galbeedi

Qoor Qoor should crush the anarchist and avoid a frozen conflict in Galmudug.

Recommended Posts

galbeedi   

A frozen conflict is a situation in which active armed conflict has been brought to an end, but no peace treaty or other political framework resolves the conflict to the satisfaction of the combatants. In other words the are no bullets flying at the moment, but a false sense of peace have been established among the groups.

In fact, frozen conflict became the geopolitical strategy of the great powers for the last dozen years. Nations are dismembered, weakened and denied full sovereignty  and territorial integrity which was the foundations of the nation states under United Nations guarantee.Foreign powers even encourage these frozen conflicts from Ukraine, Syria, Libya, Somalia and Yemen. 

Somalia is not new to these phenomenon of conflict ending without resolutions. It started in 1991 between Aideed and Ali Mahdi which divided the national capital without resolutions.The separatists in the north flowed with emotions to preempt the transitional government formed in Mogadishu without their input.  They didn't expect much , but the long frozen conflict of the south played to their advantage.

Now in 2021, the EhluSunnah anarchist aided by a Ahmed Fiqi, a mole inside Galmudug government, are trying to create a frozen conflict in Galmudug to curve out some land in Galgaduud. In fact,  Galmudug politicians and business people have shown once again to be the principle leaders of the anarchist movements in Somalia whether it is in Mogadishu or central Somalia.

 

Thus, Galmudug leader Mr. Qoor Qoor must crush this criminal movement for the well being of his region and for future Somali stability. THere are no political or practical reasons for Ahlu Sunnah to exist in central Somalia after the foundations of Galmudug. The same instigators of this mess are now calling for peace and negotiations. Since when is an illegal criminal entity has to be given legitimacy after storming peaceful regions?

That hungry kid, the prime minister,  had finally got his cool hand shake that he has been seeking for months. His old sponsor, Mr Fahad Yasiin had sent him to the Doha bank and he came back smiling. Finally, some somnolence of peace has been reached to hold the election.I think Mr. Qoor Qoor should finish this job of eliminating the false Ulema, embarrass the sponsors,  Fiqi, Dani, Hassan Sheikh and others.

Anything else would be prolonging the misery and create another frozen conflict in central Somalia.

 

  • Like 1

Share this post


Link to post
Share on other sites

Fiqi is actually alone in this. It is telling the usual suspects are quiet. Qoorqoor and the Central Government cannot afford to let these guys room free. 

These 'religious' and clan militias have to be eliminated. 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
galbeedi   

Che,

I have been hearing this false colonel called Sanay since last year, but I never even tried to understand what he is after. 

It is probably another, ' Ku qabso ku qadi mayside'

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Qoorqoor turub danbe oo uu baandheeyo uma harin.

Xataa sida puntland iyo ilmo selaabaan afartii sanoba mar ku tookaysta, cid ku haysataa ma jirto  

Wixii aad ka dheregtaana hasii fara-farayninee, si fiican uga fara-xasha oo u daaya beelaha kale oo idinla dega.

Maya....Maya...shaatiyadeenaa ka badan.

Waxa kaliya oo ay ku heshiin karaan aragtidayda in jufo walbaa isbaaro dhigato inta xoolahoodu daaqaan, indhaygaan saaray ayagoo qurux badan oo qayilaya lacagtii isbaaraduna ag taalo.

Nimankaan Ilaahay dadkii yaqaanay waxba uguma darin. 

Hadii asagoo tusbax wata uu  ku dhaho walaale gurigaan biyo aad cabto kaaga keenayaaye isii sug, lama sugi jirin, lafahaaga uga raad gado, kana dhuumo adoo ooman.

Farmaajo furihii dawladnimada soomaaliya yuu ku aaminay waa mushkiladda ciyaal anzaloti oo iska qalbi furan.

Dad fiican waa jiraa laakiin "bad"hadaad gacanta geliso ma jiro kaluun miskiin ah oo sacabjaaga barkabaya. kuusoo wuxuu u baahanyahay "maqaalin" adag, oo silig afka ku wadata.

4 hours ago, galbeedi said:

Che,

I have been hearing this false colonel called Sanay since last year, but I never even tried to understand what he is after. 

It is probably another, ' Ku qabso ku qadi mayside'

Galbeedi
Ninkii ugu horeeyay oo mudug ka yimid, oo gobolka gedo degay, yaa waxaa beeshii horay u deganayd gedo wiil uu dhalay ka dishay.

Wuxuu u tagay beeshii wiilka ka dishay asagoo xoolo u wada,  wuxuu ku yiri, walaalayaal waxaad disheen wiilkaygii curadka ahaa, wuuna idinka gar-
darnnaa, xaal qaataa xoolahaanna iga gudooma.!!

Markuu reerihiisii kusoo noqday yaa waxa la waydiiyay asagoo wiilkiisii laga dilay sababta uu xoolaha u siiyay raggii ka dilay meeshii uu asagu "mag" waydiisan lahaa?

