Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Domestic violence?

Recommended Posts

Gabar dhakhtar oo ajnabi ah oo iska soo tuurtay dabaq ku yaalla magaalada Garoowe

D.RNADIA.jpg

Dr. Naadiya Cumar oo ah dhakhtar ku takhakhusay xanuunada Haweenka una dhalatay dalka Itoobiya ayaa xalay iska tuurtay qaybta ugu saraysa ee dhismaha CITY VIEW Hotel oo kamid ah dabaqyada dhaadheer ee Garoowe

Dr. Naadiya ayaa lagu warramay inuu gaaray dhaawac culus, islamarkaana ay xaaladeeda halis tahay.

Dhakhtaradan, oo ah gabar dhalinyar oo kasoo jeeda gobolka Amxaarada ee dalka Ethiopia, ayaa la sheegay inay Muslim tahay, ayna u dhaxdo dhakhtar asal ahaan kasoo jeeda dalka Suuriya balse haysta dhalashada Turkiga, kaasi oo lagu magacaabo Maxamed Cabdixamiid. Dr. Maxamed ayaa ku takhasusay xanuunada gaaska iyo uur ku-jirta.

Dr. Naadiya ayaa bilowgii sanadkan ka tagtay shaqadii ay ka haysey Garoowe gaar ahaan Qaran Hospital oo ay ka ahayd dhakhtar xanuunada Haweenka ah.

Intii ay ka hawlgelaysey Qaran Garoowe waxay fulisey hawlgalo caafimaad oo aad u culus oo ay ku jireen qaliimo adag, kuwaasi oo dhamaan ay ku guulaysatey.

Illaa iyo hadda ma cadda sababta ay Dr. Naadiya dabaqa isaga soo tuurtay oo ay nafteeda halis u gelisay. Laamaha ammaanka Garoowe ayaa wada baaritaano ku aadan sababta keentay shilka.

Xigasho

Share this post


Link to post
Share on other sites

Somalia,  a place where an Arab national gets a decent job. Lures an Ethiopian to the lucrative somali job market,  gets jealous and kills her.  

 

Wild, wild west.  

  • Thanks 1

Share this post


Link to post
Share on other sites
18 hours ago, Arafaat said:

Is this political? 

Your answer:

2 hours ago, Dhagaxtuur said:

Somalia,  a place where an Arab national gets a decent job. Lures an Ethiopian to the lucrative somali job market,  gets jealous and kills her.  

 

Wild, wild west.  

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.