Dalmar1

Rooble to release Mukhtar Rooboow

Recommended Posts

2 hours ago, maakhiri1 said:

And how is this terrorist going to help Mr Hapless Rooble?

Laftagareen, who refused to attend his meeting on yesterday, ku xumee isleeyahay. I don't believe this news is real even. Haddee run ka tahay, odeyga adeerkiisa ah, Daahir Aweys, ha sii daayo.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Duufaan   

He will not do it. For much he like to help Moqdisho candidates, it will be difficult for them to win this time, only if they line up behind Deni and Maddobe. Just Madoobe elected 6 xildhibaan without Fedral government election committee in place. This is how the selection will  end.

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Duufaan   

Rooble is left the northern candidates and the banaadiri seats. They also have their committee. There is nothing Rooble can do rather steal money located for elections.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Taliska NISA oo kasoo jawaab celiyay warbixintii la xariirtay xaalada Mukhtaar Rooboow

Taliska ku meel gaarka ee hay'adda Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliya ayaa kasoo jawaab celiyay, warbixin la xariirtay xariga iyo xaalada Mukhtaar Rooboow oo dhameystiran oo Wasaaradda Amniga Xukuumadda Soomaaliya ka dalbatay.

War qoraal ah oo kasoo baxay Xafiiska taliyaha kumeel gaarka ee NISA Yaasiin Fareey ayaa lagu sheegay in xaalada Caafimaad ee Mukhtaar Rooboow ay tahay mid wanaagsan, islamarkaana uu leeyahay dhaqaatiir si joogta ah ula socota Caafimaadkiisa, uuna yahay arday dhigta Jaamacada heerkeeda labaad ee Master Degree.

Qoraalka NISA kasoo baxay ayaa sidoo kale lagu sheegay in nolosha Mukhtaar Rooboow iyo qoyskiisaba bil walba ay ku baxdo maareynteeda lacag dhan 7,000 kun oo dollar, sababta uu wali u xiran yahayna ay tahay maadama uu horay Shabaab u ahaa walina uusan buuxin sharuudaha isa soo dhiibaha loo dajiyay, in waajib yahay sugitaanka amaankiisa.

20211229637763347817899079.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.