Sign in to follow this  
Hibo

EREYO KU SOO SIYAADAY AF-SOOMAALIGA 10-KII SANO

Recommended Posts

Salaan...

 

Ar iyaah, arlaadaan runtii cashar cusub aaba ka socdo. Ereyada qaarkiin dhaheen ii koow dheh bo. Bas waaye, sabuuradda aa anigana soo taxaa. Ee ila arka hee aqiyareey. Qaarkood kuwaan toban sano kahor ay socdeen. Xataa kuwoo sodon sano dheh bo.

__________________

 

  • Jeego dheerkaan dey.
  • Qaloole waaxid.
  • Qulumbe.
  • Af miinshaar abooto mudac {actually, a maahmaah}.
  • Yaa ismoodey.
  • Nalkaa iga dansan.
  • Dab ma shidan labadaan bari {ar markii Soomaali la joogey oo dagaalka saa’id u socdey oo raashin aad u adkaa ay socon jirtey}.
  • Gis.
  • Yur.
  • Kac.
  • Shiid waaxid.
  • Kan waaba igu keen keeney.
  • Qaaf uu kugu qufaa.
  • Boota ahaa.
  • Aheey waa kaa hayaa, aboow {abaay}.
  • Iga qaleey yaqeey.
  • Saan maaba la iskugu cabaa bo.
  • Iga wareegso.
  • Aneeba iga jab jabantahey yaqeey.
  • Jug jug, soo soco hee.
  • Bajaq {waxee socotey labaatan sano kabadan tan}
  • Kaasmaayo {same, around more than fifteen years}
  • Cusmaanta {this is new one, hadii kaasmaayo u taqaanid adi lee waaye}.
  • Futac baano-ooliyo.
  • Shuluq abuu butac, yacni yaa Nucmaan. :D
  • Shitaawahaa taacun. Shitaawe.
  • U fuuti yaqeey.
  • Wajigiis maka taqanaa...{foorjadaan maxee mar socon jirtey, lakiin ciyaalka Xamar lee kuu kasaayo nooh}.
  • Ilfuur waaxid.
  • Isii mood hee.
  • Ar indhahaa mulaxa eh iga leexi.
  • Ateera waaxid.
  • Adeerkaa taacun maxaa dhahaa.
  • Ukuntiis dey.
  • Kan camal ebedkeey ma isoo marin.
  • Ha igu soo kala fireen.
  • Alaalaxaan waa ka talaa.
  • Anoo xaadir maa igu cabee?
  • Ar yaa ku dhaley hee?
  • Iska sii saar hee.
  • Wiido ahaa.
  • Haye, yaa wiideynee labadaan bari?
  • Waa igu jirtaa.
  • Faleebaa ii suran.
  • Ku qabo miyaa, hilfaha u laab.
  • Abaay manuurto.
  • Dey hee.
  • Mashiidiye {this one actually was around more than twenty years}.
  • Axsaanta.
  • Been-Been-Siidaa {BBC}.
  • Jaamac {not any particular magac, mind you}.
  • Faarax {this one too, not the magac}.
  • Xaliimo {kor fiiri}.
  • Caasho cadeey, aqbaaraa kuu hayaa {magacyada ma’aha}.
  • Iga ganbiso nooh.
  • Iga wareegso, abaa.
  • Isii mood. Ha igu soo kala fireen hee.
  • Mayooy.
  • Intee u gabgabee.

_________________

  • Sujuu.
  • Falayt-dartiin {Flight 13}.
  • Bug.
  • Jeex jeex baasaboorka markii...
  • Ceyr
  • Kabaandha {kii Kenya soo marey waas yaqanaa}.
  • Isdhiib.
  • Rissboonsar.

_________________

Macsalaama!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Paragon   

loooooooooooooool MMA sxb kuwa aan weli xataa weligey maqlin aan soo keentey, walaahi waan ku qosley qaarkood

Share this post


Link to post
Share on other sites
MaandeeQ   

lool@Butac Baana-Ooliyo!

Adi fiiri MMA, waa laguugu soo korii BAANA OOLIYO maahinooo?! icon_razz.gif;)

 

Ka waranhee hadii tan hilmaantayhee.....

 

Ma iska ooheeylee adine, yaa dhintay ma dhaheysidoooo (mahmaah, 4 real) :D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this