Sign in to follow this  
Hibo

EREYO KU SOO SIYAADAY AF-SOOMAALIGA 10-KII SANO

Recommended Posts

Hibo   

Published by www.dalka-online.com

 

EREYO KU SOO SIYAADAY AF-SOOMAALIGA 10-KII SANO

 

 

Sheeno waaye, ma ka heshay, Gardheere, Tusbax dheere, Sulux, Liifaa saaran, Ma shiixe, Ma shalaaye, ii qaraareey, Qaraarkaa i gaaray, naar ka bood, aay kaanti, dey gaariga, dey dalabka, iga baandheey, habartaa geli, dabool yare, waa iigu jirtaa, bagdhi waaye, adeerka weyn, waa qarax, waa laba qarax, qaam raam, isa saar, waan shiiday, mar fujis laba mar fujis (laa mayeeriga), duqiyow, duqdiyeey, la hayste, dib u heshiisiin, barakac, waa la fiiqday, tikniko, waa la wiideyhaa, laba shaarre, afar jeeble, aag beddalasho, waraa iib ah, maxmiyadley, soo galooti, xamarow qayaarkaa, yaad i moodey, samatabixin, quudin, halgan hubeysan, ugaaska ka deg igana jeeso, geesi dilaa ah, jihaad baan ku jiraa, macallinka weyn, neefka weyn, adeer baa tahay, weijgee, suufi baad tahay, waan shiidsanahay, tacsiyeynta iga daa’, qolof ha ii dhigin, roobkaa looga dhigay, waa iigu jirtaa, lambarkaan cusub yaawaaye, been boode, qaam raam ila gal, isku qaad ma heysaa, isa saar, wuu dhaanteeyey, ka fagaarey, tabeele ayaa laga dhigay, atoore baadiye, hadba kii raran raac, waan taabsaday, madigaa yiri, qabqable, waa neefley, keydsaney, cisaley, haaf gacan leh, guri guri liqay, marqaan weyne, waan yabaalay, waa jirtaa, soo gaabo, xalaan jabay, marqaankaa i gaaray, ciyaal buufis, waan buufsanahay iyo ereyo kaloo aan la soo koobi Karin qof kastana waxaa muhiim ah marka uu akhriyo inuu isagana isku dayo bal inuu wax qoro waxna uruuriyo noona soo gudbiyo. Dhammaad.

------------------------------

 

Now here are some xamari words or southern words that i think we should consider adding to the Somali dictionary.

 

Boofiis maa ku haayo

Ii gooy abaa

Maraaxaa tahay maxaan dhahaa

Iga qaley nooh

Ilfur number 9 aa tahay abaa

Baasbax haigu noqonin sxb

Lama goodle

Waa iga taalaa walaah

Waa igu cabee yaah?

Qaacis maa ku jirtaa

buuq badan ma rabo

wey kala xirantahay

qoftaas yaa ku haayo

Beertuu ku jiraa

Baroodadaa kaa hadlineyso

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
CARTAN   

Mudane Jamaal

Waa ku mahadsan tahya sxb ereyadaas aad na tustey.

Waa ka dhacaysaa i-dheh, oo sxb inteen jirney markii waxaas oo dhan qabbanqaado lagu hayey. War mayee iska daa haddaan gartee, waa intaan koley ku jeedney Ginni adduun iyo Geel hoggiis.

 

Jamaalloow sxb afkii waa iga dhummee miyaan dhisi karaa ayay dad badan maanta xaajo ka taaggan tahay laakiin yaa ka mussuul ah Hawbbawga ay galleen? Balse dadka qaarbaa iyagu isuba haysta in ay tagan yihiin albaabkii ilbaxnimda, hadda waa markii ay bannaanka oga dhaqaajeen dhaadashada dhaqankii habboonaa .

Dhaaxay Cayaartee miyay dhudiba eeg eegtay dheh.

Jamaaloow Thanks for 1000 times sxb.

Endeavor to preserve.

 

....SCS.

_________________________________________

_________________CARTAN__________________

MAALINTII NIN JOOGGIYO MAANKEYGA CALAFKIIS!!

HA QOOMMAMEYN HANNA QUUSSAN!!

NABAD IYO CAANO...

Share this post


Link to post
Share on other sites
MaandeeQ   

LoooooooooooL...........Jamal-11 may ku dhaheen ay hadana kaa tageen....lool

 

Walaalkiis with all due resepct I think u 4got my favorite of all times:

 

Ha i jactidinin waryaa!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kamila   

cwm2.gifcwm2.gif jamaal qatar ayaa tahay walaahi maalin walbo malinta ka danbeeysa waa kula dhaca...lol

 

qatar ereyo badan ayaa jira lakiinse adigaba intii jirtay soo koobtay ma ha.

