Che -Guevara

Ikran Tahlil, the saga of the missing NISA agent

Recommended Posts

Her relatives accused  NISA of detaining her. After a long silence, NISA stated that Ikran was abducted by Al-Shabab and executed her. PM Roble tasked Fahad Yasin to produce a report within 48 hours. Fahad called for a National Security meeting involving regional leaders, Farmajo, and the parliament security committee. Roble fired Yasin and replaced him with someone from the same laf (4.5 formula). He referred the case to the authority general.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Thanks Che, for updates, the whole thing is saga,  is  complete abuse of powers,  that has been going on , the biggest issue is the Prime Minister and President, and this issue will continue forever, and cost more time and energy for Somalis till they resolve, and change power structure.

As for the girl, who gone missing, it is highly like she is killed by shabaab, that is where the most leads going to, with other info I checked, she could well have been double agent.

NISA, whoever leads, should be apolitical position, and should always be empowered by any leader in the country. This should be the place where the best ,selfless of SOMALIS work.

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

If  we go back in history,  Somalis never check history but Gaas with his cabinet attempted to remove Sanbaloolshe in 2014.

GOOBJOOG.COM

Golaha wasiirada xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta isugu yimid shir aan caadi ahayn oo uu shir gudoominayey ra’iisul...

And Hassan Sheikh at end , got rid off him 2 years later.

 

WWW.VOASOMALI.COM

War qoraal ah oo kasoo baxay xafiiska madaxweynaha Soomaaliya, ayaa lagu sheegay in madaxweyen Xasan Sheekh uu xilka ka...

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Is this another Qalbidhagax saga? First Rabi ha u raxmado walaasheena, waa haddee dhab tahay geerideeda. Reerkeedana samir iyo iimaan ayaan leeyahay.

Laakiin meesha waxaa ka arkaa same ways magacii Qalbidhagax loo isticmaalaaye in loo isticmaalaayo magaca gabadhaan to score political points. Rabiyaa og wixii ku dhacay. Laakiin a lot of covert agents have been killed in Xamar in the last 12 years, so I don't know why is this a special case.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Already dhalinyaro ayaa lagu dilay, laguna afduubtay degmada Beledweyne due to aano qabiil. Maryooleey. Dad aanan waxba galabsan ayee dulminaayaan because of Fahad Yaasiin ayee isku qabiil yihiin. Yaab.

Wararkii ugu dambeeyey ee xaaladda dhalinyaradii loo afduubtay kiiska Ikraan

Odayaasha dhaqanka iyo waxgaradka deegaanka ayaa ku guuleystay inay dib xorriyaddooda u helaan dhalinyaradii dhowaan lagu afduubtay magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan, sababo la xiriira kiiska Ikraan Tahliil Faarax.

Dadaallada lagu soo daayey dhalinyaradan oo saddex ahaa, isla-markaana ay gacanta ku dhigeen maleeshiyaad ku heyb ah Ikraan Tahliil ayaa waxaa ka qeyb-qaatay mas’uuliyiin ka tirsan maamulka gobolka Hiiraan iyo kan degmada Beledweyne ee maamulka HirShabelle.

Sidoo kale arrintan waxay ku timid wada-hadallo dhex-maray odayaasha iyo waxgaradka labada beelood, si loo qaboojiyo xiisadda ka dhalatay ‘dilka’ Ikraan Tahliil Faarax.

Dhinaca kale siyaasiga caanka ah ee Faarax Sheekh Cabduqaadir ayaa soo dhoweeyey dadaallada guuleystay ee lagu soo daayey dhalinyaradaasi, wuxuuna u mahad-celiyey odayaasha dhaqanka, aqoonyahanada iyo sidoo kale mas’uuliyiinta deegaanka.

“Waxaan bogaadinayaa in uu miro dhalay, dadaalkii iyo howsha hagar la’aanta ahayd ee ay qabteen odayaasha dhaqanka, mas’uuliinta iyo aqoonyahannada labada beelood ee walaalaha ah, oo saaka ku guulaystay in ay xorriyadoodii u soo celiyeen seddexdii dhallinyarada ahayd ee lagu haystay degamada Baladweyne, iyaga oo bad qaba” ayuu yiri.

Waxa kale oo uu intaasi kusii daray “Waxaan si gaar ah ugu mahad celinayaa odayaasha dhaqanka, masuuliinta iyo qoyska ay ka dhalatay Ikraan Tahliil Faarax oo muujiyay dadaal dheeraad ah,”.

