galbeedi

In Puntland, elders had taken over the administration of the government, especially Boosaaso.

Recommended Posts

Samafal   
On 1/12/2022 at 1:47 AM, Che -Guevara said:

Pland misses Abdullahi Yusuf. He was oday macangag ah, but he knew how to put everyone in their place.

I sense little hypocrisy in you. If I remember you well, you used to oppose A/Allahi Yusuf!!! What gives??
 
Share this post

Link to post
Share on other sites
4 hours ago, Samafal said:

I sense little hypocrisy in you. If I remember you well, you used to oppose A/Allahi Yusuf!!! What gives??
 
I opposed Yusuf for bringing Ethiopians to Mogadishu but he did a good job as far as Pland is concerned, keeping secessionists away, maintaining tribal harmony, and kicking Ittiahad and likes. 

Share this post

Link to post
Share on other sites
Samafal   
59 minutes ago, Che -Guevara said:

I opposed Yusuf for bringing Ethiopians to Mogadishu but he did a good job as far as Pland is concerned, keeping secessionists away, maintaining tribal harmony, and kicking Ittiahad and likes. 

Fair enough, I can take your Ethiopian opposition. But how is Yusuf's Puntland different from Deni's?

Yusuf's time clan wars were frequent and he ruled with iron fist that ultimately led to a big civil war. Under Deni Puntland is largely peaceful, soldiers and other   government employees are regularly paid and he is funding large projects entirely from government coffers?? When did that ever happen in recent times in any Somali administration including your hero Farmajo? He tamed the terrorist in Galkio and some extent the ones in Bosaso. So he is doing all we want him to do but no he is bad!!!!

Share this post

Link to post
Share on other sites
galbeedi   

C/laahi Deni is in a difficult position, between hard and rock place. If he crushes the outlaws and displaces families, he will be condemned as warmonger who has no care of the locals. If he lets the Dayaano gang to fight another day and opts for reconciliation, the elders and political opportunists will undermine him.

REgardless of what happens, the PL delegate to the parliament will be mostly Deni's people. If the Farmaajo expected numbers for his favour go down unexpectedly, C/laahi Deni will be a real contender.

I do still believe that this contest will be between Deni and Farmaajo.

Share this post

Link to post
Share on other sites
gooni   
17 hours ago, Samafal said:

Hadii Deni kayimid Tanzania adeerkaa Siyaad Barre asaguna xagee kayimid ileen lamada nin ma kala dhacaane.

Soomalidu waad juhalo ah rag baa siyaasad isku haye markaas baa meesha ugu dambaysa cayda iyo aflagaadada ka gaaraysaa. CBB waxay Dani u caayayaan maxaad Farmaajo u mucaaraday balse bal waxaan lagu mucaaradin oo u qabtay sheega??

Samafale
Walaale, mowduucu ma ahayn tartanka quruxda reer banu quraysh.

Mowduucu waa hab dhaqanka adeer deni oo dhaqankeena suuban ku cusub.

Sida aad ku sheegayso sal iyo raad kuma laha siyaasad farmaajo kala dhaxaysa waligoodna isma hor-fariisan waxay isku diidaan iyo waxay isku raacaan ma dhex marin.

Farmaajo waxba ma qaban afartii sano ee uu xukunka hayay waa run waan kugu raacsanahay.

Eed kuma laha aragtidayda oo soomaaliya waxaa kala qaybsaday qabiilo kala aragti iyo kala masaalix ah, ma jiro qof kaligiis 5 jamhuuriyadood oo kala madax ah wax ka qaban kara.

Laakiin waxaad inkirsantahay wax qabadkiisa shakhsiga ama dhabta ah.

1- wuxuu na baray inuusan tuug ahayn, hanti urursi iyo guryo dhiso midna u imaan.

2- wuxuu na tusay in mushaarka yar ciidan lagu dhisi karo, oo la maarayn karo si hufan.

3- wuxuu na baray in dalka ay somaali leedahay ajaanibkuna ay dalal kale leeyihiin.

4- wuxuu na tusay inuusan qabiilayste ahayn oo dadka soomaaliyeed u siman yihiin

Sidaasuu ku noqday hogaamiye dad kala qabiil ah ay difaacaan ama CBB ugu yeer ama waxaad doonto u bixi, qofkii xaq iyo baadil kala yaqaan wuu ujeedaa albaabka wayn oo balaqan.

Adigu noo sheeg adeerkaa deni wuxuu puntland iyo somaaliya u qabtay?

Share this post

Link to post
Share on other sites
Arafaat   
On 1/17/2022 at 7:15 PM, Samafal said:

Deni's big ambition is well and alive you would be advised young man. What happened in Bosaso is nothing comparable to what Farmajo did in Baydhabo, Mogadishu and Balad xaawo. The funny thing is he is still hopeful of having any chance of comeback!!!

