Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Howl aanan loo joogin

Recommended Posts

Wax aanan loo joogin ku mashquulay suu dhaqaale masuqmaasuq ugu helo tuugada uu xilalkaan sii dhaceyso uu magacaabaayo oo laaluush bixiyey. Ninkaan iimaan daranaa. Howlihii loo dirayba aanan ka soo bixin. 

Rooble oo xilka ka qaaday Wasiirka Arrimaha Dibedda, magacaabayna mid cusub

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa xilka ka qaaday wasiirka arrimaha dibedda iyo iskaashiga caalamiga Maxamed Cabdirisaaq, wuxuuna xilkaas u magacaabay Cabdi Saciid Muuse Cali.

Rooble ayaa sidoo kale xilka ka qaaday wasiir ku-xigeenka arrimaha dibedda dibedda, wuxuuna xilkaas u magacaabay Maxamuud Cabdi Xasan (Pekos).

Qoraal kasoo baxay xafiiska Rooble ayaa lagu yiri Wareegto uu soo saaray Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayuu Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah XFS ugu magacaabay Mudane Cabdisaciid Muuse Cali, Halka Wasiir-ku xigeenka Wasaaradda Arrimaha dibadda loo magacaabay mudane Maxamuud Cabdi Xasan (Pekos).”

Ra’iisul Wasaaraha ayaa sidoo kale isku baddelay labada wasiir ee kala ah: Maxamed Aadan Macallin (Soomaali) oo loo magacaabay Wasiirka Xannaanada Xoolaha Dhirta iyo Daaqa iyo Xuseen Maxamed Sheikh Xuseen (Badni) oo loo magacaabay Wasiirka Howlaha Guud Guriyeynta iyo Dib u dhiska.

Xil ka qaadista wasiirka arrimaha dibedda ayaa ku timid si lama filaan ah, mana cadda waxa dhiiri-geliyey.

Si kastaba, in wasiirka arrimaha dibedda loo magacaabo Cabdi Saciid Muuse Cali ayaa muujin karta in Rooble uu aad ugu dhowaaday madaxweyne Farmaajo oo dhowaan ay ka heshiiyeen khilaaf u dhaxeeyey.

Cabdi Saciid ayaa ka mid ah ragga aadka ugu dhow Farmaajo, wuxuuna ku magacownaa agaasimaha madaxtooyada, oo laga dhigay markii xilka la-taliyaha amniga qaranka oo uu hayey laga qaaday loona dhiibay Fahad Yaasiin.

Xigasho

Share this post


Link to post
Share on other sites
galbeedi   
2 hours ago, Miskiin-Macruuf-Aqiyaar said:

Si kastaba, in wasiirka arrimaha dibedda loo magacaabo Cabdi Saciid Muuse Cali ayaa muujin karta in Rooble uu aad ugu dhowaaday madaxweyne Farmaajo oo dhowaan ay ka heshiiyeen khilaaf u dhaxeeyey.

Mr.Mohamed C/risaaq M. Abubaker had performed superbly in his duty. He is day and night compared to the Faroole boy who failed miserably. During the meeting between Somalia and African  peace and security , Mr.Mohamed A. Abubaker had made his points with confidence making clear the position of the nation regardless of the  government of the day. Hadalkiisa markaan dhageystay waxaan is idhi, Somalia sawta maanta sidii dawlad oo kale u hadashay. 

By the way he came from a very decent and honest family unlike the corrupt Jabahado and tribal warlords like Faroole.

I know the new guy, C/saciid Muuse. He is a capable man who will do a great job. The problem is why now?

THere are two theories.

One is Ina C/risaaq M. Abubaker is in a higher league in terms of his outlook of Somali politics and state of country. He doesn't believe in regionalism, and has probably  with almost zero connection with Deni and company in Garoowe.

The second point is By taking strong firm on the future departure of the Amisom from Somalia, he might have endangered the future of Ahmed Madoobe in Kismaayo. The British who always are the lead plaintiffs or the main nations that convenes the security council on Somalia, had accepted the argument minister Mohamed A/risaaq has proposed.

Thus, Madoobe went to Garoowe to secure his survival and the presence of Kenya in Jubbaland. So, the only way to achieve this goal and reverse the agenda of the government is to put a new road blocks for the election and weaken the prime minister by dragging their feat. Folks, in my opinion, the departure of this hard working foreign minister is probably a demand from Madoobe and Deni. 

So, Farmaajo and Rooble had to accept the demands of these two in order to move the election and get their cooperation. They let minister Mohamed C/risaq go, but at the same time they got the chief of staff or Farmaajo who might be little more receptive to these guys for the next security proceedings, but also a Farmaajo loyalist. Furthermore, don't forget that C/saciid Muuse and Ina Mohamuud Abubaker sat the opposite side of the table in Somalia . One is trhe son of former member of Somali supreme Council (Golihi Sare ee Kacaanka), and the other one, a close family member of former president C/laahi Yuusuf.

I do believe C/saciid Muuse has more experience both inside and outside government than minister Mohamed. Let us see what happens. 

Dawlad 45 maalmood u hadhay oo wasiiro bedelysa. Cajiiib.

 

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
galbeedi   

In other words, Madoobe and Kenya are in action. They want to kill the latest government demand from Amisom. 

In another thread our friend MMA had shown us the good deeds of the Kenyan soldiers in Jubbaland to counter the bad publicity and the convictions of Amisom soldiers by killing and then burning innocent Somali civilians.

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.