Ugu dambeyn Faarax Sheekh Cabduqaadir ayaa ku baaqay in la wada ilaaliyo wanaaga iyo darisnimada, lana adkeeyo nabad-geylada deegaanka.

“Waxaan mar kale ugu baaqayaa in walaalaha wada deggan deegaanka ay ilaashadaan daris wanaagga iyo xiriirka soojireenka ah ee ka wada dhaxeeyo, lana adkeeyo nabadgelyada iyo wadajirka bulshada wada daggan Degmada Baladweyne, ayuu raaciyey.

Si kastab arrintan ayaa ku soo aadeyso, xilli ay haatan soo shaac-baxday xiisad ka dhalatay kiiska Ikraan, taas oo sababtay in shaqada laga joojiyo agaasimihii NISA.

Xigasho

Share this post


Link to post
Share on other sites

Beesha Reer **** oo shaacisay in gabar laga afduubtay loona dilay kiiska Ikraan Tahliil dartiis

Khaalid Muxumed Gaabane oo kamid ah aqoonyahanka beesha Reer *** ayaa si adag uga hadlay afduubka aargudashada ah ee ka billowday magaalada Beladweyne ee xarunta gobalka Hiiraan.

Khaalid ayaa markii u horeysay shaaca ka qaaday in gabadh ay qaraabo yihiin loo afduubtay kiiska Ikraan Tahliil, islamarkaana loo gacan geliyay kooxda Al-Shabaab, ayna dileen, sida uu sheegay.

“Bulshada Soomaaliyeed waxaa laga yaaba inay ogyihiin un wiilasha la afduubtay oo media-ha laga soo daayey laakiin labo asbuuc ka hor waxaa ka horeysay gabadh qaraabada ah oo la yiraahdo Anfac Sheekh Xuseen in laga afduubay magaalada Beledweyne oo loo gacan geliyay Al-Shabaab, looguna sheegay inay tahay askariyad ka tirsan ciidamada Hirshabeelle,” ayuu yiri.

“Waxaa eedaas iyo tuhunkaas qabnaa inay ka dambeeyan kuwa hadda afduubteen oo shar-wadayaasha ah markay ku filnaan weysay in gabadhaas si dulmi ah ugu geeyaan Al-Shabaab, waxaan rabnaa in bulsho weynta Soomaaliyeed la socodsiino sida reerka iyo qoyska Ikraan dhibanayaal u yihiin, anagana waxaa nahay dhibanayaal oo lagu haysto wax aysan galabsan.”

Sidoo kale waxa uu sheegay inaysan ka fal-celin doonin falalka afduubka ah ee ay qaadeen maleeshiyada qaraabada la’ah Ikraan Tahliil, islamarkaana ay diyaar u aheyn inay qeyb ka noqdaan colaad loo yeerinayo, sida uu hadalka u dhigay.

Ugu dambeyntiina waxa uu sheegay inay cadaalad rabaan, sida qoyska Ikraan Tahliil u rabaan, maadama uu ku doodayo in gabadh la qaraabo ah la dilay, kadib markii ay maleeshiyada qaraabada dhow yihiin Ikraan u gacan geliyeen Al-Shabaab.

Share this post


Link to post
Share on other sites
galbeedi   

This is what happens when you appoint a weak and unknown mid level clerk from the foreign NGO's  as a prime minister. From the day he was appointed until the Farmaajo instigated crises of April 2021,  gripped the the country,  Rooble has done nothing but watched from the sidelines. Now that the whole power is given to him he is wrecking the boat.

Rather than be a caretaker prime minister who should bring people together, he is creating more problems after another. The case of the Ikram Tahliil should be investigated without political interference. An intelligence officer abducted in the parking lot of NISA is a very sensitive case that shouldn't be in the public domain, yet this fool has immersed the case within the election and the delicate matter of the role of the lame duck president. Because of his stupid actions,  innocent Somalis are being  targeted in Hiiraan because they belong to the clans of the intelligence chief. 

Hawshii loo diray ma ahane hawlo kale ayuu faraha la galay. Lama joogo wakhtigii xiniinyaha lala soo baxayey. Dalkani doorasho in uu gaadhsiiyo ayaa laga rabaa, hase ahaatee wakhtigii ayuu sii dheeraysanaya.

It took him more than three months to resolve just to nominate the northern delegates between Cabdi Xaashi and Guuleed, yet he is flying around the world to make some friends for future political office.

Laba doqon oo aan is dhaamin ayaanu u gacan galnay. 

 

 

 

  • Like 1

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.