Mida kale if qabiil is your criteria why don't you support Deni ileen isba waa Dblock eh???  

Deni looma dhiibi karo Qaran hadii wiilka adeerka u uyahay qaban kari waayo. Siyasada Somalida ayaa sidaas ah, marka hore reerka kasoo dhamoow oo eedo iyo adeero soo kala baxa. 

Share this post

Link to post
Share on other sites
Samafal   
13 hours ago, gooni said:

Samafale
Walaale, mowduucu ma ahayn tartanka quruxda reer banu quraysh.

Mowduucu waa hab dhaqanka adeer deni oo dhaqankeena suuban ku cusub.

Sida aad ku sheegayso sal iyo raad kuma laha siyaasad farmaajo kala dhaxaysa waligoodna isma hor-fariisan waxay isku diidaan iyo waxay isku raacaan ma dhex marin.

Farmaajo waxba ma qaban afartii sano ee uu xukunka hayay waa run waan kugu raacsanahay.

Eed kuma laha aragtidayda oo soomaaliya waxaa kala qaybsaday qabiilo kala aragti iyo kala masaalix ah, ma jiro qof kaligiis 5 jamhuuriyadood oo kala madax ah wax ka qaban kara.

Laakiin waxaad inkirsantahay wax qabadkiisa shakhsiga ama dhabta ah.

1- wuxuu na baray inuusan tuug ahayn, hanti urursi iyo guryo dhiso midna u imaan.

2- wuxuu na tusay in mushaarka yar ciidan lagu dhisi karo, oo la maarayn karo si hufan.

3- wuxuu na baray in dalka ay somaali leedahay ajaanibkuna ay dalal kale leeyihiin.

4- wuxuu na tusay inuusan qabiilayste ahayn oo dadka soomaaliyeed u siman yihiin

Sidaasuu ku noqday hogaamiye dad kala qabiil ah ay difaacaan ama CBB ugu yeer ama waxaad doonto u bixi, qofkii xaq iyo baadil kala yaqaan wuu ujeedaa albaabka wayn oo balaqan.

Adigu noo sheeg adeerkaa deni wuxuu puntland iyo somaaliya u qabtay?

Tartan foolxumo maadan orane Afrikaanimo baad ku caynaysay soomaaliduna waa udoqonimo iyagoo madmadoow oo markay carab iyo frenchiba utagaan lagu yaso madoownimo ay dadkii Allah abuuray ay abuurkooda wax ka sheegaan.

Horta hal wax oo sax ah baad sheegtay Farmaajo wax u qabtay majiro waa 5 sano oo khasaara ah. Ciidan buu mushaa siiyay wax nin wayn oo dal dhan lagu aaminay uu lasoo shir tago ma aha. Ciidanku hadaysanba meelna kuu qabanayn oo Al shabab dhul ka xoraynayn bal dhulkii horay loo joogay qaybo kamid dib looga soo gurtay. Ciidanku hadii maalin walba iyagu isku dagaalayaan xaafadaha xamar maxay mushaarkoodu sheegin. Ciidanka hadii lagu caycayrsnayo niman meelahaas ka hadlaya maxay mushaarsiinyu tari. Mida kale ciidan lasoo xulayomeelaha iyo qabiilada ay ka imaamayaan iyada oo laga cararayo qabiilada qaar qaran ma noqon karaan? 
 
Deni horta madaxwayne Soomaaliyeed ma aha ee dowlad goboleed buu madaxwayne sadex sano ka ahaa wakhtigaa koobana wax lataaban karo buu qabtay. Ciidamada aad sheegaysid buu dhisay mushaar kufilan oo joogta ah siiyay. Goboloda nabad galyo xumaantu ka jirtay buu nabadeeyay kalana diriray argaxisadii. Kaabayaash dhaqaalaha ay ugu wayntahay dayactirka laamiga dheer, buundooyin, airportka bosaaso, mashruuc korontada iyo biyo galinba waa socotaa. Doorashooyinkii hal qof iyo cod buu qabtay kuwa kalana waa wadaa.

Marka ha tartarsiin nin 5 sano guri isaga xiran isagoo haysta kaalmo caalamiya iyo dakhligii caasimada. Dani haduu intaas heli lahaa Soomaliya meel fiican buu gaarsiinayaa, mudo koobana argagaxiso wadanka waa laga waayi lahaa.

Share this post

Link to post
Share on other sites
Samafal   
5 hours ago, Arafaat said:

Deni looma dhiibi karo Qaran hadii wiilka adeerka u uyahay qaban kari waayo. Siyasada Somalida ayaa sidaas ah, marka hore reerka kasoo dhamoow oo eedo iyo adeero soo kala baxa. 

