Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Boosaaso maxaa ka socdo?

Recommended Posts

Puntland: Ku dhowaad 100 askari oo katirsan ciiddanka Daraawiishta Puntland oo ku biiray ciiddanka PSF

Ku dhawaad 100 askari oo katirsanaa ciiddamada Daraawiishta maamulka Puntland ayaa maanta ku biiray ciiddanka PSF ee ka gadoodsan xil ka qaadistii dhowaan lagu sameeyay taliyahoodii ugu sarreeyay.

Qaar kamid ah askarkan oo saxaafadda kula hadlay xerada ciiddanka PSF ee magaalada Boosaaso, ayaa waxay sheegeen in ay ka kala yimaadeen Mudug iyo deegaannada kale ee Bari, iyagoo sheegay in qorshaha loo geeyay Boosaaso uu ahaa in ay weeraraan PSF.

Askartu waxay sheegeen in aanay suurtagal ahayn in loo adeegsado arrimo siyaasadeed isla markaana la isku jebiyo ciiddanka amniga Puntland, waxayna kaloo sheegeen in ay ka cabanayaan maalmo xumo.

Saraakiisha PSF ayaa ku eedeeyay madaxda Puntland inay iska horkeynayaan ciiddamada Puntland, iyagoo ciiddamada kale ugu baaqay in ay ka digtoonaadaan in la qaldo sida ay sheegeen saraakiisha PSF.

Arrintan ayaa kusoo beegmaysa xilli maanta duqa magaalada Boosaaso  Cabdiqani Axmed Ismaacil (Deero Dile) uu sheegay in ciidamo katirsan kuwa PSF ay kasoo goosteen taliskooda. Duqa ayaa dhinaca kale digniin adag u jeediyay taliyaha xilka laga qaaday.

Wuxuu uga digay inuu xilka isku dhajiyo. Wuxuu sidoo kale sheegay ciidamada PSF in ay barakicinayaan shacabka magaalada Boosaaso, una sheegayaan inuu magaalada ka dhacayo dagaal.

Xigasho

Share this post

Link to post
Share on other sites
galbeedi   
4 hours ago, Che -Guevara said:

and other long unaddressed issues.

I think I will side with C/laahi Deni on this one. This so called Dayaano family consider the PSF soldiers like their own property. The Son took over from the father, and now the brother goes for election and he transfers the PSF to his brother.

What is this? their family property?

Deni has the power to fire and hire commanders as he is the leader. THose who refuse to hand over command after being replaced are  nothing but greedy anarchists. It is one of those parallel forces America has created to undermine local authority. They might be a good fighting force against Al-shabaab, but they must be accountable to the leadership of Puntland.

Share this post

Link to post
Share on other sites
gooni   
On 11/28/2021 at 10:07 PM, galbeedi said:

Galbeedi
Habka boqortooyada yaa sidaa ku dhisan una shaqeeya, waa dhaxal ilaa madaxweynaha puntland.

Beelaha kale ee puntland waa shacab xataa waxaa laysku haystaa hal xildhibaan oo ay isku raaceen in odaygoodu usoo xulaan.

Khaliijka guutada taangigiyada waxaa xukuma qof aan reer boqor ahayn, lakiin rasaasta waxaa haya nin reer boqor ah.

Reer diyaano waa niman asal ah oo abtirkooda ay yaqaanaan, meeshaad wax ka fiiranayso iyo dhaqanka meesha yaal waa kala laba.

Share this post

Link to post
Share on other sites
Arafaat   
16 hours ago, gooni said:

Then change the name to Kingdom and institutionalise the royal principalities and chiefdoms, and stop the pretentious pretext of federalism and democracy. 

  • Like 1

Share this post

Link to post
Share on other sites
Duufaan   

Although Deni is supporter of the anarchy around the country. The changes he makes putland army is legit and something he can claim credit as he is planning to run Somali president. Changing clan melesia  to  regular state forces. But the fight against Diyaano Family is more political and will wound him badly. This is moqdisho style business. A fight between Boosaaso road blockers.

Share this post

Link to post
Share on other sites
gooni   
On 12/1/2021 at 3:22 AM, Arafaat said:

Then change the name to Kingdom and institutionalise the royal principalities and chiefdoms, and stop the pretentious pretext of federalism and democracy. 

iminkaba way tahay puntland kingdom, laakiin lama ogola in mooska dad baahan hortooda lagu fiiqo.

Share this post

Link to post
Share on other sites

Faahfaahin ku saabsan dagaalka Boosaaso oo sii xoogeystay iyo PSF oo... 

Wararka ka imaanaya magaalada Boosaaso ee gobolka Bari ayaa sheegaya in halkaasi uu ka socda iska hor imaad u dhaxeeya ciidanka amniga Puntland iyo ciiddamo daacad u ah agaasimihii hore ee ciiddanka PSF, Maxamuud Cismaan Diyaano.

Labada dhinac ayaa isku adeegsanaya rasaas culus oo laga maqlayo xaafaddaha magaalada Boosaaso, waxaana xaafaddaha xabbadu ka socota ka qaxaya dadka shacabka oo horey halkaas u daganaa.

