gooni

War Ninku Han yaraa !!

Recommended Posts

9 hours ago, gooni said:

 

What kind of qashin excuse is he making for ra'iisul wasaaraha? He is not even denying that inuu ra'iisul wasaarigii dalka dhulkaas gatay, instead saying dhulkaas 'dhul yar' ka soo haray safaaradaha Turkiga iyo Imaaraadka ahaa. Yaab. And why is he speaking about it? Aawey kii Macalimoow la lahaa mar walba warbaahinta hortaagnaa oo afhayeenka gaarka ah ee ra'iisul wasaaraha ahaa. 

Marka koowaad dhul yar meesha ma yaalo, waa dhul balaciisa weynyahay sida muuqaalka laga arko oo hay'ad dowladeedna lahaa.

Ninkaan horaa u sheegay jagooyinkii sawiirnimada iyo agaasimooyinka ayuu gatay (first known cases in the histort of the country) and now this. Ceeb daranaa tuugaan tusbaxa inuu dadka ku siro rabo. 

Share this post


Link to post
Share on other sites
galbeedi   

Afhayeenka Raiisul Wasaaraha Mr, Goobe said he is the highest general of the army. Since when he was appointed the chief of staff of the army. 

THe reason the young general spoke out is the open looting of public land by the corrupt oligarchs. 

People might say Farmaajo isn't corrupt, but his government is full of crooks and corrupt people. 

Waxii tuulo joogtay aduunka Muqdisho iyo Nairobi ayey iskugu tageen.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Arafaat   
11 hours ago, galbeedi said:

 

Waxii tuulo joogtay aduunka Muqdisho iyo Nairobi ayey iskugu tageen.

Geelubu ka ugu horeeya ayuu raadkiisa maraaa, maxaa ula yaaban tahay. Nidaamka ayaa markiisi horeba ku dhisnaa cadalad daro, eexeysi iyo musuq. Bilaash umee dumin bahashu. 

  • Like 1

Share this post


Link to post
Share on other sites

He doesn't want to investigated. Yaaka yeelaayo sheekadaan.

Ra’iisul Wasaare Rooble oo qaaday tallaabo xeelad ah iskuna beddelay laba wasiir

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa isku beddelay wasiirada gaashaandhigga iyo cadaaladda xukuumadda federaalka, sida lagu sheegay wareegto kasoo baxday xafiiskiisa.

“Wareegto uu soo saaray Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayuu Wasiirka Gaashaandhigga JFS ugu magacaabay Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) oo horay u ahaa Wasiirka Caddaaladda. Ra’iisul Wasaaraha ayaa sidoo kale Mudane Xasan Xuseen Xaaji oo horay ahaa Wasiirka Gaashaandhigga XFS u magacaabay Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda JFS,” ayaa lagu yiri qoraal uu soo saaray xafiiska Rooble

Ra’iisul Wasaaraha ayaa faray labada wasiir ee la isku baddelay in ay sida ugu dhaqsiyaha badan xilalka ula kala wareegaan.

Tallaabada uu qaaday Rooble ayaa loo arkaa mid xeeladeed, ayada oo Cabduqaadir Maxamed Nuur uu ka mid yahay wasiirada aadka ugu dhow Rooble, lana safnaa dhowrkii dagaal ee uu la galay Farmaajo.

Wasaaradda Gaashaandhigga ee loo dhiibay Cabdulqaadir ayaa loo arkaa mid muhiim ah, ayada oo laga cabsi qabo in dalka uu galo dagaal mar kale ka dhasha damaca muddo kororsi ee Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.

Wasiirkii hore ee gaashaandhigga Xasan Xuseen Xaaji ayaa dhowr maalmood kahor soo saaray warqad u muuqatay mid gef ku ah ra’iisul wasaraaha kadib markii uu amray in la baaro dhul boob uu taliyaha ciidamada badda ku eedeeyey Rooble.

Xasan Xuseen ayaa mar dambe ka laabtay qoraalkaas, isaga oo sheegay inuu ula jeeday in la baaro gefka uu taliyaha u gaystay Rooble, hase yeeshee sida muuqata waxyeelada ay gaysatay warqadiisa ayuu xilka ku waayey.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.