Sign in to follow this  
Deeq A.

Maxkamada Ciidanka S/land oo xukun ku riday Askar…….

Recommended Posts

Deeq A.   

Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ee Somaliland gaar ahaan gobolka sanaag ayaa min 7 sannadood oo xadhig ah ku xukuntay afar Askari oo lagu helay in ay kufsadeen Gabadh yar oo 13 jir ah.

XUKUN.jpg

Xukunkan ayaa saaka ka dhacay magaalada Ceerigaabo ee gobolka Sanaag.Afarta Askari oo ka tirsan Booliska Somaliland ayaa Gabadhan yar ku kufsaday degmada Ceel-afweyn ee gobolka Sanaag.

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this