Sign in to follow this  
Deeq A.

Gudoomiye Waddani oo Dul-istaagey kulamo ay Nairobi Kula yeesheen safiirada dalalka taageera doorashooyinka Somaliland.

Recommended Posts

Deeq A.   

Gudoomiye Waddani oo Dul-istaagey kulamo ay Nairobi Kula yeesheen safiirada dalalka taageera doorashooyinka Somaliland.

“Maalintii labaad ayay weli noo socdaan kulamadii, waxaannuna kulamo kala duwan la qaadannay safaaradaha Denmark, Xafiiska EU-da ee Nairobi iyo Safaaradda Canada oo iyadu ku cusbayd arrimaha doorashooyinka Somaliland.
Dhammaan kulamadaasi waxay noogu dhammaadeen is afgarad iyo guul, berritana waxaan leennahay kulamo kale oo muhiim ah, waxaanan rejaynayaa inay noogu soo idlaadaan guul iyo wanaag.Danta Somaliland ayaa inoo ballan ah
260787117_327347382550814_76601405234231
261193897_327347529217466_24758971359024
261454512_327347672550785_49753703000202

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this