Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Is madaxweynaha trusting Eritrean-trained troops?

Recommended Posts

Madaxweynaha seems kalsooni buuxdo inuu meesha ku joogo now, judging from his latest actions. It seems more like kalsooni ka baxsan tii sanadkii hore lagu arkay. Is he emboldened by the the thousands of Eritrea-trained troops that recently arrived in Muqdisho? Also the elite military force from Turkiga as well? It seems like Farmaajo wax ayuu isku ogyahay.

Share this post


Link to post
Share on other sites
2 minutes ago, Miskiin-Macruuf-Aqiyaar said:

Always godka Siigaale oo isgoyska Dabka u dhow ku ordaan. Since kuwaan waalan think godka Siigaale was what broke Caydiid Sr. in 1992, so it can break any dowlad. 

The question how does one deal with them?  Every president including presidents from the area clanwise will face the same problem.

Share this post


Link to post
Share on other sites
galbeedi   

Criminals showing up to take advantage of any disturbances.  Farmaajo doing things in a half baked way as always. Arrest the premier for corruption, abuse of power and looting of public land. 
 
Then hold press conference and explain  his crimes to the public. Tell the people that he can’t obstruct the investigation.and  replace government ministers for his own personal interest.

Share this post


Link to post
Share on other sites
galbeedi   

This militia is the the biggest barrier for legitimate government and the rule of law. They must disbanded. So far they never faced real soldiers. Let us find out if they more than one life

Share this post


Link to post
Share on other sites
galbeedi   

I think Farmaajo already lost the plot. Early in the morning I would have arrested the premier accused him of corruption, looting of public land and abuse of power by sacking the defence minister. Take over the public TV and disband the outlaws.After the arrest, I would have appointed Mahdi Guuleed as acting prime minister. 
there won’t be any TikTok minister acting as defence minister or other minions of Rooble in the cabinet.. now the same man he suspended had called him private citizen. He doesn’t even have a spokesperson to speak for him.

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
4 minutes ago, galbeedi said:

I think Farmaajo already lost the plot. Early in the morning I would have arrested the premier accused him of corruption, looting of public land and abuse of power by sacking the defence minister. Take over the public TV and disband the outlaws.After the arrest, I would have appointed Mahdi Guuleed as acting prime minister. 
there won’t be any TikTok minister acting as defence minister or other minions of Rooble in the cabinet.. now the same man he suspended had called him private citizen. He doesn’t even have a spokesperson to speak for him.

 

Easier said than done, widaay. Arresting Rooblaawe would be a disastrous move. These same isbaarodoon maleeshiyo will do far worse damage. Rooblaawahaan tuuga weynka ah asagaa gacantiisa ku keensaday, tusbaxiisa siray. Haka saarto. Inta xulashada dhaceyso meesha qofna yaanan laga tuurin. 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Duufaan   

If Farmaajo want to challange the moqdisho warlords he should be done long time ago. Too late for now. They are United front to defend what they got. They are wreaking and losing over the time with good goverment. Election must to happen sooner than 

later.

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Su'aal muhiim ah yaa mudan in la is waydiiyo.
Maxay soomaali badan ku taageertay farmaajo?

Aragtidayda waa fulaynimada.
Soomaalidu maysan arag nin fulay ah sodonkii sano ee lasoo dhaafay oo dulqaad iyo sabur  badan.

In badan bay wiil geesi ah oo wuxuu ku dhintay aysan aqoon god geeyeen, waxaa u yimid nin ka duwan raggii ay yaqaaneen.

Sida aan wada ognahay waa madaxweynihii ugu horeeyay oo lagu sheegay dictator asagoo kor u taagay warqad ay ku qoran tahay qof iyo cod, sawirkii aabe siyaadna ku badelay aadan cadde.

Farmaajo waxaa laga rabaa kaliya inuu digsiga daboolka ka qaado oo na tuso wuxuu karinayay shantii sano oo lasoo dhaafay.

Usc mu'addin masjid hadaad raysul-wasaare ka dhigto gacanta bidix tusbax buu ku qabsan, tan midigna dhul boob iyo dhaqaale xaaraan ah yuu ku raadin, waa jaamacadda kaliya oo ay ka qalin jabiyeen sodonkii sano ee lasoo dhaafay.

Nimankaan haday ciidanka qaranka aad noogu sheegteen ka awood badan yihiin ama isla ayagii yihiin, ha na daalina ee u daa nimanku dhulkooda ha dhisteene.

Hadaad dhiig in la daadiyo diido lagama yaabo ama waa calaacal timo kasoo baxeen in kala dambayn la helo.

Diinta aan ku ducaysano dhiig baa usoo daatay baryo kuma imaan.

Walaale farmaajo digsiga daboolka ka qaad aan dhadhimino waxaad karisay, anagoo qurux badan yaan qaxnay 90kii maanta oo aanan dhar haysan waxaad ka baqdaa meesha ma yaalaan, hadaad hal xIniin ah leedahayna umadda qudbad dheer u akhri iskana tag.


 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.