Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Amisom soldiers sentenced to dil toogasho

Recommended Posts

Will this be carried out? Waala arki doonaa.

Wasiirka caddaalada: Waa arin ugub ah oo aan horey u dhicin in dil lagu xukumo askar AMISOM ah oo dad Soomaaliyeed dil u geystay 

Wasiirka caddaalada Soomaaliya, Cabdiqaadir Maxamed Nuur, ayaa sheegay in markii ugu horraysay dowladda Soomaaliya ay ku guulaystay in askar katirsan howlgalka  AMISOM oo dad shacab ah gudaha dalka lagu xukumo dil toogasho.

Wasiirka caddaalada oo shir jaraa’id ku qabtay Muqdisho ayaa sheegay xukunka lagu riday askarta AMISOM  inuu ka turjumayo dadaalka dowladda Soomaaliya ay ku bixisay sidii ay caddaalad ku heli lahaayeen muwadiniinteeda dhibanayaasha ah.

Wasiirka wuxuu sheegay in ay dowladda ka go’an tahay in askartaas oo labo kamid ah lagu riday xukun dil ah waajibaadkooda la marsiindoono isla markaana ay shaacin doonaan goobta lagu tooganayo.

"Waa kiis ugub ah, madaxweyne Farmaajo iyo raysal wasaare Rooble waxay ku dadaaleen in shacabkaas ay caddaalad helaan. Dilka goobta uu ka dhacayo waa lalasoo wadaagi doonaa shacabka" ayuu yiri wasiir Cabdulqaadir.

Wuxuu sheegay in qoysaska dadkooda laga laayay ay dowladdu u suurto galisay in ay goob joog ka ahaadaan xukunka, si ay kalsooni u dareemaan, wuxuuna wasiirku in dowladda kasii shaqeynayso magdhow in ay helaan.

Maxkamadda AMISOM ayaa shalay xukun dil ah ku riday labo askari oo katirsan AMISOM, halka saddex kale lagu riday 30 sano oo xabsi ah, kadib markii lagu helay in ay masuul ka ahaayeen dadkii lagu laayay Golweyn.

Xigasho

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tallaabo   

Is it the Ugandan military or the administration in Xamar who is carrying out the sentence? Normally foreign soldiers are persecuted by their own military tribunals in their own countries. 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.