Che -Guevara

Farmajo suspends over misuse of public lands and accuses him of corruption

Recommended Posts

Dalmar1   
3 hours ago, Miskiin-Macruuf-Aqiyaar said:

Che, yariisoow degdeg badne warkiisa dhag jalaq ha u siin. Meeshee dabeesha u socoto u socdaa. Farmaajo is the same person uu amaanaaye bilooyin ka hor markuu ciidamo u diray Dhuusamareeb si Guriceel u soo celiyaan.

Same 'Reer Muqdisho' uu sheegaayo waxba kama oga, because no one owner of sarahaas dhaadheer dhistay in the last ten years want in laga dumiyo, including tuuga weyn ee Mr. 30/30's Elite Hotel owner. No way.

Loool caqli xumo, 

Now your using the same threats Farmaajo uses, i.e support my illegal Dictatorship or else I will destroy your properties in Mogadishu.

Mark my words, Farmaajo will be expelled very  soon and you will still be you an cuqdad ridden parasite who screams in his dark corner room far away from reality, Marka iska qeeyli sxb.

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Arafaat   
8 hours ago, Dalmar1 said:

Loool caqli xumo, 

Now your using the same threats Farmaajo uses, i.e support my illegal Dictatorship or else I will destroy your properties in Mogadishu.

Mark my words, Farmaajo will be expelled very  soon and you will still be you an cuqdad ridden parasite who screams in his dark corner room far away from reality, Marka iska qeeyli sxb.

 

 

What then? What comes after that? 

Share this post


Link to post
Share on other sites
11 hours ago, Arafaat said:

What then? What comes after that? 

What do you expect? Caydiid vs Cali Mahdi 2.0 ka sug. In this case, C/raxmaan C/shakuur, C/kariin Xuseen Guuleed and co. vs Shariif Axmed, Xasan Sheekh and co. There is always no Plan B other than bililiqo iyo isbaaro Xamar ka dhacdo.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Wararka suuqa maanta. Sheeko sheeko ahaa:

Qoorqoor, Kheyre iyo Shariif oo wada dadaal ay ku bad-baadinayaan Farmaajo

Mowqifka Musharaxiinta kala ah Sheekh Sharif Axmed iyo Xasan Cali Kheyre ayaa waxaa ku yimid isbeddel weyn saacadihii la soo dhaafay, kadib markii ay kulan is-afgarad ku soo dhamaaday la qaateen madaxweynaha dowlad Goboleedka Galamudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor.

Xog lagu kalsoon yahay oo ay heshay Caasimada Online ayaa xaqiijisay in kulankii galabti Talaadada ka dhacay hoyga Qoor Qoor la isla meel dhigay in laga hortago dagaalka la doonayo in Villa Somalia looga saaro madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.

Qoorqoor ayaa kulanka ka xusay in uusan oggolaan doonin mas’uul ay isku heyb yihiin oo uga saameyn bata siyaasadda xilligan, sidaas darteed ay tahay sababta uu Farmaajo u difaacayo. 

“Rooble haddii wax walba gacanta loo geliyo awooddiisa waxaa ka faa’ideysanaya Cabdikariin Guuleed, Xasan Sheekh iyo Cabdiraxmaan Cabdi Shakuur oo dagaalka ku gacan siiyay,” ayuu Qoor Qoor ku kaftamay, sida aan kasoo xiganay xubno ku dhow kulanka.

Sheekh Sharif oo Xasan Kheyra ku kaftamaya ayaa Rooble ku tilmaamay “Saddex sano shacbiyad aad ku sameyn weysay ayuu maalmo kooban ku sameeyey.”

Saddexda masuul ayaa kala qaatay howlaha ay ku fulinayaan qorshahooda, si loo badbaadiyo Farmaajo.

1- Xasan Cali Kheyre iyo Ciidanka Siigaale

Ciidamado dhowr iyo toban gaari ah oo warbaahinta la hadlay gelinkii dambe ee Isniinta oo u badan beesha Ra’iisul Wasaarihii hore Xasan Cali Kheyre oo xarun ka sameystay deegaanka Siigaale ee ku dhow madaxtooyada ayaa laga saaray aagagii ay ka yimaadeen, ayada oo la rumeysan yahay in Kheyre uu arrintaas ka shaqeeyay.

Arrintaan ayaa su’aal gelineysa awoodda ciidanka Badbaado Qaran oo la aaminsan yahay inay yihiin waxa ugu badan oo cadaadiska ku hayey Farmaajo, balse qorshahan ayaa sabab u noqon kara in awoodda Farmaajo ay dib u soo laabato.

2- Kulanka Sharif iyo Rooble

Madaxweynihii hore Sharif Sheekh Axmed ayaa isla habeenkii Talaadada kulan la qaatay Ra’iisul Wasaare Rooble, isaga oo geeyay farriintii kulankii Qoorqoor kasoo baxday.

Kulanka oo saacad iyo bar socday ayuu Shariif ku dadaalay in uu xog badan ka helo qorshaha xiga ee Rooble, isaga oo aan u furin arrinka wada-hadalka Farmaajo, balse sida aan ku ogaanay xogta markii uu ku laabtay Qoor Qoor ayuu sheegay in “Rooble yahay nin fogaaday oo ay tahay in Farmaajo la caawiyo.”

Sidoo kale howsha Shariif loo diray ayaa waxaa kamid ahayd arrimaha ciidamada.

