Sign in to follow this  
Allamagan

Death Penalty for a somali man accused of killing his children

Recommended Posts

loooool @ "Wax mindi gurigaaga ku yaal, ninkaaga ka qari" Ngonge wa tagtay hadda iskuulkaad afsomaliga ka soo baratay maad Ibti cinwaankiisa siisid! :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

^magaaladaada wixii loo censor gareeyey ay qabtaa, ma Alshababka deggen? ta kaleto sxb jareer caay ma ahan annigaba ahbee and I am proad of that. ;)

Share this post


Link to post
Share on other sites

^ in Ugandha people are either SAN DHEER or SAN BALAAR categories. F.eks sandheerta waxa kamida madaxweynaha iyo ciddiisa (Tutsiga) somalidana waa lagu daraa bahda sandheerta halka the rest is san balaar.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

^ :D Magaalada waa magaca labaad ee Daafeed!.

 

Ma ogeyn inaad jareer tahay, lakin hadalkii Ngonge 'Barre Hirale jareer buu u egyahay' baa hadda micno ii sameynaya!.

 

Menyekole (sp?) aa la yiraah, waa qabyaalad miiran, boda-boda aya wataan xataa waa kugu qasbaayaan, qaraaba kiil ahaan!.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^ looool waxad hilmaamtay ku dar Cade Muuse & sh adan madoobe ragguu waa badan yahay, yaa ku darraya?

 

Maaddeey, ninyo saaka ma soo quraacanin miyaa? sijuu camal wax u qoreysaa waxaad qortay oo dhan wax fahmi kara malahan, ku noqo halka " Magaalada waa magaca labaad ee Daafeed!" halkana iyana ku noqo "Menyekole (sp?) aa la yiraah, waa qabyaalad miiran, boda-boda aya wataan xataa waa kugu qasbaayaan, qaraaba kiil ahaan!." oo af somali meesha ku soo qor.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

^ :D

War niyahow saaka Canjeero, Macsaro & Suqaar aan isku fadooqdaye, malaa waxaan mooday inaan Tuujiye & Che la hadlaayo. bal aan ku celiyo:

 

Waxa layga censoray Wan'la'weyn (Daafeed-na waa la yiraahdaa)

 

Menyekole-da (waa qabiilkooda magaciisa) waxaan ula jeeday qoldadii sanka dheereyd ee Museveni ka dhashay, sidey Soomaalida u jecelyihiin oo u qabyaaladeystaan!, Boda Boda (waa mooto 'dhug-dhugleey maa u taqaanaa? smile.gif ', sida taxi baa loo kireystaa, waxay rabaan inaad tooda raacdo maadaama aan qaraabo nahay!.

 

Abaay heyleey, Sawirkeyga sow ma aragtid, aniguba jareer quruxsan baan ahay ;) , lakin Shabaabka Gedo & Kismaayo jooga waa quruxsanyihiin soow maaha? :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Cabdow   

Allow naag hanagu imtixaamin, the things they can make you do ey!

 

Jareer or no jareer who cares, we all qaxootiis anyways, which is worse.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

Sxboow, waxaa iga yaabiyey wadamadaan gaalada, waxaad maqleysaa, nin baa dembi lagu soo oogay inuu naagtiisa 'rape'gareeyey! caadi miyaa?

Share this post


Link to post
Share on other sites
ailamos   

Originally posted by Norfsky:

This man is not Somali. No way! Not because of his actions but look at that photo!

 

No way!

is that so Norf? We're a nation of many faces, enough with the narrowing down.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Cabdow   

Maad, wadamadan gaalada arima badan baanu ugu dhimid sxb, lakiin arintan aad sheegi waa arin dhici karta. Weyna dhacdaa, specially when the individual is under the influance (caruurtooda eey faraxumeeyaan markay cirka marayaan, do you think inay xaaskooda u daahi)

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

Sxb, waxaan ula jeedaa maba ahayn iney waxaas isla gaaraanoo, markuu 'naa, du' yiraa iney 'xaadir' tiraah bey ahayd. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jacpher   

Originally posted by Maaddeey:

Sxb, waxaan ula jeedaa maba ahayn iney waxaas isla gaaraanoo, markuu
'naa, du' yiraa iney 'xaadir' tiraah bey ahayd.

^Is that how you talk to them married girls?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this