Sign in to follow this  
Deeq A.

Shir Nabadeed oo ka furmay degmada Yagoori ee Gobolka Sool

Recommended Posts

Deeq A.   
5.jpg?resize=720%2C480&ssl=1

Shir Nabadeed ayaa saaka ka furmay degmada Yagoori oo ka tirsan Gobolka Sool.

Shirka oo u dhexeeya labada beelood ee jaamac Siyaad iyo Ugaadhyahan ayaa lagu xallinaya shaqaaqooyin horay u dhexmaray labada dhinac.

Shirka waxa si rasmiya u furay Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil waxaana ka qayb-galaya Isimada iyo ergooyin ka socda labada beelood.

Wixii ka soo kordha shirkaas kala soco Puntland Post

The post Shir Nabadeed oo ka furmay degmada Yagoori ee Gobolka Sool appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this