Sign in to follow this  
djibsomali

(BORAMA) FRIDAY PRAYER IN SIGN LANGUAGE

Recommended Posts

Could you all applaud and recognise borama being the first to iniate this islamic revolution for knowledge delivery and management.

 

I am talking about yesterday friday speech in borama as follow:

 

Boorama-(Lug)- Shalay salaadii jimcihii ayaa waxa suura gashay markii uu horaysay in ay fahankeeda ka qayb qaataan dadka dhagoolayaasha ah. Masaajidka wayn ee Abu Hurayra ee magaalada Boorama ayaa waxa ka suurta gashay in turjumaan faraha ka sheekaynaya oo istaago Mimberka khudbada Jimcuhu ka socotay kaasi oo ay suurto gashay in khudbadii Maanta ee Soomaaliga ahayd ay dadka dhagoolajaasha ah ee raga ahi u fahmaan si wayn. Waxa kale oo iyaguna loo ogolaaday in ay ka qayb qaataan jimcihii maanta Suxufiyiinta maxaliga ah oo laga codsaday in ay baahiyaan warkan si ay bulshada reer Somaliland fursad u siiso dadka dhagoolayaasha ah.

 

Imaamka masjidka Abuu hurayra Sh. Cali Shucayb ayaa isaguna u sheegay saxaafada in ay talaabadani ka dambaysay markii gududa Wanaagfarista ee gobolka Awdal ay booqdeen dugsiga Dhegoolayaasha ee Boorama isla markaana ay ******** baahida ay u qabaan fahanka wacyaabaha diiniga ah ee bulshada ka dhex socda. waxa kale oo uu Imaamku sheegay in uu aad ugu mahadnaqayo shirkada SHABA oo suurto galisay in ay suxufiyiintu fursadan helaan, Imaamku waxa kale oo uu sheegay in ay u qorshaysan tahay in ay ka faa’iidaystaan Tignoolojiyada casriga ah isla markaana ay fursadana oo kale siiyaan haweenka iyaguna dhagoolayaasha ah.

 

Shabakada waraka ee Lughayanews oo ay u suurto gashay salaadii jimcalaha ee shalay ka dib in looga tarjumo dhalinyaro dhagoolayaal ah oo khudbadii shalay goob joog ka haa ayaa waxa ay dareenkooda maanta ku cabireen mid wayn oo aanan la soo koobi karin waxana ay codsadeen in la dardar galiyo ficilada noocan oo kale ah.

 

source

Share this post


Link to post
Share on other sites

Waa qorsho fiican in lagu taageerana u baahan.

 

Toogta dambe dumarka dhagaha la' qeybta hore hala soo giliyo see ula socdaan qudbada.

 

Soomaalida qaarkood si ayee iskaga dambeeyaan, qaarkood ula dhaqmaan dadka dhagaha la' dad maskax yar ama maankooda gaabanyahay oo hortooda ayee sidii ciyaal camal ula hadlaan, dad aan wax garaneynin camal. Marar badan ayaa arkay, oo si ixtiraam ah ma ula dhaqmaan.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Som@li   

Nuune, One needs also resources to train people in sign language, and I reckon the chances of "Lost in Translation" would be very high if not careful. smile.gif

 

I believ there are many other issues to worry about it,

Share this post


Link to post
Share on other sites
Blessed   

The title should contain the word 'translated', I was expecting something incredible. Good move none the less. smile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this