 

intaan ayaan ku sii daraa,

Ga iga siiso, ii goy, manuureeysid,faq faqda iga jooji.

 

intaas ayaan hayaa wax kale ma xasuusti hadeer.

 

salaam all

__________________________________________NIN ADUUNYO JOOGOW MAXAA ARAGTI KUU LAABAN

Share this post


Link to post
Share on other sites
Hibo   

wow most of those words we need them ......so lets add them to the QAAMUUS lol cwm26.gifcwm26.gif

 

well done Jamaal_11

Share this post


Link to post
Share on other sites
ARAWEELO   

jamaal 11 that was good

cwm2.gif

I have some more:

jiq eey igu tahay

macallinka weyn,

anaa ku habeynaa

iga wareegso

section 8

yaa is gaaray

quuqle

jini jini khliif

single mother

y2k

waa ii toostay

welcome party

waa u qubeeyay

qub iyo qac

duqa weyn

flight 13

ga iga siiso

ma la waalanyahay

injiilka ii dhiib

igu boobsii

ma leysku dheelaa

warkaa cadeey

banaanka is keen

Eeyaa cunay

sarta is ka xoor

all you can eat

caller ID

waa ku cabaa

boorsadiisa banaanka

ma ku qabtaa macallimadda

yaa ku jiro qoftaan

to go

isii sisinta

macbuudkoow

kaaso maanyo

laba jiiro u gal

ka dabaalo qurbaha

ha kaa saarto

waa kaa haayaa

waa ugu jirtaa

maxaa cusub

waa ka dabaashay

beertuu galay

iyo kuwo kale oo fara badan.

cwm2.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
CoolGuy   

I must admit this is one of those rarely seen threads..It is really cool...Keep up the good work!

I have't had the time to add my lil piece to these threads but these just came to my mind:

 

Waa kaa qodaa

Bug waaye

Ani maa kir kaa mudan

Gabar kuusann oo indha soo kuulatay

 

Gotta go

Respectz

CoolGuy

Share this post


Link to post
Share on other sites
RayZak   

looooooooooool....

 

waa iga qosol siise...to dead.

 

see camal yaakhe adiga...

 

magaceega aa meesha kusoo camirtee....

waa la isku soo dhigteey..

abaa....hadii oo saa dahe ana macamusta aa laabanaa

 

kaaga daran...

all u can eat kumo lohoo qoftaan...

 

to go..looooooool....

 

that was funny though...

..

ama come wit more new wordz....

i live at the flight 13s town so..i will get one full page in one day.lool..

..

ilfuur aa tahay qofyahay

Share this post


Link to post
Share on other sites
Baydan   

Looool you guys how did i miss this post!

 

xamari sayings are nasty lol you wouldnt catch me dead using them in real life..

 

xariifta/macalimada

i guji aa gabar cad dhalee

facaa bashaalaa kaa reebay

atariisho/atoore baadiyo

bacaadaa ku dhagantahe

majaafo

iigooy noh

faradheertaan

madaxfaluuqaas qabyaa

eberkeed/eberkiis waaye

baqbaq aa keentey

qamarji

qowsaar (duq) waaye kaaseeto

da'di runta aheed miyaa mise tii bugta

magaci runta ahaa miyaa mise kii filinka lagu jilaayey

abaayta, abaay-abaay, aboo-aboo

shiirkaa kaa rifaa

01-01-00

Share this post


Link to post
Share on other sites
Buubto   

This is great topic, but I am sad :rolleyes: to arrive late dam :( I should often visit this side then lol. Here is my list though I will be adding more as time goes.

 

Ha I kudin

Xaa la yeree

Miir laawe

Manta nalka waa iga dansanyahay

Xariifka xanjaa ku dhagtay

Ha I calaajin

seef la boode

ayayaa maanta waad sidataa

nabad ma jirtaa

laa luushle

fariinka jiid

ha igu soo fireen

xaga sare ayaa la iga heystaa (partner)

danbar aan u jifaa

madaxee xor

xawaaji & toon aa iga maqan

shiidka aan taaganahay

waan yuunbaday

qob moos aa laguu dhigay yaa

ga iga siiso

ha i cunin

ha igu weeraxin

waa qooqday

waa la i helay

qashiin waaxid

makaroofi waaxid

 

insha Allah if i remember the rest i will add it in

Share this post


Link to post
Share on other sites
Macalin   

WOOOW..you guys are really funny.

am not realy good at this..but i loved most esp baydan;s aboo aboo coz i use that like a million times.

my favorite new word is.

FARIMANADA UGU BOODI..damn..oh and another one..

AJAA JAAH.

like i said me is not good wit this..

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this