Che -Guevara

'Deporting' Somalis

Recommended Posts

Muuse Muqayil dadkii dhan ayuu isku diray:

Midowga Musharaxiinta oo dalab xasaasi ah u diray xukuumadda Soomaalilaan

FB_IMG_1633506970687-1.jpg

Golaha midowga musharaxiinta mucaaradka ayaa ka hadlay tallaabaddii ay Somaliland kusoo masaafuriyey dadka ka soo jeeda koonfurta ee ku dhaqnaa deegaanada maamulkaasi, gaar ahaan magaalada Laascaanood ee gobolka Sool.

Qoraal kasoo baxay musharaxiinta ayaa lagu sheegay inay ka soo horjeedaan, ayna ka xun yihiin in si qasab ah loo soo barakaciyo dad Soomaaliyeed oo aan waxba galabsan waxaana ay tilmaameen in falkaas uu meel ka dhac ku yahay islaanimada iyo Soomaalinimada

“Wuxuu kasoo horjeeda goluhu in fal dambiyeed ay dad kooban geysteen loo bartilmaameedsado Bulsho idil, dambi wadareedna loogu ciqaabo heyb iyo degaan ay kasoo jeedaan darteed, isla markaana ay u arkaan in falkaasi uu meel ku dhac ku yahay ,islaanimada, Soomaalinimada, Dimoqraadiyada, xaquuqul Insaanka iyo Sharciyada Caalamiga ah,” ayaa lagu yiri warqadda kasoo baxday golaha midowga musharixiinta.

Sidoo kale golaha midowga musharixiinta mucaaradka ayaa ka dalbaday Somaliland inay joojiso tallaabooyinka ka dhanka ah shacabka, gaar ahaan kuwa kasoo jeeda koonfurta.

“Goluhu isaga oo ka damqanaya ku xadgudubka lagula kacay sharafka iyo hantida dadka qasabka lagu barakiciyay ayuu ugu baaqayaa madaxda Somaliland inay falkaasi ka fiirsadaan ,degdegna u joojiyaan ayaa lagu yiri’ Qoraalka Midowga Musharixiinta.

Ugu dambeyn musharixiinta ayaa si gaar ah ugu mahadceliyey mas’uuliyiinta iyo dadka kale ee Soomaaliyeed ay isku xilqaamay u gar-gaarida dadkaasi dhibaateysan.

Hadalkan ayaa kusoo aadaya, iyada oo maalmihii u dambeeyey ay Somaliland Laascaanood kasoo saartay boqolaal dad ah oo ka soo jeeda dhinaca koonfurta, sababo la xiriira ammaanka magaaladaas oo maalmihii u dambeeyey ay ka dhacayeen dilal qorsheysan.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Duufaan   
M.FACEBOOK.COM

Log into Facebook to start sharing and connecting with your friends, family, and people you know.

Halbeeg Media Inc

5 hrs · 

Waxaa Haawanaya Meherada kala duwan ee Farsamada gacanta , kuwaa oo samayn jirey Qalabka , Guryaha , Xafiisyada ,meheradaha , ganacsiga , Dawaarlayaasha , dhismaha iwm

Waxaa Haawanaya Meherada kala duwan ee Farsamada gacanta , kuwaa oo samayn jirey Qalabka , Guryaha , Xafiisyada ,meheradaha , ganacsiga , Dawaarlayaasha , dhismaha iwm .

Waxaa laga kaxaystay dhamaan shaqaalihii u shaqeyn jirey , iyadoo shaqooyinkaasi gebi ahaanba ay ka shaqyn jireen dadkii magaalada Laga Tarxiley.

Shirkada Dhismaha guryaha , Farasamada gacanta , Kuwa Dharka Tola , kuwa Baabuurta hagaajiya iwm ayaa d

Share this post


Link to post
Share on other sites
Arafaat   
On 10/4/2021 at 6:03 AM, Xaaji Xunjuf said:

Somaliland  che is a sovereign  independent  nation . Which upholds  the law. These people  were given a notice  three weeks ago.somaliland is also a country  that put  their own citizen's  first .and thats what they did. This was a request from the garaad clan.

By the way maakhir if u know it was locals that motivated  this removal. Why blame muse biixi president of the  beloved nation. It isnt his fault.

