Sign in to follow this  
CARTAN

Nabsi Jacayl Nin uu hellay miyuu Nasan Adduunyada!!!

Recommended Posts

CARTAN   

Hello, Cavers.

Salaan kalgacal marka hore.Secondly,

sida aan ku xussay Cinwaanka hore ama uu tilmaamayaba,waxaan jeclaystay in aan halkan idiinku soo Bandhigo Sheeko Jacayl,it's such sort of fascinating Love Story. One is for sure, by the time you finish it, you'll become sick of love.likeable way.The story is absorbing; it's kind of story that will make you cruise in another World.

 

 

Taas oo ah Qiso layaab leh oo aad intan oga boggan doontaan haddii Eebbe idmo,Waxaanan ugu tlo gallay keliya Dadka Xiiseeya arrimaha Jacaylka, Sheekadan waxay ka xog-warramaysaa Jacaylkii Waayo waayo iyo Kan hadda Baabul Cishqi Fii Bulshatul Qurbaawi,So first of all let me get your vote please.

 

F.G. Keliya meeshan waxaa looga ogol yahay in lagu hadlo Afkeena Hooyo!!. Fadlan Afafka Qalaad inaga dhawra maaddaamo aan nahay Dad Soomaali ah, siddaas darteed aynu ku faano Afka Hooyo.

 

Waa Mahadsantihiin.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Hibo   

Haa, Aniga diyaar baan ahay, sheekada soo daa.

 

LadyFatima lol, af Somali Only. Didn't you read the message sis.

 

------------------

Live today to the fullest because tomorrow is not promised".

Share this post


Link to post
Share on other sites

Adiga LADYFATIMA, Dee inadeer, sheekada af Soomaali uun ku jawaab. Sodigan Cartan ku xad gudbay. Soomaaligaaguna waa kan ugu wanaagsane bal wax yar nooga taabo inanyahay.

 

Caran Waa lagu salaamey.

 

Waa u baahanahay inaan af Soomaali qoritaankiis badsano.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Buubto   

wee awaay sheekada?

 

------------------

"Our Lord! forgive us our sins and anything we may have done that transgressed our duty: establish our feet firmly, and help us against those that resist Faith." (3:147)

Share this post


Link to post
Share on other sites

Waad Salaamantihiin dhamaan.......

 

Soul-Lady, Cartan iyo Ina Libaax Sankataabtoo yaaqaye Kashifaada maad naga daysiin? Af Soomali Meesha Kuma hayne cool.gif

 

Runtii Lakiin Cartan....Sheekada Maxaad Noogu Xumayne? Dadka inta Wax loo sheego adaan u dhamaystirin Lagama Tago... smile.gif Yaqeeye See Camalka adiga??

 

Nabadeeye Huuno

 

 

[This message has been edited by LadyFatima (edited 04-01-2002).]

Share this post


Link to post
Share on other sites

Cartanoow ina adeer dee sheekadii xagaad ula gambisatay.

 

Mida kale waxaan u baahanahay inaan dhalinyarada Soomaaliyeed ku soo guubaabino inay af Somaali qoraan.

Hadee hadal badani haan ma buuxshee, sheeg sheekada.

Hadii kalana nugu kala jiid meesha, waa ku sidee.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Cartan

 

sheekadiisa Eeyaa Cunay..Computerka Keyboardksa qaarkiisaa ka jajabay..Aniguu igu yiri dadka wax aan la hortago ma hayee ..isuu sheekee.

 

Haye heee..SHeeko SHeeko..Shiniyaa Dhuustay..Anaa sheegay

 

to be Continueeeeeeeeeeeeee

 

------------------

Put In Your Two Cents' Worth

Share this post


Link to post
Share on other sites
MaandeeQ   

Asalaamu Caleykum

 

LooooL@shinniyaa Dhuustay! Acuudu Bilaah! Intee waaye meeshaas shinnida ku dhuusto ee aad ku nooshahay FedorooooooooW!

 

 

CARTAN....Baabul Cishqi waaba la gartaye, Bulshatul Qurbaawi-na maxay aheyd?lool Walaalkiis, af soomaaliga in aad ku wanaagsan tahay laba kuma doodeyso, waxaase caawinaad degdeg ah ugaga baahan tahay luqada Carabiga. Hadda i soo taabo markaad diyaar tahay insh'allah. Salaaaaaaam

Share this post


Link to post
Share on other sites
Hibo   

Marka hore dhalinyaro waxaan idinku salaamey salaan tan ugu qiimo iyo qaayo badan, taas oo ay ku dheehanatay raxmad iyo kalgaceyl walaaltinimo.

 

 

Marka 2aad, CARTANOW sxb, ma aanan ogeyn in aad horey u bilowdey tixdani, hasayeeseye goortaan arkeyba waxaan jecleystey in aan bal wax iraahdo mowduucani.

 

Sxb, horta waxaa jira, dad badan oo ku hadli karaya af-soomaaliga balse aanan haleeli karin qoraalkiisa. Laakiinse nasiib wanaag aniga qoraal iyo higaada Af-Soomaaligaba Eebahey wuu ii fududeeyey, Alxamdullillaah.

 

Hadaad dib usoo yara jaleeco sheekadii aad naga balan qaadey, run ahaantii sow ma wanaagsana in aad inoo soo bandhigtid sheekadii jaceyleed?

 

Markaan sheeko jaceyl iyo mid waaya aragnimo maqlo amba aqriyaba waxaan soo xusuustaa, Boodhari iyo Sheekadii "mar la arag" ee Cartanoow ina adeer inoo soo gudbi sheekada xiisaha leh.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Hibo   

Lady-Fatima Bisinka iyo burdaha, waa maxay waxaad sheegeyso?

 

You are scaring the heck out of us. Are you serious coz death is not something to joke about.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Lady are you serious? ... Inaa lilaah wa inaa ilehi raajicuun. Cartan is gone?

 

That is is very sad news for Somalia Online. This is a very sad news walaahi. Illaaheey ha u naxariisto.

 

I think we should open a dua thread for him.

Share this post


Link to post
Share on other sites
CARTAN   

....SCS. :cool:

_________________________________________

_________________CARTAN__________________

MAALINTII NIN JOOGGIYO MAANKEYGA CALAFKIIS!!

HA QOOMMAMEYN HANNA QUUSSAN!!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this