Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Jabuuti kidnaps and deports Fahad Yaasiin

Recommended Posts

They are openly siding with Rooble on behest of Kiikuuyada and Imaaraadka.

They want to force him to transit via Dubeey or Nayroobi, so they can kidnap him. I think he will now transit through Dooxa. Why is Rooble afraid of him? Aawey kuwii ka qeylin jiray when mucaaradka garoonka Xamar laga celin jiray? 

Screenshot-20210917-110340-com-opera-bro

Share this post


Link to post
Share on other sites

Dowladda Jabuuti oo war deg deg ah kasoo saartay diyaaradii uu saarnaa Fahad Yaasiin

Wasiirka wasaaradda Arrimaha Dibadda dowladda Jabuuti Maxamuud Cali Yuusuf oo ka hadlay xanibaada diyaarad uu saaarnaa taliyahii hore ee hay'adda Nabadsugida Qaranka Fahad Yaasiin iyo rikaab kale oo fara badnaa iney dib ugu celinayaan dalka Turkiga oo markii hore ay kasoo duushay diyaarada.

War qoraal ah oo uu wasiir Maxamuud Cali Yuusuf uu soo dhigay bartiisa Twitter-ka ayuu ku sheegay in dhamaan rikaabkii saarnaa diyaarada ay dib ugu laabanayaan dalka Turkiga, islamarkaana waxuu sheegay ineysan waxba ka jirin warar lagu faafiyay baraha bulshada.

"Dhammaan rakaabkii saarnaa dayuuraddii Turkish Airways ee maanta ee Muqdisho u socotay ay ku noqon doonto Istambul si ay u raacaan duullimaad kale oo Muqdisho u socda" ayuu yiri Wasiir Maxamuud Cali Yuusuf.

Hadalka wasiirka arrimaha dibadda dalka Jabuuti ayaa imaanaya xili saacado ka hor war qoraal ah oo kasoo baxay Madaxtooyada Soomaaliya lagu eedeysay dowlada Jabuuti iney garoonka diyaaradaha dalkaasi ku xanibtay lataliyaha dhinaca amniga madaxweyne Farmaajo.

Gabagabadii Wasiirka ayaa sheegay inay garab taagnaan doonaan Soomaaliya ayna fargelin ku sameyneyn arrimaha ka taagan gudaha dalka Soomaaliya.

Xigasho

Share this post


Link to post
Share on other sites

The dictator IOG has long time benefited the miserable conditions of Somalia 

Time to raise up and he'll Djiboutians free from ruthless dictator 

Share this post


Link to post
Share on other sites
galbeedi   
1 hour ago, maakhiri1 said:

The dictator IOG has long time benefited the miserable conditions of Somalia 

 

IOG have serious issues with UAE , yet when it comes to Somali issues they all form one single line. Theere are reports that UAE intelligence officers were waiting at the Djibouti airport to kidnap him.  I have been telling you guys for years how Djibouti is benefiting from  the so called war on terror and the instability in Somalia.

Is this Fahad Yaasin guy serious? how could he trust Djibouti?  Didn't he know how Geelle is a member of the opposition? Dadkan yaa la taliya?

Rooble decided to revive the evil coalition : Sisi of Egypt, UAE, Saudis which drags Djibouti and Kenya with their leash. Didn't he know how the UAE destroyed or failed everything they touched from LIbya, Yemen Ethiopia, the gulf dispute and so on. 

Joe Biden and America had decided to avoid the disaster called UAE. In Ethiopia the TPLF was destroyed by their drones. Yet, once again they switched and decided to back Sudan and tow the American line. Like a jealous woman they saw Qatar leave Eritrea and they jumped in without thinking.

The two main nations who contribute most of the troops like Uganda and Ethiopia are not involved with these shenanigans.

Furthermore, Rooble and his clique in Mogadishu could damage and undermine the Turkish Airline flights to Mogadishu by interfering with civil aviation using illegal means to kidnap Somali government official.  few months ago Belarusian authorities hijacked a flight to arrest one of the dissidents, and the EU decided to boycott their air space.  

Turkish airline is the lifeline of Somalia connecting us directly to the world.

Waar ninka inaga qabta inta uusan dalka kala dirin.

What is speaker Mursal waiting? 

Waar ninkan Rooble ee wax ma garatada ah dalka ka qabo inta aanu cadow gacanta ugalin , ama dagaal cusub qarxin.

 

 

 

 

 

  • Like 1

Share this post


Link to post
Share on other sites
galbeedi   

They told us Fahad Yasin was guilty of crime of the missing NISA agent, they even told us that the military court is investigating, yet when the former NISA director tried to show up and answer questions, they blocked him to come home.

War ninkani sowkaad raadinayseen ee waa dambiile lahaydeen, 

How could the missing girl get justice if you refuse those who know to testify?

Only in Somalia.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Shir xasaasi ah oo Villa Somalia uga socda Fahad Yaasiin iyo taliyeyaal ciidan

Guriga uu Madaxtooyada Soomaaliya ka degan yahay Agaasimihii hore ee hey’adda NISA Fahad Yaasiin ayaa waxaa hadda ka socda shir xasaasi ah oo taliyeyaasha ciidamada uu la leeyahay Fahad Yaasiin.

Ilo-wareedyo ku dhaw shirkaan ayaa Caasimada Online u xaqiijiyey in guriga Fahad Yaasiin ee Madaxtooyada ku dhex yaalla uu shir uga socdo Fahad iyo taliyeyaasha Booliska Jeneraal Xijaar, Booliska Gobolka Banaadir Farxaan Qaroole, ku simaha NISA uu u magacaabay Madaxweyne Farmaajo Yaasiin Farey iyo saraakiil kale.

Lama oga qorshaha ka dambeeya shirkaan caawa u socoda Fahad Yaasiin iyo taliyayaasha ciidamada, balse waxaa muuqato in Fahad weli uu saameyn weyn ku dhex leeyahay taliyeyaasha ciidamada, islamarkaana imaatinkiisa Muqdisho uu xaaladda iyo loolanka siyaasadeed ee dalka wax ka beddeli karo.

Fahad Yaasiin ayaa saakay dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho, kadib maalmo uu ku xayirnaa dalka Turkiga, ayada oo wararka ay sheegayaan inuu ku yimid diyaarad khaas ah.

Maqnaanshaha Fahad ayaa loo arkay inay qeyb ka aheyd guul-darrooyinka siyaasadeed ee uu toddobaadyadii dhowaa wajahayey Farmaajo, oo warbaahintii iyo dhaqaalaha dowladda uu kala wareegay Rooble.

Kulankaan oo hadda ka socda gudaha Villa Somalia waxuu ku soo aadayaa, iyadoo maanta ay dhaceen kulamo dhowr ah oo ku saabsan waan waanta laga dhex wado Madaxweyne Farmaajo iyo Ra’iisul Wasaare Rooble.

Guddiyo ay hoggaaminayaan Madaxweynaha Galmudug Axmed Qoor Qoor iyo Guddoomiyaha golihii waqtigu ka dhamaaday ee shacabka Maxamed Mursal ayaa dhawaan isku howlay inay xaliyaan khilaafka Farmaajo iyo Rooble, balse illaa hadda ma jirto wax horumar ah oo laga gaaray wadahadalladii dhacay, inta la ogyahay.

Xigasho

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.