Wuxuu ugu jawaabay walaalayaal, wiilkaygii "rag" ama tol yaan ku sugayaa.

Wuxuu ula jeedaa haduu is waalo in asaga iyo dhawrka wiil oo u hartay iyo xooluhuba dhaafayaan iyo xataa naftiisa.

Markuu rag helo yuu magtiisii iyo xoolihii uu baadda ku bixiyay soo ceshan karaa, wayna dhacday, caqligu waa inuu ku bad-baadin karaa waana sababta alle kuu siiyay.

Waa kornaylo dawladdu baad siiso ama mushaar qaata una shaqeeya muuse suudi iyo xasan sheekh iyo maslaxadda beesha.

Waxay isku haystaan waa "kaawo" ama meesha ciidda dhismaha laga qodo oo ku taala gubadley.

Waxaan filayaa farmaajo inuusan "tol" sugayn laakiin uu tijaabinayo maalin un in sharcigu shaqeeyo iyo dawladnimadu.... waa tijaabo ama isku day.


 

Share this post


Link to post
Share on other sites
2 hours ago, gooni said:

Farmaajo furihii dawladnimada soomaaliya yuu ku aaminay waa mushkiladda ciyaal anzaloti oo iska qalbi furan.

s0227.gif s0227.gif

Dalmar Yariisoow, Gooni tolka maaka celisid?

Gooni, horta Faarax Gololeey muxuu ka yiri Reer Mudug? Mar adi iska celi, mar kale iyaga kala celi iyo...

Share this post


Link to post
Share on other sites

Labadii xaqdaro ku heshiiso...:

Fiqi: “Faataxada haloo maro Midowga Musharaxiinta”

Wasiirkii hore ee Amniga Maamulka Galmudug Axmed Macalin Fiqi ayaa shaki geliyay in Midowga Musharaxiinta mucaaridka ay taageersan yihiin dagaalka lagu qaaday ururka Ahlu-Sunna ee ka socda Guriceel.

Fiqi ayaa sidoo kale su’aal geliyay cidda hortaagan in war-murtiyeed laga mideysan yahay laga soo saaro xiisada dagaal iyo howl-galka ciidamada dowladda ee ka dhanka ah Ahlu-Sunna.

“Midowga Musharixiinta ee wax kasta ka hadli jirey ma hawlgalka Odowaa iyo Qaroole ayay taageersan yihiin!. Yaa hortaagan in warmurtiyeed arrinta Guriceel laga soo saaro!?!?!
Faataxada haloo maro midowga!,” ayuu ku yiri qoraal uu soo dhigay bartiisa Facebook.

Madaxweynihii hore ee dalka, Xasan Sheekh Maxamuud oo kamid ah Golaha ayaa maanta si shaqsi ah qoraal uga soo saaray dagaalka Guriceel, waana midda tooshka kusii shiday aamusnaanta Midowga Musharaxiinta ay ku wajahayaan xiisadaas.

Xasan Sheekh Maxamuud oo war qoraal ah soo dhigay bartiisa Facebook-ga ayaa labada dhinac is-haya ka dalbaday inay si shuruud la’aan u joojiyaan dagaalka haatan ka socda Guriceel.

“Waxaan tacsi u dirayaa dhammaan ehelada iyo qoysaskii ay ka baxeen dadkii ku geeriyooday dagaalka Guraceel, dhaawacyadana waxaan u rajeynayaa bogsasho degdeg ah,” ayuu yiri Xasan Sheekh Maxamuud.

“Dagaalku ma xalliyo khilaafaadka siyaasadda ee waxa uu abuura kala fogaansho hor leh. Kala aragti duwanaanshaha siyaasadda waa in lagu xalliyaa miiska wadahadalka, iyadoo la dhowrayo jiritaanka, sharciyadda iyo midnimada dowlad goboleedka Galamudug.”

Xog ay Caasimada Online baahisay 8-dii bishaan ayaa waxay daboolka ka qaaday in Midowga Murashaxiinta ay ku kala qeybsameen xiisadda ka taagan Galmudug, midaasi oo hor istaagtay in la soo saaro war-saxaafadeed lagu mideysan yahay.

Ilo-wareedyo ka tirsan Midowga Murashaxiinta ayaa Caasimada Online u sheegay inay kala noqdeen dhinacyo taageersan Ahlu-Sunna, dhinacyo taageersan maamulka Qoor Qoor iyo kuwa dhex-dhexaad ah oo aan meelna jirin.

Ma cadda sida uu khilaafkan ku dhammaan doono, waxayse u badan tahay inaanu marnaba golaha soo saari doonin war-saxaafadeed wadajir ah oo la xiriira xiisadda dagaal ee Ahlu-Sunna iyo Galmudug.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dalmar1   

War hala laayo argagaxisata shiicata aswj, dhamanaan so  qabta nimanka tuugata suufiIda oo umada halaagey  , oo mid la dilay iyo mid nolosha lugu qafaashay ka dhiga.

