Sign in to follow this  
Deeq A.

Musharaxa madaxweynaha ee xisbiga Waddani oo socdaal maanta ku tagaaya dalka Sweden

Recommended Posts

Deeq A.   

Musharaxa madaxweynaha ee xisbiga Waddani Dr Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cabdiraxmaan Ciro)
ayaa socdaal todobaad ah ku tagaaya maanta dalka Sweden halkaasi oo uu kula kulmi doono madax ka tirsan dawlada dalkaasi iyo jaaliyada reer Somaliland ee ku dhaqan dalkaasi.

Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cabdiraxmaan Ciro) ayaa socdaal ku mari doona dalal kale oo ka tirsan qaarada Yurub ka hor inta aanu dalkii ku laaban, socdaalkani uu hada u soo baxay waa kii u horeeyay ee uu ku yimaado qaarada Yurub tan iyo intii uu wareejiyay gudoomiyanimada xisbiga Waddani taasi oo caalmka oo dhan laga soo dhaweeyay taageero xoogana uu kaga kasbaday shicib weynaha reer Somaliland ee degan dhamaan gobolada Jamhuuriyada Somaliland

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this