Lama oga cidda bilowday dagaalka, hase yeeshee wararku waxay sheegayaan in ciiddanka Puntland ay weerar ku qaadeen taliska guud ee hay’adda PSF, halkaas oo ay isku urursadeen ciiddanka PSF.

Dagaalkada ayaa saameyn ku yeeshay xarunta Ciidamada PSF, madaxtooyada Boosaaso iyo aaggaga u dhow iyadoo ciidamada dagaalamayo ay yihiin kuwa aad isugu dhow difaac ahaan.

Ciidamada PSF ayaa la sheegay inay duqeyn xoog leh u geysteen Xarunta Madaxtooyada Boosaaso taasoo keentay inay isaga baxaan ciidamadii daacadda u ahaa Saciid Deni ee halkaas ku sugnaa.

Waxaa lasoo sheegayaa khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac  ka dhashay iska hor imaadka socda, welise lama oga khasaaraha dhabta ah ee soo kala gaaray labada dhinac ee dagaalamaya.

Wada hadalo muddooyinkii ugu dambeysay loogu jiray in lagusoo afjaro xiisadaha Boosaaso ayaa guul daraystay, kadib markii labada dhinac ay ku heshiin waayeen go’aanno kasoo baxay Isimada.

Share this post

Link to post
Share on other sites

Iska hor imaad u dhexeeya ciiddanka amniga Puntland iyo ciidamo daacad u ah agaasimihii PSF oo ka socda Boosaaso

Wararka ka imaanaya magaalada Boosaaso ee gobolka Bari ayaa sheegaya in halkaasi uu ka socda iska hor imaad u dhaxeeya ciiddanka amniga Puntland iyo ciiddamo daacad u ah agaasimihii hore ee ciiddanka PSF, Maxamuud Cismaan Diyaano.

Labada dhinac ayaa isku adeegsanaya rasaas culus oo laga maqlayo xaafaddaha magaalada Boosaaso, waxaana xaafaddaha xabbadu ka socota ka qaxaya dadka shacabka oo horey halkaas u daganaa.

Lama oga cidda bilowday dagaalka, hase yeeshee wararku waxay sheegayaan in ciiddanka Puntland ay weerar ku qaadeen taliska guud ee hay'adda PSF, halkaas oo ay isku urursadeen ciiddanka PSF.

Waxaa lasoo sheegayaa khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac  ka dhashay iska hor imaadka socda, welise lama oga khasaaraha dhabta ah ee soo kala gaaray labada dhinac ee dagaalamaya.

Wada hadalo muddooyinkii ugu dambeysay loogu jiray in lagusoo afjaro xiisadaha Boosaaso ayaa guul daraystay, kadib markii labada dhinac ay ku heshiin waayeen go'aanno kasoo baxay Isimada.

Share this post

Link to post
Share on other sites

Apparently, Gorgor magically appeared in Bosaso and joined the fight on behalf of PSF.

Whatever Deni's intentions are, he does have a point. All forces should be answerable to the government.

Share this post

Link to post
Share on other sites
Arafaat   
6 hours ago, Che -Guevara said:

Apparently, Gorgor magically appeared in Bosaso and joined the fight on behalf of PSF.

Whatever Deni's intentions are, he does have a point. All forces should be answerable to the government.

Can’t imagine that happened, that would be pure political suicide. 

Share this post

Link to post
Share on other sites

Deni nin caqli badan maaha, Waa iska muuqatey. 

These army, PL had nothing to with them, never paid a single cent to them. They are private army, was never under Pl.

Anyway, there many ways going about integrating to PL army, or move them to Mogadishu and integrate with national army.

Share this post

Link to post
Share on other sites
galbeedi   

These DAyaano family mercenaries must be put under the control of Puntland government, there is if or but here. THe PSF isn't only an army paid by America, but also an NGO that has extensive connections to the locals. THeir business of fighting Al-shabaab in Galgala mountain never finishes, it is probably a game that will go on as long as the stupid Uncle Sam sends the cheque.

In Libya, the Russian mercenasries twice reached seven kilometer to down town Tripoli, but decided to camp outside and keep earning the $10,000 a month paid by UAE and Hifter. iF the war ended they would lose hindreds of thousand of dollars. Finally, they were crushed by the good Turks and their drones.

Gorgor or any other credible force would have eliminated the Galgala mountain threat by now. Also the corrupt elders of Boosaaso and Bari messed up and created more problems. Even the  Boqor Burhan junped head on without thinking. He would have intervened in a descreat manner without opening his mout. Instead he delivered the Mogadishu style verdict ( Cali Mahdi waa saxsan yahay Caydiidna garbuu leeyahay). Wiilka baabuurta haloo daayo badh. The  Dayaano kid doesn't own the equipment 

Mr. C/laahi Dani has to  finish off these mercenaries and their backers. This is a must if Puntland want to maintain the law and order and the supremecy of the law. He must not prolong the issue. 

WAxay cashar u noqon doontaa Dayaano kale iyo kuwa la midka ah. 

Farmaajo calankiisu waxa uu hoos u dhacay maalintii jeneral Sadiq John inta baarlamaanka spaaro u dhigtay ka dibna maleeshiyo beeleed meel ku xereystay sharcigana la hor keeni waayey. Dawladnimadu baryo ma ahan. 

You can't co-exist with criminals and oulaws. 

Share this post

Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.