Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

The real afgambi

Recommended Posts

Wararkii ugu dambeeyay shirka Golaha Wadatashiga Qaran ee maanta doodiisu adkaatay

Waxaa goordhaw soo gabagaboobay shirka Golaha Wadatashiga Qaranka oo maalintii afaraad oo xiriir ah ka socda teendhada Afisyooni ee magaalada Muqdisho.

Shirka wadatashiga Qaran ayaa maanta mar ku sigtay inuu ku dhamaado fashil iyo natiijo la'aan, kadib markii madaxda Golaha wadatashiga ay isku khilaafeen arrinta amniga dalka in lagu wareejiyo ra'iisal wasaare Rooble, taasoo keentay madaxda qaar in shirka isaga baxaan walow markii dambe dadaalo dheeraad ah ay madaxda qaarkood sameeyeen shirka dib u bilawday.

Wasiir ku xigeenka Warfaafinta Xukuumadda xilgaarsiinta Cabdiraxmaan Yuusuf Alcadaala oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in shirka Golaha wadatashiga Qaran maanta si weyn uga doodeen arrimaha amniga dalka iyo dardar gelinta hufnaanta doorashada.

"Shirka  Golaha Wadatashiga Qaran ee ka socda Muqdisho ayaa galay maalintii 4aad, iyadoo madaxdu ka arrinsanayaan qodobbada ajandaha shirka  oo sii socon doona inta la isla meel dhigayo dhammaan qodobbada muhiimka ah ee la xiriira doorashooyinka dalka" ayuu yiri wasiir Alcadaala.

Shirka wadatashiga qaran ayaa maanta si weyn uga duwan shirarkii sadaxdii maalmood ee lasoo dhaafay ay isku hor fariisanayeen madaxda Golaha wadatashiga qaran, waxaana la filaayay in shirka uu maanta soo gabagaboobo, hayeeshee dooda oo aad u adkaatay ayaa sababtay in shirka lasoo gunaanadi waayo.

Shacabka Soomaaliyeed iyo daneeyayaasha arrimaha Soomaaliya ayaa il gaar ah ku wada eegaya natiijada kasoo bixi doonta shirkan u dhaxeeya Raysal wasaare Rooble, shanta madaxweyne goboleed iyo guddoomiyaha gobolka Banaadir.

Share this post


Link to post
Share on other sites
galbeedi   

Premier Rooble should know that he has a very narrow window to hold the election and then retire to the sunset. THey don't four or fourty days to bring those selected as members of parliament in a big hall and count the votes openly.

There is no security issues to manage or to order things around these  remaining five weeks before the election. Rooble isn't the commander in chief of the army and there are no constitutional routes to transfer that power to him. What is he thinking?Furthermore, it seems Somalia has passed the time where leaders will use the security apparatus at their whims. Neither the people of Mogadishu nor the Somali people at large will accept any reckless moves from Farmaajo or Rooble.

The security is managed by police and military commanders who has shown great responsibility and neutrality. Rppble doesn't need to interfere with this. The so called " Badbaado Qaran" has nothing to save and  not needed at moment. The people of  Mogadishu are going about their business. Rooble should know he  is a lame duck premier with zero powers . The only way forward to clear the air and bring stability is the election. Firing the intelligence chief, putting his men in defence and security ministers, what is Rooble up to? is he showing his power? Is he preparing to use force if his prefered candidate loses the election? I don't get it.

I would suggest to president Farmaajo to act as the father of the nation and sit down with  Rooble as two mature adults and find a way out of this mess .Farmaajo also should know that he is part of the problem now and must change course. 

If C/laahi Deni thinks he could prolong the misery by backing Rooble, he is mistaken and will be a dead duck in the coming election. The Somali people will not forgive those who play games for their future. He already lost to the Dayaano boys in Boosaaso and this Rooble cave talks will seal his deal. 

 

 

 

 

 

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
galbeedi   

Here C/rahman Faroole, a man who knows fewthings about conferences said about the" fake Shir" .

"“Maamul goboleedyada waxaan leeyahay nina yuusan ninka kale ka eexan, cidna madaxweyne kama dhigi kartaan, Alle ayaa madaxweyne noo dooraya ee taas xisaabta ku darsada, Ilaahey quluubtiina ha isku soo jeediyo,”

If Roobe wants to be commander in chief he should run for the next election. Cidna wadaxweyne kama dhigi karto yuusan is daalin.

Here FAroole again about the security issues, : 'amni laga doodaayo aan intaan kadib dalka loo sii xayiri karin, isagoo yiri, “Qoladii aan ammaankeeda suga karin, anaga hanoo yimaadeen, inagaa u sugeynee, yaa awal noo sugi jiray ammaanka?.

I might not like Faroole, but he speaks his mind sometimes in the right way. And , by the way, I like his contempt for the Mogadishu crowd.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.