Xaaji, if one would ask around in every urban settlement, village or city, on the local opinions and sentiments, I am sure every native community would happily see other groups or clans who they perceive to be a problem, swiftly be deported.

And if one would govern or lead based on local sentiments and evict all those who the locals have a problem with and don’t consider to be native, I don’t think you would have any vibrant cities left.

Remember we are talking about urban settlements, not pastoral grazing land or farm land, which is a completely different issue.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Are u saying we should  allow  these street beggars from southwest to have citizen's ship in Somaliland well if that is the case.why not  do the same with  oromos

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Arafaat   

thousands of Somali’s, including those from SL have been expelled and pushed out from Oromo regions. yet there has been no mass  deportations of Oromo workers and entrepreneurs from Hargeisa, Borama and Berbera, as the thousands and thousands of guards, gardeners, barbers and entrepreneurs are still there. 
 

On the other hand no SL folks have been pushed out from South-West or Jubbaland for that matter, and yet the SL government has deported 800 south-westerns from Las Anod and announced that even more will be deported from Erigavo (where there is not even a security issue to use as justification). 

Apparently Oromo’s seem to have more rights then Somali’s in Somaliland. I really can’t make anything else of this. 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Arafaat   
On 10/10/2021 at 8:48 PM, Xaaji Xunjuf said:

Foreigners are foreigners  there  is no difference whether from oromia or south  west  its the same siillaanyo removed them  in 2011

Siilanyo removed Oromo’s not Somali’s. 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Arafaat   
On 10/6/2021 at 6:58 PM, Duufaan said:
M.FACEBOOK.COM

Log into Facebook to start sharing and connecting with your friends, family, and people you know.

Halbeeg Media Inc

5 hrs · 

Waxaa Haawanaya Meherada kala duwan ee Farsamada gacanta , kuwaa oo samayn jirey Qalabka , Guryaha , Xafiisyada ,meheradaha , ganacsiga , Dawaarlayaasha , dhismaha iwm

Waxaa Haawanaya Meherada kala duwan ee Farsamada gacanta , kuwaa oo samayn jirey Qalabka , Guryaha , Xafiisyada ,meheradaha , ganacsiga , Dawaarlayaasha , dhismaha iwm .

Waxaa laga kaxaystay dhamaan shaqaalihii u shaqeyn jirey , iyadoo shaqooyinkaasi gebi ahaanba ay ka shaqyn jireen dadkii magaalada Laga Tarxiley.

Shirkada Dhismaha guryaha , Farasamada gacanta , Kuwa Dharka Tola , kuwa Baabuurta hagaajiya iwm ayaa d

Suuqyadii Las Anod arintan sameyn weyn ayee ku yeelatay macaa maceeshadii kor u qaaday. Arintaasi fal foolxun oo inkaar ah ayee eheed.

The irony is that Somaliland companies donated a lot of money to the people deported. And exactly 6 months later when the Hargeisa market burned down the biggest donation and support came from Somalia. 

xaaji xunjufoow, irrelevant of the political directions, xidhiidhka umada Somaliyeed ma kala goyn kartid. Inta ka dhexeysa ayaa ka weyn Intey isku fahansaneyn ama ku kala aragti duwan yihiin. Kala saar Siyasad (politics) iyo xididhiinka walaaltinimada umada (social connection). 
 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
galbeedi   
1 minute ago, Arafaat said:

Siilanyo removed Oromo’s not Somali’s.

Ahmed Siilaanyo, despite his health, he was very careful and judicious on the Somali unity issues. He sent money and delegation during the draft. He probably could had huge effects if he was healthy. He was the last statesman of the north. Now we got jackels and prestenders who always talk about what took place 30 years ago.

Share this post


Link to post
Share on other sites
galbeedi   
3 minutes ago, Arafaat said:

Arintaasi fal foolxun oo inkaar ah ayee eheed oo maantana Somalia lacagta ugu badan ku deeqday Suuqii Hargeisa ee gubtay. 

Most people consider certain segments of the north like cry babies who complain and feel entitlement since the union of 1960. When Somali refugees left Yemen and their ship docked, Berbera  Maamul refused the poor Somalis to come ashore, yet without shame they are welcoming the Waheen market donation from Somalis around the world.

Does any one sent donations to the Southwest Somalis evicted from their homes.Why Not Xaaji Xanjuf and company rerurn the donations and help their people? When will this entitlement end?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.