Tuugatan fowdada jecel Shaakir iyo maxmoud waa inaa la dilo ama tiirga loo horgeeyo..

Guul Farmaajo, Guul Qoorqoor iyo GUUL SOMALIA.

Share this post


Link to post
Share on other sites
1 hour ago, Dalmar1 said:

War hala laayo argagaxisata shiicata aswj, dhamanaan so  qabta nimanka tuugata suufiIda oo umada halaagey  , oo mid la dilay iyo mid nolosha lugu qafaashay ka dhiga.

Tuugatan fowdada jecel Shaakir iyo maxmoud waa inaa la dilo ama tiirga loo horgeeyo..

Guul Farmaajo, Guul Qoorqoor iyo GUUL SOMALIA.

Dalmar, why are Midowga Musharaxiinta and Badbaado Qaran silent?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dalmar1   
1 hour ago, Che -Guevara said:

Dalmar, why are Midowga Musharaxiinta and Badbaado Qaran silent?

They are trying to win both sides support hence why they were silent, but now it appears they have chosen a side and that is ASWJ shia terrorists side, and this will cost them greatily in Galmudug elections where 37mps will be elected by QoorQoor.

Share this post


Link to post
Share on other sites
4 hours ago, Dalmar1 said:

They are trying to win both sides support hence why they were silent, but now it appears they have chosen a side and that is ASWJ shia terrorists side, and this will cost them greatily in Galmudug elections where 37mps will be elected by QoorQoor.

The longer this drags on, the more legitimacy ASWJ will gain.  Qoorqoor needs to finish off them quickly. 

  • Like 1

Share this post


Link to post
Share on other sites

Dagaalka intuunan dhicin muxuu iskaga bixi waaye.

Sheekh Shaakir oo shaaca ka qaaday sababta ay uga baxeen degmada Guriceel

Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan oo ka mid ah hoggaanka sare ee Ahlu Sunna Waljamaac ayaa war xasaasi ah ka soo saaray dagaalladii cuslaa ee ka dhacay Guriceel iyo sababta rasmiga ah ay uga baxeen gudaha magaaladaasi.

Sheekh Shaakir ayaa marka hore ka tacsiyeeyey dadkii ku dhintay degmada Guriceel intii ay dagaalladu socdeen, isaga oo kuwa dhaawaca ahna u rajeeyey caafimaad deg-deg ah.

Sababta ay dib uga baxeen magaalada Guriceel waxa uu ku sheegay inay ku timid, kadib codsi ka yimid ganacsatada, bulshada rayidka ah, Senataro iyo siyaasiyiin reer Galmudug ah, ayna aqbaleen, iyaga oo u turayo dadka iyo deegaankaba, sida uu hadalka u dhigay

”Waxaan rabaa in aan u sheego Ummadda Soomaaliyeed in aan markii horeba soo dhawaynay baaqyadii nabadda iyo wada-hadalka iyo in aysan dhicin dagaal aan kan Shabaab lagula jira ahayn, waxaana u caddaynayaa Ummadda Soomaaliyeed in aan soo dhawaynay mar labaad baaqyada ka imaanayay culimada, cuqaasha , ganacsatada , siyaasiyiinta , midawga musharaxiinta iyo beesha caalamka annaga oo tixgalineyna shacbigeena,” ayuu yiri hoggaamiyaha Ahlu Sunna Waljamaaca oo qoraal soo saaray.

Sheekh Maxamed Shaakir ayaa dhanka kale xusay inuu aad uga xun yahay wixii ka dhacay magaalada Guriceel, gaar ahaan burburka iyo barakaca ka dhashay dagaalladii dhacay.

Sidoo kale wuxuu intaasi ku daray inay ku ballaameen, iyaga iyo dhinacyada kale ee  wada-hadallada garwadeenka ka ahaa inay dagaan ciidamadooda deegaanka Bohol oo uu markii kasoo billowday dagaalka u dhexeeya ciidanka dowladda iyo kuwa Ahlu Sunna Waljamaaca.

Wuxuu sidoo kale tilmaamay in laga codsaday inay wareejiyaan gaadiidka dagaal ee ay horay uga qabsadeen Galmudug, ayna wareejiyeen gaadiidkaasi oo labo ahaa.

Ugu dambeyn Sheekha ayaa u mahadciyey shacabka iyo ganacsatada Guriceel ee sida weyn u taageeray muddadii ay ku sugnaayeen gudaha magaaladaasi.

Hadalkan ayaa ku soo aadayo, kadib dagaallo maalmo qaatay oo ka dhacay Guriceel, kuwaas oo ugu dambeyn sababay in ciidanka Ahlu Sunna ay isag baxaan magaaladaasi.

Xigasho

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.