Sign in to follow this  
CARTAN

Nabsi Jacayl Nin uu hellay miyuu Nasan Adduunyada!!!

Recommended Posts

ARAWEELO   

Cartanoow sheekadan is very nice thank you walaal!

Hase yeeshee sheekada sidaan ula socday baan markii aad soo gebagebaysay baan ka dhacay: Markii Cawil ay hani ka tagtay oo tagsiga qaadatay ayaa waxaad sheekada ku xijisay dhowr toddobaad ka hor habeenkaas *habeenkii cawil laga tegey*. Marka macnaheeda waxaan u qaatay inaad sheekadii gadaal ugu noqotay. Waxaan filaayey gabadha uu cawil bartay iney tahay Hani, oo sidii ay isku barteen aad noo sheegi doontid. cwm37.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
Hibo   

loooool@Cartan Waa qiso yar oo cajiib ahee kawaran bal, Naqshad wacan baa kujirta oo in laxado ubaahanee looool, ISLAAN JIDKA MARAYSA ANNA HADAAN KATAGO KABTA SOOR IISAAR LOOOOOOOOOL Laakiin maalintii aan kuhungoobo meesha ama Wax kakeeni waayo gafuurka aan kujabinaa cartanow looooooooool just joking

 

Sxb Laakiin Dhalintaan malaga baxsanaayo laba maalmood adoo Islaam wado hadii lagu arko waxaa lagugu dhajinaa (HABRA WADE) cwm26.gif

 

Sxb sheeko wacan oo abuu Baabul Cishqi Fii Bulshatul Qurbaawi ah aa keentay Alaabta Sida Taksiilihii jidka maanta dhan Lafiirinaayo baasiin kasow qoortaaba kujirabaysee lol

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kamila   

Cartanoow qatar baad tahay sheekada waan xiiseeynaayey akhrinteeda waaw cartan walee warbaa kugu duugan in aan kaa faa ideeysano waaye cartan meshaad joogtid iyo dadka aad la nooshahay marnaba agtaada boring kuma qadayaan walaahi sheekadaan waa qisi jeceel oo aad u wacaan lakiinse wadbo noo soo gudbi waxyabaha aad heeysid oo kale sidaan kaaga fa ideeysano walaalkiis

 

Lakiinse Lady Fatima marbay wadnaha i go'aan gaartay walashiis waxaan kaftanka waa banaan yahay lakiinse waa in uu cadad lahadaa waxaas oo kalana kaftan ma galo ruux nool in aad tiraahdit wuu dhintay oo been walaashay kaas kaftan lama dhaho ee waa wadna goeen cad aad u jeedit sis anyways don't ever joke about this ok Lady fatima sis ok

 

Macsalaamo Akhi

 

 

________________________________________

NIN ADUUNYO JOOGOOW MAXAA ARAGTI KUU LAABAN

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kamila   

Ha su'aal ayaan qabaa sheekadii halahaas miyey ku dhamaatay cwm32.gif walaahi waa sheeko cajiib ah oo xanbaarsan in laga tusaalo qaato guurkana uu yahay mid lagu dago oo naxariis iyo imaan dadka ay ku helaan iyo in ay kalinimada wanagsaneyn walaahi cartan jazaakalaah kheer akhi intii guursatay ilaah ha ugu dhigoi guurkooda guur ay ku waraan inta anan guursana ilaah guri ay ku dagaan iyo qof ay is dabci fahmayaan ha u sahlo amiin amiin...

 

_____________________________________________

NIN ADUUNYO JOOGOW MAXAA ARAGTI KUU LAABAN

Share this post


Link to post
Share on other sites
Hibo   

"Cawil," ayuu ku yiri intuu salaan u soo taagay. Way ka qaadday. "Waxaan u

malaynayaa in aan hore u kullanay, mase garanayo meeshay ahayd kolley

wejigaagu waa igu yaallaa."

 

Cawil is so typical! he uses that infamous pick up line! LOL

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this