Sign in to follow this  
Deeq A.

Xildhibaan ka tirsan Barlamaanka S/land oo si adag u duray Shirgudoonka Golahooda

Recommended Posts

Deeq A.   

Xildhibaan ka tirsan Barlamaanka S/land oo si adag u duray Shirgudoonka Golaha Wakiilada

Fasax bil iyo xoogaa qaatay kadib Sabtida waxaa noo furmi doona kalfadhigii labaad ee Gollaha Iddam Alle waxaa nasugaya xeerar badan oo qaranka iyo umaduba baahiweyn u qabaan inkastoo saluug badani jiro dhanka hogaaminta shirgudoonka.
shirgudoon.jpg
Dad badani waxa ay u dhagtaagayaan waxa goluhu ka yeeli doono xeer 14 (xeerka furista ururada) oo hada layaala shirgudoonka Golaha!!!!!!!
Jimce wanaagsan dhamaan shacbiweynaha reer Somaliland.

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this