Wiilka waa laqaban  laakiin waxaa la qaban isagoo hoobiye aan magaalada ku garaacayn. Wiil yaroo guri hoobiye magaalo wayn lagalay wax wayn oo lagu mashquulo ma aha mardhowna adaa arki doontid iyadoo lasoo af jaray I'Allah.

Share this post

Link to post
Share on other sites
Samafal   
21 hours ago, galbeedi said:

C/laahi Deni is in a difficult position, between hard and rock place. If he crushes the outlaws and displaces families, he will be condemned as warmonger who has no care of the locals. If he lets the Dayaano gang to fight another day and opts for reconciliation, the elders and political opportunists will undermine him.

REgardless of what happens, the PL delegate to the parliament will be mostly Deni's people. If the Farmaajo expected numbers for his favour go down unexpectedly, C/laahi Deni will be a real contender.

I do still believe that this contest will be between Deni and Farmaajo.

The outlaws will be crushed without one single blood spilt. Already half of the young man's foot soldiers have surrendered, the rest will follow suit I'Allah.

Share this post

Link to post
Share on other sites
Duufaan   

Samafal

It was not long time ago that you were claiming that Deni will not be a candidate and he will be busy to fix Putland problems. Now he is suddenly unannounced candidate. I do see Dayaano family a problem for him but him hiding behind Faroole, will be his biggest probelm. Not a long ago Faroole told  that Putland do not have a candidate and will support moqdisho candidates. This week, Faroole was talking about that Putland have only one minister in the Somali government. He clearly defined putland.

With the absence of a credible candidate from moqdisho presidential candidates, except Khayre,  Deni has an opportunity to present the opposition and present himself as a newcomer. Foreign diplomats are lining up to see him already.  But Is he really up to challenges and able to get votes from all sections beyond  Jubaland? He cannot simply rely on moqdisho group. I still believe Puntland and Deni goal is anything else  Farmaajo and other D-blocks candidates, rather trying to win the presidency.

Share this post

Link to post
Share on other sites
gooni   

Walaale samafale
Aqoon waxaa ugu liidata midda markaad shahaado sare hesho qabyaalad kugu indho tirta.

Hadii aad wax yar indhaha ka biriqsan karto, xaqqa haka boodin, aragtida xaqu waa nuur.

Farmaajo ul sixir ah lama imaan villa  Somalia dalka loo dhiibay waa dal xaalkiisu alle iyo anaguba ognahay waa beelo laysku kakabay oo doonaya inay hadal isku muquuniyaan. 

Beeshii ugu xadaaradda fiicnayd waxaa hogaamiye looga dhigay abeeso aan dhiig iyo dhaqan nala wadaagin oo didsan ama fiigsan.

Rag iska celintu yaysan ku aakhiro seejin Dr. deni, waxba ma qaban, naftiisaa halis  ku jirta, siduu god hadimo u qodayay yuu aakhirkii qaarkiisii dambe aasay.

Gurigiisii tuulada ku yaalay iyo barlamaankii labadaba dhiig buu ka dhaqay adigaa maqli doona sidii c/laahi yuusuf yaman ama cumaan buu u cararay, sanad kaliya sug haka yaabin inuu dukaan dambe ka furto qardho.

Hadda ka hor waxaan dhagaystay sheekh caalim ah oo soomaaliya oo dhan laga yaqaan ilaahay aqoon karaamo iyo luuqad siiyay allaha xifdiyo.

Waxaan arki jiray asagoo u fadwooda ssdf oo ku sheega inay siyaad barre xaq kula dagaalameen oo ay shahiidnimo ku dhiman jireen.

Waligay kama harin cilmigiisa inaan dhagaysto oo waxaan is iri fiqi tolkii kama janno tago yaa u gaysay.

Arrin cusub yaan ka maqlay maalin maalmaha ka mida, mar laga waraystay taariikh nololeedkiisa, waxuu sheegay inuu asal ahaan kasoo jeedo erateria, 

Taas lama yaabin ee waxaan la yaabay ninka aan cid ka soomaalisan jirrin sababta uu qabiilka uga dhigtay dal dhan oo dhisan.

Hadiise uu ku abtirsaday erateria muu soomaali oo dhan abtiyaal ka dhigto maxaa beel kaliya ku koobay?

Waxaan sheekadaa kuugusoo qaatay madaxweynihiinu wuu noqon karaa Tanzania asal ahaan, wax dhib ah ma leh waa dal walaalaheen ah oo afrikaana sumacad ahaana soomaalida ka macruufsan, boqortooyada carabtu way isku dhex jiraan waa madaw iyo caddaan.

