Che -Guevara

Qoorqoor Makes a Bold Decision

Recommended Posts

galbeedi   

He must show leadership and crush the evil anarchists from Galgaduud.

This man should have been the prime minister to replace Khayre. Ha has already proven himself in Galmudug, and could have been a shoe in. No vetting was needed, yet the slow man in Villa-Somalia was told to look only someone from Gaalkacayo, magaaladii inkaarta qabtay.

By the way, a nuclear bomb has been detonated in Laascaanood by Muuse Biixi and corrupt local leaders of the city, yet Farmaajo had said nothing so far. 

Haddii dalku dhinac ka gubanayana ma sidaa ayuun buu u aamusnaan.

Waar kan mid khayr leh oo dhaama Allah ha inoo keeno.

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

 

Everyone from Ugaaska Ceyr to Xasan Kheyr is onboard.

Ugaaska apologized for his initial stance and threw his support behind Qoorqoor and his admin.

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dalmar1   
3 hours ago, galbeedi said:

He must show leadership and crush the evil anarchists from Galgaduud.

This man should have been the prime minister to replace Khayre. Ha has already proven himself in Galmudug, and could have been a shoe in. No vetting was needed, yet the slow man in Villa-Somalia was told to look only someone from Gaalkacayo, magaaladii inkaarta qabtay.

By the way, a nuclear bomb has been detonated in Laascaanood by Muuse Biixi and corrupt local leaders of the city, yet Farmaajo had said nothing so far. 

Haddii dalku dhinac ka gubanayana ma sidaa ayuun buu u aamusnaan.

Waar kan mid khayr leh oo dhaama Allah ha inoo keeno.

 

 

It seems finally you have woken up from your deep slumber, the root of all these troubles from Kheire to Rooble has been Farmaajo and his meakness, the man wasnt built to be a President, a President is someone who can make tough, bold and yet calculated decision and also never shies away from speaking the truth.

 

As for those grave worshipping Ahlu-suufis, from both opposition to loyalist of the SFG they all agree on one thing and that is ahlu-sunnah are spoilers agents of desructions and should be defeated/crushed ASAP.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Markii horeba qalad loogu dhiibay jago wasiir kan, asagoo iska casilin jagadiisa xildhibaannimo, taas oo jabineyso qeerka qaranka. Lama mushaar isku qaadanaaye waliba.

It also shows tolka are divided between Qoorqoor and Rooble camps now. Qoorqoor is cleansing wixii Rooble hoos ka taageersanaa, madaxweynahana ka soo horjeeday. 

Fiqi oo iska casilay xilka Wasiirka Amniga Galmudug

Wasiirka Amniga Galmudug Axmed Macallin Fiqi ayaa shaaciyey inuu xilkaas iska casilay kadib markii isaga iyo madaxweyne Qoor Qoor ay isku fahmi waayeen habka loo wajahayo xiisadda kala dhaxeysa Ahlu-Sunna.

Fiqi ayaa sheegay inuu doonayo in xiisadda Galmudg iyo Ahlu-Sunna lagu dhameeyo wada-hadal balse Qoor Qoor “uu doortay wadada dagaalka iyo colaad Galmudug ku reebaysa mahadhooyin danbe, asagoo adeegsanaya ciidamo Muqdisho laga soo daadgureeyey”

Hoos ka aqriso qoraal kasoo baxay Fiqi

Maantay waxaan madaxweynaha Galmudug u gudbiyey iska casilaadaydii xilka wasiirka amniga Galmudug, ka dib markii aan isla fahmi weynay qaabka loo wajahayo khilaafka isaga iyo ASWJ u dhexeeya, ee uu asagu doortay wadada dagaalka iyo colaad Galmudug ku reebaysa mahadhooyin danbe, asagoo adeegsanaya ciidamo Muqdisho laga soo daadgureeyey kuwaasoo wax talo ah mas’uuliyiinta GM ama wasaaradda amnigu aysan ku lahayn, aniguna aan u soo jeediyey wadada wadahadalka iyo dagaal la’aantu in ay ka sahlan tahay, ka dhib yar tahay, kana guul badan tahay middaas iyo sidoo kale in argagixisada Shabaab la dagaalankooda aan xoogga saarno una jihayno gulufka socda dhankooda.

Wixii faahfaahin ah waxaan ku sheegi doonaa shir jaraa’id oo aan dhowaan qaban doono ugana hadli doono xaaladda cakiran ee Galmudug ka taagan, fariinna aan ugu diri doono waxgaradka Galmudug ee samaha jecel.

Waxaan si guud ugu mahadcelinayaa hey’adaha Dawladda Galmudug iyo madaxdooda, shacabka dulqaadka badan, si gaar ah hawlwadeenada wasaaradda amniga iyo ciidamada qaranka iyo kuwa daraawiishta Galmudug ee aan sida wanaagsan u soo wada shaqaynay ee qaarkood ku sugan yihiin dhufaysyada hore ee argagixisada lagula dagaalamayo, iyo sidoo kale deeq bixiyaasha Soomaaliya iyo hey’adaha caalamiga ah oo si weyn noo garab taagnaa.

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
galbeedi   

Fiqi should have been fired long ago. Qoor Qoor was a wise man to hold together  the natural dysfunction of HG.

On 10/5/2021 at 10:29 PM, Dalmar1 said:

a President is someone who can make tough, bold and yet calculated decision and also never shies away from speaking the truth.

Farmaajo is a weak leader who always reacts to events. Firing Khayre was the biggest mistake Farmaajo did. When the Nabad Iyo Nolol revolution ate its own children or I should say premier Khayre, --the man who created N&N---is was destined to fall. I admit that most of us had fallen victims of N&N propaganda.

