear Khamiis, it is hard to tell.

The Banaadir government must assess the situation and if they find the demonstration to be dangerous to the security of the city, they can deny the permit.

Share this post


Link to post
Share on other sites
galbeedi   

Fiqi is a bloodthirsty person. In order to destroy Qoor Qoor, he armed and helped Ahlu Shaytaan to wage war in Guriceel where many people died from both sides. He will do anything including murder.

By the way, almost all the trouble makers of Somalia are or were " Wadaado" before joining the political arena.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Midowga Musharaxiinta oo war kasoo saaray go’aankii lagu baajiyey bannaanbaxa

Golaha Midowga Musharaxiinta Soomaaliya ayaa ka jawaabay go’aankii dib loogu dhigay dibad-bax looga soo horjeeday isku daygii afgambi ee 27-ka December oo maanta ka dhici lahaa Muqdisho. 

Ugaas Maxamuud Cali Ugaas, oo ah Ugaaska beelaha ****, ayaa shalay sheegay in la joojiyey banaanbaxa kadib markii ay heshiis la gaareen Golaha Bulshada Banaadir oo qaban qaabinayey.

“Maanta waxaan u nimid wiilashii loo xil-saaray qaban qaabada banaan-baxa, waa la fariisanay waqti badan ayaan qaadanay, waxaan ku faaneynaa in soo jeedinteenii ay nala qaateen, siyaasiyiinta iyo aqoonyahanka reer koofurta, dhaqankooda ma maqlaan ayaa la dhihi jiray, laakiin maanta marqaati waxaan ka nahay in wiilasheena ay aad noo aqbaleen,” ayuu yiri Ugaas Maxamuud.

Golaha Midowga Musharraxiinta ayaa qoraal ay soo saareen uga mahadceliyey Golaha Bulshada Banaadir (GBB) aqbalka codsigii kaga yimid Odayaasha Dhaqanka Muqdisho iyo Midowga Murashaxiinta ee ahaa in dib loo dhigo mudaaharaadkii uu Golaha Bulshada Banaadir qaban lahaa maanta oo ah Khamiis 13/01/22. 

“Goluhu wuxuu cambaaraynaa hadalkii ka soo yeeray Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ee fal danbiyeed ku tilmaamay mudaaharaadka, oo ah xaq dastuuri ah, sida uu dhigayo qodobka 20-aad ee dastuurka dalka,” ayaa lagu yiri qoraalka.

“Goluhu wuxuu adkeynayaa in mudaaharaadku yahay xaq dastuuri ah, shacabka Gobolka Banaadirna ay xilli kasta mudaaharaadi karaan.”

Dhinaca kale, Golaha ayaa uga mahadceliyey Xukuumadda Ra’iisul Wasaare Maxamad Xuseen Rooble in ay gudatay waajibkii kaga aaddanaa muddaaharaadka.

“Goluhu wuxuu mar kale ku adkaynayaa Xukuumadda in ay ilaaliso xuquuqda muwaadinka, xilna iska saarto furitaanka saaxadda siyaasadda oo ay ugu horrayso xorriyadda mudaaharaadka, kulammada, ololaha, safarka iyo in warbaahinta qaranka oo loo oggolaado Musharrixiinta.”

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Ujeedka mudaaharaadka maxaa lagu sheegay?

Maxuu shacabku diidanyahay?
Muxuu taageersanyahay?

Qofkii wax nagu dhaama macluumaad hanoo faa'iidiyo asagoo mahadsan.

Arinta khamiiska iyo carabta
Khamiisku waa dharkooda caadiga ah oo ay dhaqan ahaan xirtaan, kan khamriga cabba iyo kan ahlu diinka ah isku si bay u xirtaan.

Soomaalidu khamiiska waxay ka fahamtay khalad oo waxay u haystaan qofkii xirta inuu sheekh ama akhiyaar yahay.

Xataa markay carabta qaabilayaan madaxdeenu waxaa laga yaabaa inay khamiiskii hurdada loogu tala galay iyo guri joogga soo xirtaan.

Waxaa jira bahal xasharaadka ka mida oo la dhaho hawtul-hamag oo dabka iftiin mooda kuna dhex qarxa markuu ku dhaco

Carabta dhaqankeeda barta intaadnan khamiiska xiran lagama karo.

Erayga "Qabka" waxaa soo celiyay farmaajo, wuxuuna kala kulmay mucaarad aad u badan, oo qaarkood dharka tuurteen waayo lama ogolayn in dhagaha shacabka la maqalaan ku dhawaad sodon sano.

  • Haha - That was funny. You made me laugh! 1

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.