Che -Guevara

'Deporting' Somalis

Recommended Posts

This has some local support,  I have seen similar issues,  hatred and jealousy of people from South, who really work hard and will do any job,  became relatively successful,  where majority of locals happen to finnish fake universities and all wasting their time waiting for office job.

SL police don't even know  these people, who don't look different,  same accent,  spend majority of their times there, some even born there, and are directed by some locals.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Somaliland  che is a sovereign  independent  nation . Which upholds  the law. These people  were given a notice  three weeks ago.somaliland is also a country  that put  their own citizen's  first .and thats what they did. This was a request from the garaad clan.

 

 

By the way maakhir if u know it was locals that motivated  this removal. Why blame muse biixi president of the  beloved nation. It isnt his fault. As for sadaqa given by the Europeans or Americans. It isnt somethings  walanweyn own .this comes from the  Europeans and Americans.  The walanweyns  are just recipients.  It isnt  that deep.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Muuse Marqaan maanta inuu awood leeyahay ismoodaa, laakiin awood ku sheegiisa yar maalin ayaa la tusin doonaa wwxee tahay. Abaartii dabadheer ee toddobaatameyadii markii ilma adeeradiisa gaajeysan la soo dajinaaye Koonfur Galbeed, ilaa iyo haddana degan oo beero ku leh wuu isiloowsiinaayaa.

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Odayaasha Laascaanood "Shaqo kuma lihin falka lagu masaafuriyay dad reer Koonfur Galbeed"

Qaar kamid ah odayaasha degmada Laascaanood, oo warbaahinta la hadlayay ayaa sheegay in aan lagala tashan masaafurinta dadka reer Koonfur Galbeed, isla markaana, anay ku qanacsanayn habka loo maamulay tarxiilka bulshadaa.

Waxay sheegeen in amarka lagu tarxiilay bulshada kasoo jeeda maamulka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya uu kasoo fulay wafti wasiiro iyo saraakiil ciidan ah, oo xukuumada Somaliland usoo dirtay xal ka gaadhista amaandarada Laascaanood.

"Waftigaa Hargaysa ka socda oo xukuumadu soo dirtay markii ay yimaadeen kadib waxa soo baxday in dadkii la raray, dad kaa la rarayo waa dad deegaanka Laascaanood in badan daganaa caruurihii ku dhashay ayaa xaasas ku yeeshay, hadii xataa loo arkay in la raro waxan leenahay sida loo raray si sax ah maaha" mid kamida odayaasha ayaa sida yidhi.

Odayaasha ayaa soo jeediyay in madaama oo dadka la raafay ay hanti ku lahaayeen magaalada, hantidaasi oo anay qaadan, in hantidoodii loo ilaaliyo isla markaana, madaxda iyo wax garadka Laascaanood ka wada shaqeeyaan sidii dadkaa iyo hantidooda laysku gaadhsiin lahaa. Waxay  sheegeen in ay ahayd arrin si deg deg ah loo qabtay.

"Waxaanu u sheegaynaa bulshada in arrinkaa maamulku aanu nagala tashan, oo ay ahayd arrin la dadajiyay oo si deg deg ah loo qabtay.. dadkaa si qax ah ayaa loo raray qof qudha oo shay qaatay malahayn, dadkaa hantidoodi iyo alaabtoodii waxaanu ka codsanaynaa dadka gobolka Sool ku dhaqan ee masuuliyiinta ah in dadka hantidoodi gacanta loogu dhigo" sida waxa yidhi mid kamid ah odayaasha.

Xukuumada Somaliland ayaa qaaday howlgal ay ku qab qabanayso isla markaana, gobolka Sool kaga tarxiilayso dadka kasoo jeeda maamulka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya, ilaa iyo hada inta la hubo waxa la tarxiilay ku dhawaad 700 oo qof.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.