Sign in to follow this  
Deeq A.

  SONYO iilka yaa dhigay ?……..Mohamed Sidik – Dhamme

Recommended Posts

Deeq A.   
 SONYO iilka yaa dhigay ? …..Mohamed Sidik – Dhamme
 dhamme.jpg
Dallada dhallinyarada Somaliland ee SONYO waxay ku jirtaa xaaladdi ugu liidatay taariikhda intay aasaasneyd, dalladdu waxay ka koobantahay 53 urur iyo 3 Jaamacadood, ururada ku jira SONYO jiritaan ahaan iyo shaqo ahaanba way sii baaba’yaan, Miisaaniyadda qaranka waxa ugu jira 300 Milyan SHSL sannadkii, lacagtaasii waata fadhiidka ka dhigtay shaqada dallada iyo masuuliyaddi ahayd isla xisaabtanka (Accountability)
Muddo xileedka hoggaanka sare (National Council) waxay xilka hayaan 23 bilood waxa u hadhay 13 bilood xilkooda, muddada waxay heleen 2 mashruuc oo keliya, waxa meesha ka baxday kalsoonidii (Trust) ay ku qabeen haayadihii siin jiray mashaariicda, Haayaddo dhawr ahi waxay geliyeen SONYO liiska madaw ( Black list) oo ay ka mid tahay haayadda (Oxfam) si loo badbaadiyo jiritaa ahaan iyo dallad ahaanba waxay u baahantahay SONYO talo qaran oo lexejeclo madaama ay tahay hanti qaran oo dhallinyarada Somaliland leedahay.
May be an image of text

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this