Having said that premier Rooble is another category. This is the man who compared the legitimate Galmudug government to the gun welding Sufi anarchist who want to use  Islam to further their criminal power grab.

" Waxa nasiib daro ah markii reer Galmudug ay dareemeen Hididiilo iyo hor u socod , in maanta  kooxo hubaysani qabsadaan degaan nabad ah oo barakac iyo colaad geliyaan bulshada reer Galmudug" Waxa sidaa yidhi Mudane Khayre.

This is leadership.

Fiqi is corrupt and mischievous. Rather than stop the Sufis in their tracks , he want them to be a legitimate organization that must be bargained with. There were no Sufi army just a month ago, it is manufactured crises.

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Maxaa lagu qanciyey ciidankii gadooddka ku qabsaday qeybo kamid ah Gaalkacyo?

Wasiirka wasaaradda warfaafinta Galmudug, Axmed Shire Falagle oo la hadlay warbaahinta ayaa shaaca ka qaaday in lagu guuleystay xalinta tabashada ciidankii daraawiishta ee dhowaan gadoodka ka sameeyey koonfurta Gaalkacyo ee gobolka Mudug.

Falagle ayaa sheegay in ciidamadaas ay ugu dambeyn dib ugu laabteen saldhigyadooda, kadib wada-hadal dheer oo lala galay saraakiisha hoggaamineysay, lana qanciyey.

Sidoo kale wuxuu intaasi ku daray inay baneeyeen Kastamka Canshuuraha ee magaalada Gaalkacyo oo ay maalmo ka hor qabsadeen ciidamadaasi, wuxuuna ballan qaaday inay sidoo kale heli doonaan mushaaraadka ka maqan ee keenay inay gadoodka sameeyaan.

Wasiirka warfaafinta oo hadalkiisa sii wata ayaa ugu baaqay bulshada Galmudug inay is dajiyaan, wuxuuna ka digay in looga sii daro xaaladda maamulkaas oo culeys wajahaya.

Arrintan ayaa qaboojineysa xaaladdii cakirneyd ee labadii maalin ee lasoo dhaafay ka taagneyd Gaalkacyo, tan iyo markii ay ciidamadu la wareegeen Kastamka Canshuuraha oo ay heysteen saddexdii maalmood ee lasoo dhaafay, iyaga oo ka saaray Booliiskii heystay.

Xilliga ay gadoodka sameeyeen ciidamadan ayaa ku soo aaday, markii uu iscasilay wasiirkii amniga ee Galmudug, Axmed Macalin Fiqi, taas oo dhalisay hadal heyn xoogan,waxayna dadka qaar ay shaki weyn ka muujiyeen waxa isku soo aadiyey iscasilaada iyo gadoodka.

Si kastaba, Galmudug ayaa lugaha la hashay xiisad horleh, kadib markii Ahlu Sunna ay dib usoo rogaal celisay, isla-markaana ay qabsatay magaalada Guriceel ee gobolka Galgaduud.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Labadii xaaraan ku heshiiso...

Mahad Salaad oo si xun ugu jawaabay Axmed Fiqi

Xildhibaan Mahad Salaad ayaa soo saaray qoraal uu ugu jawaabayo wasiirkii is-casilay ee Galmudug Axmed Macalin Fiqi, waxuuna qoraalka Mahad Salaad ku soo aadayaa, iyadoo Axmed Macalin Fiqi uu galabta qabtay shir jaraa’id, kaas oo uu ku weeraray siyaasiyiin uu ka mid yahay Mahad Salaad.

Fiqi ayaa sheegay in dadkii shalay hor taagaanaa mudo kororsiga ay hadda Dhuusamareeb ka dheheen nidaamkii dowladda Galmudug ayaa lagu cayaarayaa, “Wax ka jira maleh , laguma cayaarayo nabad geliyada Galmudug ee faa’iidaa ugu jirta Ahlu-Sunna inay joogto, 10-kii maalmood oo ay joogeena waa laga dareemay deegaanka oo Al-Shabaab waa carareen,” ayuu yiri Fiqi.

Waxa uu sheegay in dadkii shalay Farmaajo ka diiiday mudo kororsiga ay maanta u muuqdaan kuwo kala wareegay, oo dhahaya Ahlu-Sunna dagaal halagu qaado, “Soo u ekaa maayaan niman shalay diidanaa nidaamkii iyo madaxweynihii jiray? Laakiin shalay waan ku raacsanaa go’aankaas, balse kan kuma raacsani,” ayuu hadalkiisa ku sii daray.

Sidoo kale Fiqi oo u muuqday inuu si gaar ah u weerarayo Mahad Salaad ayaa yiri, “Waxaan aragnaa musharax xil ku raba in dadka reer Gurceel la barakiciyo, aniga waan fahmi waayey kursiga Gurceel yaalla ee dadka loo weerarayo oo nin musharax ah inta meel soo istaago uu leeyahay dadkaas waa in la weeraro, janadii Al-Shabaab naga raadinayey ayuu noola mid yahay kursigaas, musharaxiinta waxaan leeyahay ka fiirsada fidnada socota qeyb haka noqanina.”

Mahad Salaad oo u soo jawaabay Axmed Macalin Fiqi ayaa qeyb ka mid ah qoraalkiisa ku yiri, “Abtigey Fiqi waxaan leeyahay durbaanka aad tumeyso waan fahamsanahay Abtiyow ee Ilaahey haku soo nabad aruursho!.”

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.