Sign in to follow this  
Deeq A.

Dowlada Federaalka iyo Dowlad Goboleedyada oo kulan deg deg ah ka yeeshay xaalada banii’aadani ee dalka

Recommended Posts

Deeq A.   

Wasiirka gargaarka iyo maareynta musiibooyinka dowladda federaalka, dowlad goboleedyada iyo maamulka gobolka Banaadir ayaa kulan deg deg ah ka yeeshay xaaladda bini’aadanimo ee ka jirta qaar ka mid ah gobollada dalka, gaar ahaan Jubbooyinka, Gedo, Mudug iyo Galgaduud.

Wasiirka gargaarka iyo maareynta musiibooyinka Soomaaliya Khadiijo Maxamed Diiriye ayaa shir guddoomisay kulankaas, waxaana laga soo saaray war-saxaafadeedkaan.

3-17.jpg?resize=459%2C600&ssl=1 4-24.jpg?resize=721%2C945&ssl=1

PUNTLAND POST

The post Dowlada Federaalka iyo Dowlad Goboleedyada oo kulan deg deg ah ka yeeshay xaalada banii’aadani ee dalka appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this