Tallaabooyinkan ay billaabeen labada musharrax oo ku qancay in ay awoodda Rooble la xaddido ayaa xagal daacin kara dadaallaada Midowga Musharaxiinta ee ahaa in Farmaajo laga saaro Villa Somalia kahor doorashada, iyada oo dhanka kale laga yaabo in ay taageero badan ku waayaan maadaama ay u muuqato in Rooble uusan wadahadal geli doonin.

Rooble ayaa waxaa ka go’an in Farmaajo laga saaro Villa Somalia, si ay doorasho u dhacdo, wuxuuna qaataa go’aan ah inaysan labadooda dalka wada xukumi karin, balse waxa uu wajahayaa dhabar-jebinta Qoor Qoor, Kheyre iyo Shariif, haddii aan loo midoobin sidii looga badbaadi lahaa. 

Xigasho

Share this post


Link to post
Share on other sites

Qoorqoor oo shaaciyey xalka xiisada Villa Somalia, kadib kulankii Kate Foster

Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug, Mudane Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) oo haatan ku sugan gudaha magaalada Muqdisho ayaa kulan gaar ah la qaatay Danjiraha UK u qaabilsan arrimaha dalka Soomaaliya, Kate Foster.

Qoorqoor iyo Kate Foster ayaa ka wada-hadlay xaaladihii u dambeeyey ee soo kordhay iyo arrimaha doorashooyinka, sida lagu sheegay qoraal kooban oo kasoo baxay Galmudug.

Sidoo kale waxaa qoraalkan lagu sheegay inay labada dhinac isla garteen inay tahay in la soo gebagebeeyo doorashada, una arkaan xalka kaliya ee looga gudbi karo xiisada taagan.

“Waxaan hoosta ka xariiqnay baahida deg-degga ah ee loo qabo xilligan in ay tahay in la soo gebagebeeyo doorashada ayna tahay xalka kaliya ee Soomaaliya,” ayuu yiri Qoorqoor.

Madaxweynaha dowlad goboleedka Glamudug oo todobaadkan soo gaaray caasimada ayaa qeyb ka ah dadaallada socda ee lagu doonayo in lagu soo afjaro xiisadda Villa Soomaaliya.

Waxaa kale oo uu ka qeyb-geli doonaan shirka Golaha Wada-tashiga Qaran ee u dhexeeyo ra’iisul wasaaraha iyo hoggaamiyeyaasha maamul goboleedyada dalka.

Xaaladda Soomaaliya ayaa haatan cakiran, waxayna kasii dartay markii uu soo laba kacleeyey khilaafka u dhexeeyo Farmaajo iyo Rooble.

Si kastaba, lama oga sida wax noqon doonaan, waxaase beesha caalamku cadaadis saareysaa madaxweynihii hore Maxamed Farmaajo, si uu faraha ugala baxo doorashada.

Share this post


Link to post
Share on other sites
galbeedi   

Farmaajo uma baahna badbaado. Ninkii u shalay magacaabay ayuu kalsoonidii kala noqday. Waa arrin siyaasadeed oo xal siyaasiya u baahan.

Of course, some of  his moves are ugly and incoherent, yet this is probably how the Mogadishu game is played. Like Gooni said, Farmaajo has nothing to do with dictatorship. In fact, he is the only Somali leader asking for one man one vote. 

Farmaajo ha la ila tartamo ayuu yishi. Su'aasha meesha taal waxa weeye, " yaa cod siinaya  C/rahman Ina Shakuur? no one.

By the way the people of Mogadishu have sick and tired of criminals and pretenders who write 1991 on camels. In fact, a freind of mine talked to day a HAG man based in Mogadishu, and he said: 

"Sobob aanu Muqdishu dagaal uga ridnaa haba yaraate ma jiro. Areey ma nin Tuug ah ayaan dalka fawdo ugaliaa.Even Muuse Suudi declared Rooble as a theif (indirectly)".

If war comes to Mogadishu, the people who  would lose will be the millionaire hotel owners inside the cabinet. 30 jirka 30 ka million haysta ayaa ugu horeyn.

Rooble also spent some time in Hargeisa where officials loot public lands whether its liberary, government building or parks. 

Why is the main reason Rooble disbanded the election commission? We all know it takes another three to nsix months to appoint and agree upon on a new commission. hE wanted another six months to make more money. If the regional leaders started the election, it could finish within weeks and Rooble will be out of job. .

Now, the solution is  to reinstate the old election commissioners and flow September 17 agreement and hold the election within 30 days. The election will clear the air. If Rooble and his freinds want to hold the election this time around, we say Aamiin.

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
galbeedi   

Exactly. 

Cheif of staff of Rooble: Farmaajo suspended you and we are out of job.

Rooble: that is unacceptble, what should we do?

Counselor: topple Farmaajo in a coup and make youself the president and accuse him of making a coup.

Rooble: I can't do that while he is sitting in villa-Somalia

Counselor:  Why don't you ask uncle Cabdi Qaybdiid for help to mobolize ?

Rooble: Yes., but before we do that, I will remove his pictures from all the walls of the government offices. Give that picture, I want to crush and stop on it, oooooh.

Counselor:  Easy Mr. premier, becareful of the glass.

Rooble: get that fool called Cadaalla from the national TV. I want to record a messege to the public.

Conselor: Not now. Wait for a day or few hours.

Rooble Why?

Counselor: because you seem to be nervous and you are shaking.

Rooble: I don't care.

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.