Waan ku salaamay saaxiib raalina noqo inta wax kuu kala baxayaan.

Share this post

Link to post
Share on other sites
Samafal   
18 hours ago, Duufaan said:

My brother,  Farole can say whatever he wants and he does not speak for no one except for himself.

I do not have any recollection of me saying that he will not stand and I do not know where you got that idea.

Nevertheless, Deni's ambition to stand for presidency did not come about because he wants to unseat Farmajo as CBB cliques claim or Puntland want premiership as you allude to. For your information he was a formidable candidate in 2017 who got 18 votes in the first round. Other Puntland candidates, A/Rashid Ali Sharmarke and Ali Haji got 37 &  2votes altogether they had 57 votes all of them went to current president Farmaajo. If they wanted prime minster's position they would have made a deal with Hassan Mohamoud or Sharif Sheikh Ahmed but no they went for a change. And you would remember if Sharmarke's votes did not go to Farmajo, he would not have been a president.

You need to simply understand Puntland then including Deni wanted change and it just happens that he ( Deni) want change whether that means he gains presidency himself or he makes deals with some guy. It was pure politics in 2016 and it is pure politics now. Stop seeing imaginary stuff and coming up with strange ideas.
  
Share this post

Link to post
Share on other sites
Samafal   
12 hours ago, gooni said:

Walaale samafale
Aqoon waxaa ugu liidata midda markaad shahaado sare hesho qabyaalad kugu indho tirta.

Hadii aad wax yar indhaha ka biriqsan karto, xaqqa haka boodin, aragtida xaqu waa nuur.

Farmaajo ul sixir ah lama imaan villa  Somalia dalka loo dhiibay waa dal xaalkiisu alle iyo anaguba ognahay waa beelo laysku kakabay oo doonaya inay hadal isku muquuniyaan. 

Beeshii ugu xadaaradda fiicnayd waxaa hogaamiye looga dhigay abeeso aan dhiig iyo dhaqan nala wadaagin oo didsan ama fiigsan.

Rag iska celintu yaysan ku aakhiro seejin Dr. deni, waxba ma qaban, naftiisaa halis  ku jirta, siduu god hadimo u qodayay yuu aakhirkii qaarkiisii dambe aasay.

Gurigiisii tuulada ku yaalay iyo barlamaankii labadaba dhiig buu ka dhaqay adigaa maqli doona sidii c/laahi yuusuf yaman ama cumaan buu u cararay, sanad kaliya sug haka yaabin inuu dukaan dambe ka furto qardho.

Hadda ka hor waxaan dhagaystay sheekh caalim ah oo soomaaliya oo dhan laga yaqaan ilaahay aqoon karaamo iyo luuqad siiyay allaha xifdiyo.

Waxaan arki jiray asagoo u fadwooda ssdf oo ku sheega inay siyaad barre xaq kula dagaalameen oo ay shahiidnimo ku dhiman jireen.

Waligay kama harin cilmigiisa inaan dhagaysto oo waxaan is iri fiqi tolkii kama janno tago yaa u gaysay.

Arrin cusub yaan ka maqlay maalin maalmaha ka mida, mar laga waraystay taariikh nololeedkiisa, waxuu sheegay inuu asal ahaan kasoo jeedo erateria, 

Taas lama yaabin ee waxaan la yaabay ninka aan cid ka soomaalisan jirrin sababta uu qabiilka uga dhigtay dal dhan oo dhisan.

Hadiise uu ku abtirsaday erateria muu soomaali oo dhan abtiyaal ka dhigto maxaa beel kaliya ku koobay?

Waxaan sheekadaa kuugusoo qaatay madaxweynihiinu wuu noqon karaa Tanzania asal ahaan, wax dhib ah ma leh waa dal walaalaheen ah oo afrikaana sumacad ahaana soomaalida ka macruufsan, boqortooyada carabtu way isku dhex jiraan waa madaw iyo caddaan.

Waan ku salaamay saaxiib raalina noqo inta wax kuu kala baxayaan.

Qabiil gabaad ha ka dhigan. Farmaajo qabiil hadaan ku haysto ma aanan taageereen 2017kii. Marka oday waxa adi kaa nagnagsiinya oo aad u arki la'adahay dhibaatada uu wadanka u gaystay 5tii sano oo lasoo dhaafay, aniga ha igula soo galgalan.
 
Ninkaa wadaadka aad haysatana idiinma qarni karnee orad oo meelahaas ka raadso oo kala garbaxa. Laakiin waxaa lagu moodaa inaad sas ka qaaday SSDF, ma marbay ku heleen adoo daba qarjab leh odaygii adeer ahaa. Allaha ku cafiyo hadii dad bini aadam ah kugu maqanyihiin :)

Share this post

Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.