Sign in to follow this  
Deeq A.

Fariin loo diray Ex-Mayor Muraad

Recommended Posts

Deeq A.   

Fariin loo diray Ex-Mayor Muraad

muraad.jpg
Ina Muraad Burco maayarkeedii
……………..Ex Sheekh………………..
……………..Ex Macalin………………..
…………..Ex maayar……………………
Intaad muusanoow iyo colaad
Magac ku doonayso
Madal laysu soo baxay intaad
Ceeb ka marinayso
Inta aad colaadaad mulkiday
Wiqiyad miisayso
Inta aad mataanaha togdheer
Kala mirdhaynayso
Intaad hooyadaadii macan
Ceeb marmarinayso
Abtigaa intaad muunadiyo
Sharaf ka maydhayso
Wallee ina muraadoow
Macaash badan masoo hoysid
Waxa Qoray :Salah Abdirahman

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this